Page 1 of 1
Roobabkii Guga oo ka curtay Konfurta Somaliya
Posted: Sat Jan 22, 2011 11:38 am
by Kanada
Roobab mahiigaan ah ayaa maanta ka curtay inta gobalada dhaca Koonfurta iyo bartamaha dalka Somaliya, xilli abaaro xoogani ku dhufteen dalkeena Somaliya ayay roobabkii guga curteen.
Maanta duhurkii ayay seyma roobaad ah ka da’een ilaa iyo 6 degmo oo katirsan Gobolka Shabeelaha dhexe iyo tuulooyin farabadan, roobka oo socday muddo saacada ah ayaa ka curtay degmooyinka Jowhar,Mahaday,Aadan Yabaal,Warshiikh,Raaga Celle iyo tuulooyin badan.
Goob jooge ku sugan magaalada Jowhar ayaa shabakadda Allgedo Online Khadka taleefanka ugu sheegay in roobab lagu qaboowdsay ay gobolka ka da’een, sidoo kale roobab saacad socday ayaa ka da’ay degmada Galhareer ee gobolka G/gaduud iyo tuulooyinka hoos yimaad.
Roobabka ka da’ay Bartamaha iyo Koonfurta Somaliya ayaa lagu qiyaasay ilaa iyo LABA BAAC oo ay dadka reer miyiga ah ku cabirtaan dhumucda roobka, dhinaca kale Roobab aan sidaasi u weynayn ayaa galabta ka da’ay magaalada Baydhabo balse daruur iyo neecaaw roob ayaa cirka laga dareemayaa waxaana lafilayaa in saacadaha soo socda seymo roobab ah da’aan.
Curashada Roobka Guga ayaa kusoo aadaya waqti abaaro saameeyay dadka iyo duunyada ay ka jiraan dhamaanba gobolada dalka Soomaaliya, xiligii deyrta oo ay roobabku ka da’i jireen ayaa baaqday taasi oo abaaro keentay.
http://www.allgedo.com/2011/01/22/rooba ... -warbixin/
Re: Roobabkii Guga oo ka curtay Konfurta Somaliya
Posted: Sat Jan 22, 2011 11:45 am
by qoraxeey
buuro
since when do U read allgedo.com

Re: Roobabkii Guga oo ka curtay Konfurta Somaliya
Posted: Sat Jan 22, 2011 11:46 am
by Spursman
yaaa
Re: Roobabkii Guga oo ka curtay Konfurta Somaliya
Posted: Sat Jan 22, 2011 11:48 am
by Kanada
qoraxeey wrote:buuro
since when do U read allgedo.com

Don't pollute my threads Imbecile.
Re: Roobabkii Guga oo ka curtay Konfurta Somaliya
Posted: Sat Jan 22, 2011 11:52 am
by grandpakhalif
Kanada wrote:qoraxeey wrote:buuro
since when do U read allgedo.com

Don't pollute my threads Imbecile.

Re: Roobabkii Guga oo ka curtay Konfurta Somaliya
Posted: Sat Jan 22, 2011 11:56 am
by qoraxeey
Kanada wrote:qoraxeey wrote:buuro
since when do U read allgedo.com

Don't pollute my threads Imbecile.
Maxa tidhi walaalo

Re: Roobabkii Guga oo ka curtay Konfurta Somaliya
Posted: Sat Jan 22, 2011 12:33 pm
by udun
Maasha'Allah waa inaan Alle u mahad naqno raxmadaan uu ina siiyey oo qaboojisay dadka iyo duunyada ay abaartu ku haysay dhamaan gobolada Soomaaliya. Insha'Allaah roobabda da'ayaa waa saamayn doonaan geyiga ay Soomaalidu ka da'do Geeska Africa (Somali Republic, DJibouti, Ogaadeeniya, iyo Kenya). Aaamiin.
This is the best news that I heard since the last gu' rainy season in 2010. The entire Autumn (Deyr) season was missing and insha'Allah our people and our land will recieve more rains that will reduce the suffering that is caused by the draught. Aaamiin.
Re: Roobabkii Guga oo ka curtay Konfurta Somaliya
Posted: Sat Jan 22, 2011 12:34 pm
by Coeus
Re: Roobabkii Guga oo ka curtay Konfurta Somaliya
Posted: Sat Jan 22, 2011 12:36 pm
by abdisamad3
good news. allahu akbar

Re: Roobabkii Guga oo ka curtay Konfurta Somaliya
Posted: Sat Jan 22, 2011 12:38 pm
by muslim-man
It was much needed, alxamdulilah.
Re: Roobabkii Guga oo ka curtay Konfurta Somaliya
Posted: Sat Jan 22, 2011 12:45 pm
by Kanada
The rainy season hasn't even started, inshallah with hardship comes ease. This year is hopefully going to be a good year for Somalis inshallah.