Madaxweynaha Qaranka oo La Kulmay Wefti Khaliiji

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Madaxweynaha Qaranka oo La Kulmay Wefti Khaliiji

Post by LiQaaye_TDH »

Image

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafti uu hor kacayo ganacsade u dhashay imaarada Ra’sul Kheyma.

Ganacsatada oo uu xubin ka ahaa ganacsadaha weyn ee Aljabiri ayaa waxa uu madaxweynuhu uga mahadnaqay socdaalkoodan, halka uu waftigu kala hadlay sidii loo sii xoojin lahaa xidhiidhka labada dal.

Sidaasna waxa lagu sheegay warsaxaafadeed uu ku saxeexan yahay afhayeenka madaxtooyada Md. Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), waxaanu u dhignaa sedan “Madaxweynaha JSL Mudane: AXMED MAXAMED MAXAMUUD (SIILAANYO) ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wefti Arrimo Ganacasi u socda oo uu Hogaaminaayo Sarkaal ka socda Imaarada Raasul Khayma.



Weftigan oo uu ka mid ahaa Ganacsadaha Al-jaabiri waxa ay madaxweynaha kala Hadleen sii xoojinta Xidhiidhka ganacsi ee u dhexeeya labada Dal ee Somaliland iyo Sucuudiga.



Madaxweynuhu waxa uu Weftiga u sheegay sida ay Somaliland diyaarka ugu tahay Maal-gashiga Dalka Gudihiisa Gaar ahaan Ganacsiga Wershadaha IWM.

Madaxweynuhu waxa uu Xubnaha Weftiga uga Mahad celiyey Booqashada ay ku yimaadeen Dalka Somaliland.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Madaxweynaha Qaranka oo La Kulmay Wefti Khaliiji

Post by The_Emperior5 »

Image

Image

Image
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Madaxweynaha Qaranka oo La Kulmay Wefti Khaliiji

Post by The_Emperior5 »

i have noticed Siilaanyo administration wants to attrackt investors from the Arabian countries Kuwaiti delegation came few months ago last month the saudis. and now from the UAE.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Madaxweynaha Qaranka oo La Kulmay Wefti Khaliiji

Post by LiQaaye_TDH »

The_Emperior5 wrote:i have noticed Siilaanyo administration wants to attrackt investors from the Arabian countries Kuwaiti delegation came few months ago last month the saudis. and now from the UAE.
I think this is the best Idea, fock the European Countries they aint dong shid for africa, all this Arab Countries are investing in africa, insha allah they will also invest in somaliland soon...
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”