Somaliland president recevies delegation from UAE (Pics)

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Coeus
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11709
Joined: Fri Nov 19, 2010 6:59 pm
Location: Assisting the Mujahideen in Galgala to free their region

Somaliland president recevies delegation from UAE (Pics)

Post by Coeus »

Madaxwayne Siilaanyo oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wafti ganacsato ah oo ka socday Imaarada Raasul khayma
22/01/11-War-Saxaafadeed


Madaxweynaha JSL Mudane: AXMED MAXAMED MAXAMUUD (SIILAANYO) ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wefti Arrimo Ganacasi u socda oo uu Hogaaminaayo Sarkaal ka socda Imaarada Raasul Khayma.


Weftigan oo uu ka mid ahaa Ganacsadaha Al-jaabiri waxa ay madaxweynaha kala Hadleen sii xoojinta Xidhiidhka ganacsi ee u dhexeeya labada Dal ee Somaliland iyo Sucuudiga.


Madaxweynuhu waxa uu Weftiga u sheegay sida ay Somaliland diyaarka ugu tahay Maal-gashiga Dalka Gudihiisa Gaar ahaan Ganacsiga Wershadaha IWM.

Madaxweynuhu waxa uu Xubnaha Weftiga uga Mahad celiyey Booqashada ay ku yimaadeen Dalka Somaliland.

Image

Image

Image
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Somaliland president recevies delegation from UAE (Pics)

Post by The_Emperior5 »

Somaliland president Axmed Maxammad Siilaanyo administration wants to attrackt investors from the Arabian countries Kuwaiti delegation came few months ago last month the saudis. and now from the UAE.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”