Page 1 of 2

Usama Bin Laden oo Caana Boodhe ku Xanuunsadey

Posted: Fri Jan 21, 2011 11:45 pm
by ToughGong
Image


Re: Usama Bin Laden oo Caana Boodhe ku Xanuunsadey

Posted: Sat Jan 22, 2011 12:04 am
by Faranacab
war waa reer jigjigadkii waalnaa..... :lol: :lol:

Re: Usama Bin Laden oo Caana Boodhe ku Xanuunsadey

Posted: Sat Jan 22, 2011 12:06 am
by Shift
:lol: :lol: :lol:
Horta kaaley somaalida xaasid badnaa,instead of rushing this man to a hospital they went and got a camcorder.

Re: Usama Bin Laden oo Caana Boodhe ku Xanuunsadey

Posted: Sat Jan 22, 2011 12:08 am
by ToughGong
Shift wrote::lol: :lol: :lol:
Horta kaaley somaalida xaasid badnaa,instead of rushing this man to a hospital they went and got a camcorder.
What do you mean hospital.I'd get him his own show on tv,if it was up to me

Re: Usama Bin Laden oo Caana Boodhe ku Xanuunsadey

Posted: Sat Jan 22, 2011 12:12 am
by Faranacab
llol @ his own show on tv..

shift, waalida ayaa caadi iska noqotay...wax fayow oo funny ah lama arko.. :lol: :lol:

Re: Usama Bin Laden oo Caana Boodhe ku Xanuunsadey

Posted: Sat Jan 22, 2011 12:16 am
by Shift
Faranacab,

Waan arkaa,waa aduun madaxa ku socda :lol:

Re: Usama Bin Laden oo Caana Boodhe ku Xanuunsadey

Posted: Sat Jan 22, 2011 12:20 am
by LivingToSucceed
:shock: .@ 1:40 to 2:00 .


if i could ever see this guy in a real talking and laughing like this, i think i would have run for my life.



balayo la af xumow dheh.

Re: Usama Bin Laden oo Caana Boodhe ku Xanuunsadey

Posted: Sat Jan 22, 2011 12:23 am
by Faranacab
shift, waa la is dhex socdaa mar la kala baxo'ba .... :lol: :lol:

living, ninka maxaa ka rabtaa....miyaad ka heshay... :lol:

Re: Usama Bin Laden oo Caana Boodhe ku Xanuunsadey

Posted: Sat Jan 22, 2011 12:27 am
by LivingToSucceed
Faranacab wrote:
living, ninka maxaa ka rabtaa....miyaad ka heshay... :lol:
:D maya. Allahayow ana ka hellin....

Re: Usama Bin Laden oo Caana Boodhe ku Xanuunsadey

Posted: Sat Jan 22, 2011 12:36 am
by Faranacab
LivingToSucceed wrote:
Faranacab wrote:
living, ninka maxaa ka rabtaa....miyaad ka heshay... :lol:
:D maya. Allahayow ana ka hellin....
Don't forget the farah is famous, funny ...got lot of fans,, you could ship him to abroad...and run his shows like semeyer suggested... :lol:

Re: Usama Bin Laden oo Caana Boodhe ku Xanuunsadey

Posted: Sat Jan 22, 2011 12:37 am
by GacanSareeye
ilaahay jahanamo ha ka waraabiyo, if this guy was american, he would have his own show :lol: :lol:

Re: Usama Bin Laden oo Caana Boodhe ku Xanuunsadey

Posted: Sat Jan 22, 2011 12:39 am
by ToughGong
GacanSareeye wrote:ilaahay jahanamo ha ka waraabiyo, if this guy was american, he would have his own show :lol: :lol:
Ri ayuu sheegayaa hada :lol: :lol: :lol:

Re: Usama Bin Laden oo Caana Boodhe ku Xanuunsadey

Posted: Sat Jan 22, 2011 12:43 am
by GacanSareeye
the funniest shid condensed to less than 3 minutes :up: :lol: :lol: :lol:

Re: Usama Bin Laden oo Caana Boodhe ku Xanuunsadey

Posted: Sat Jan 22, 2011 12:49 am
by LivingToSucceed
Faranacab wrote:
Don't forget the farah is famous, funny ...got lot of fans,, you could ship him to abroad...and run his shows like semeyer suggested... :lol:
:lol: :lol: :lol: :lol: inkar wayay waxada.

Re: Usama Bin Laden oo Caana Boodhe ku Xanuunsadey

Posted: Sat Jan 22, 2011 12:59 am
by ToughGong
Afar baabuur oo kaneeca ah oo ka baxay magaalada Gaalkcayo,gobolka Mudug
Ayaa mid ka mid ahi ku kharxay meel aan ka fogeeyn magaalada Dhuusamareeb
Ka dib markii askari kaneeca ahi ka fakadey qori loo yaqaano 2ga
:lol: :lol: :lol: