Page 1 of 2

Boqor raabi Yusuf cabdilahi arrested by Somaliland police.

Posted: Thu Jan 20, 2011 9:08 pm
by The_Emperior5
Ciidamadda Booliiska Somaliland ayaa maanta Xabsiga u taxaabay Boqor Raabi Yuusuf C/laahi
Hareysa(Waaheen) Ciidamadda Somaliland ayaa maanta Xabsiga u taxaabay Boqor Yuusuf C/laahi oo ka tirsaan Madax dhaqameedka Magaaladda Hargeysa.

Taliyaha Ciidanka Booliiska Somaliland Cilmi Rooble Furre ayaa xadhiga Boqorka ku tilmaamay inuu af-lagaadeeyay Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud ‘Siilaanyo’,kaasi oo uu ku Eedeeyay inuu yidhi ‘Madaxweynaha Somaliland tallo gacanta uguma jirto’e dad kale ayaa Maamula’.

mid ka mid ah Madax dhaqameedka Somaliland oo ka gaabsadaay inuu faahfaahin bixiyo oo aanu la xidhiidhnay isaga oo u fadhiya Shir ay koox Madax dhaqameedka Somaliland kaga tashanayeen wixii ay ka yeeli lahaayeen Xadhiga Boqorkaasi ayaa sheegay in xadhiga Boqorka loo maray sifo sharci darro ah danbi uu sameeyay oo ay ogyihiina aanu, waxaanu sheegay inaan Boqorka loo keenin Waaran qabashadiisa Sharciyaynaysa.

Boqor Raabi Yuusuf C/laahi waa Madax dhaqameed Aaraadiisu u badan tahay inuu naqdiyo Hab dhaqameedka uu u arko inay qaldan yihiin ee ay ku talaabsadaan Madaxda Somaliland isagoon aan marna ka gaban inuu aragtidiisaas ku gudbiyo Warbaahinta Dalka.

Re: Boqor raabi Yusuf cabdilahi arrested by Somaliland polic

Posted: Thu Jan 20, 2011 10:43 pm
by Goljano Lion
Boqor Raabi ma Ayuub baa?

Re: Boqor raabi Yusuf cabdilahi arrested by Somaliland polic

Posted: Thu Jan 20, 2011 10:50 pm
by Advo
‘Madaxweynaha Somaliland tallo gacanta uguma jirto’e dad kale ayaa Maamula’.

He spoke the truth, do you guys actually believe any Somali actually runs anything in Somalia north/west/central?

the only places we run is south ('baabs) iyo east (Pirates)

Re: Boqor raabi Yusuf cabdilahi arrested by Somaliland polic

Posted: Fri Jan 21, 2011 6:32 am
by Khalid Ali
Tallada sl. Gacantayada bay ku ku jirta no one else. Wala maraykan wala beesha calaamka

Re: Boqor raabi Yusuf cabdilahi arrested by Somaliland polic

Posted: Fri Jan 21, 2011 9:39 am
by hargaysaay
is not freedom of speech and expressing your ersonal idea part of somaliland democracy that mr silanyo promised during campaingns

Re: Boqor raabi Yusuf cabdilahi arrested by Somaliland polic

Posted: Fri Jan 21, 2011 9:55 am
by Mr_Alfaas
Goljano Lion wrote:Boqor Raabi ma Ayuub baa?
Maya sxb waa Ciidagale

Re: Boqor raabi Yusuf cabdilahi arrested by Somaliland polic

Posted: Fri Jan 21, 2011 12:29 pm
by Cali_Gaab
Taliyaha Cidanka booliska needs to get sacked ASAP. He has no grounds to arrest this man, legally and morally.

Re: Boqor raabi Yusuf cabdilahi arrested by Somaliland polic

Posted: Fri Jan 21, 2011 1:05 pm
by djibsomali
Cali_Gaab wrote:Taliyaha Cidanka booliska needs to get sacked ASAP. He has no grounds to arrest this man, legally and morally.

waar niinkaa jibril yonis maxaad ku hasaytaa??

Re: Boqor raabi Yusuf cabdilahi arrested by Somaliland polic

Posted: Fri Jan 21, 2011 1:06 pm
by Cali_Gaab
WTF is jibriil yoonis?

Re: Boqor raabi Yusuf cabdilahi arrested by Somaliland polic

Posted: Fri Jan 21, 2011 1:08 pm
by djibsomali
Cali_Gaab wrote:WTF is jibriil yoonis?
waa kuwii kuu wassi jiray!

Re: Boqor raabi Yusuf cabdilahi arrested by Somaliland polic

Posted: Fri Jan 21, 2011 1:11 pm
by Cali_Gaab
:lol: :lol: :lol: :lol:

War kaalay niinyo, maxaad afar iyo labaatan saacadood dadka la caydaa shi'ites ka ku dhalay futada ka wasse ?

Re: Boqor raabi Yusuf cabdilahi arrested by Somaliland polic

Posted: Fri Jan 21, 2011 1:13 pm
by djibsomali
Cali_Gaab wrote::lol: :lol: :lol: :lol:

War kaalay niinyo, maxaad afar iyo labaatan saacadood dadka la caydaa shi'ites ka ku dhalay futada ka wasse ?
haa nuucaago kaleeh

Re: Boqor raabi Yusuf cabdilahi arrested by Somaliland polic

Posted: Fri Jan 21, 2011 1:16 pm
by Cali_Gaab
Maxaad soo qortay hadda :lol:

Re: Boqor raabi Yusuf cabdilahi arrested by Somaliland polic

Posted: Fri Jan 21, 2011 1:31 pm
by Mr_Alfaas
Cali_Gaab wrote::lol: :lol: :lol: :lol:

War kaalay niinyo, maxaad afar iyo labaatan saacadood dadka la caydaa shi'ites ka ku dhalay futada ka wasse ?
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Re: Boqor raabi Yusuf cabdilahi arrested by Somaliland polic

Posted: Fri Jan 21, 2011 4:02 pm
by Cumar-Labasuul
Djibsomali

adigu wixii gadabuursi ahi ma difaacda