Page 1 of 1
Cuqaasha Gobolka Togdheer oo Xaaraan Ku Tilmaamay Labada Gol
Posted: Sat Jan 22, 2011 9:22 am
by Siciid85
Halkan Ka Daawo Cuqaasha Gobolka Togdheer oo Xaaraan Ku Tilmaamay Labada Gole Qaran Guurtida Iyo Wakiilada ee Sida Sharci Darada ah Isugu Kordhiyay Mudada iyo Mushaharka Madaxweynahana Ugu Baaqay Inuu Dalka Ku Dhaqo Distuurka iyo Diinta Islaamka.
Re: Cuqaasha Gobolka Togdheer oo Xaaraan Ku Tilmaamay Labada
Posted: Sat Jan 22, 2011 9:26 am
by Siciid85
Re: Cuqaasha Gobolka Togdheer oo Xaaraan Ku Tilmaamay Labada
Posted: Sat Jan 22, 2011 9:26 am
by The_Emperior5
Guurtida iyo golaha wakiilada 2010 sooti la kordhiye manay dhamaan cuqaasha togdheer wabay danbeyan loool
i support the sharia law part though
Re: Cuqaasha Gobolka Togdheer oo Xaaraan Ku Tilmaamay Labada
Posted: Sat Jan 22, 2011 9:29 am
by hargaysaay
cuqaasha toghder waa kuwa kaliya ee dhiiga leh cuqasha somaliland