Lion Spotted in Celaal District of Saraar Region

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Lion Spotted in Celaal District of Saraar Region

Post by LiQaaye_TDH »

Image

libaax ayaa maanta la sheegay inuu ka gudbay jidka u dhaxeeya degmada ceelal oo xuduud laleh gobolka saaxil
iyo tuulada gunburo xaangeeyo oo dhamaantood 170km dhinaca waqooyi kaga beegan magaalada caynabo ee xarunta gobolka saraar.

sida ay shabakadaGabiley News u xaqiijiyeen dadweynaha deegaankaasi ayaa warku wuxuu intaasi ku daray in libaaxani oo lagu sheegay inuu ahaa hal xabo uu u xalay fiidkii soo dul maray deegaankaasi,isla markaana uga sii gudbay dhinacaa iyo xeebaha soomaliland oo ay degmada ceelal xad kula leedahay

sikastaba xaalku ahaadee libaaxan marayey ayaan la sheegin wax dhibaato ama waxyeelo ah oo uu geystay dadka iyo xoolaha deegamadasi walow ay jirto cabsi baahsan oo soo waajahaday dhamaanba dadweynaha deegamadaasi oo libaaxan ku tilmaamay iyagu markii hore mid fadhiisan cusub ka samaysanaya isla goobahani uu marayay

taasi oo markii danbena isu bedeshay inuu halkaasi ka ruqaansado soona celisay rajadii ay qabeen daweynahaasi ee ku aadanayd
inuu libaaxani ka gudbo.

hadaba sida la ogyahay maaha markii ugu horaysay ee uu libaaxyo noocan kale ah ay cabsi geliyaan dadka deegaanka
balse waxay arintani tahay mid ay libaaxyadani ay had iyo goor usocdaalaan dhinacaa iyo xeebaha somaliland iyogoo kasoo
hayaama dhankaa maamulka somalida ee ithopia ee kililka shanaad isla markaana miciin soo bida amanka yaala s/land
User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: Lion Spotted in Celaal District of Saraar Region

Post by Keyse_0208 »

Odaygii waran cade email ha loo diro, isagay is af yaqaanaan libaaxyadee :lol:
User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: Lion Spotted in Celaal District of Saraar Region

Post by Keyse_0208 »

Odaygii waran cade email ha loo diro, isagay is af yaqaanaan libaaxyadee :lol:
Cumar-Labasuul
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11028
Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm

Re: Lion Spotted in Celaal District of Saraar Region

Post by Cumar-Labasuul »

Keyse_0208 wrote:Odaygii waran cade email ha loo diro, isagay is af yaqaanaan libaaxyadee :lol:
Mu isna sameystay tv programme sidaa ninka cad ee new zealand: Somali Lion Man :lol:
User avatar
Madelina
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 953
Joined: Fri Jan 21, 2011 11:48 am
Location: My country is Somaliland, My Ethnicity is Somali and My Religion is Islam ;-)

Re: Lion Spotted in Celaal District of Saraar Region

Post by Madelina »

I thought lions were instinct from Somaliland besides it's only one lion why all the fuss? Anyways the little I know about these animals is from the Discovery Channele and it said they hunt in packs and usually stay away from humans unless they feel threatened...(talow ma abaartan la shegayo ba libaaxan yar ku qasabtay inu humanska ka so ag dhawado??)

I agree with Keyse our very own Lion-Whisperer aka Warancade should be deployed and tell this lion to go back to melihi u ka yimi.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”