

Moderators: Moderators, Junior Moderators
GacanSareeye wrote:waa UTFG (Unrecognized Transitional Federal Gobol)
Shift wrote:War bal u yara kaadi,dadka la iskuma wada qaado inadeer,from the looks of these guys wax wanaagsan ma wadaan i agree lakiin what country,ileen ninba waa calan mantee.
Mahadsanid.Even though i never heard of that place.Goljano Lion wrote:Shift wrote:War bal u yara kaadi,dadka la iskuma wada qaado inadeer,from the looks of these guys wax wanaagsan ma wadaan i agree lakiin what country,ileen ninba waa calan mantee.
Madaxweynaha JSL ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wefti Arrimo Ganacasi u socda oo uu Hogaaminaayo Sarkaal ka socda Imaarada Raasul Khayma.
Madaxweynaha JSL Mudane: AXMED MAXAMED MAXAMUUD (SIILAANYO) ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wefti Arrimo Ganacasi u socda oo uu Hogaaminaayo Sarkaal ka socda Imaarada Raasul Khayma.
Weftigan oo uu ka mid ahaa Ganacsadaha Al-jaabiri waxa ay madaxweynaha kala Hadleen sii xoojinta Xidhiidhka ganacsi ee u dhexeeya Somaliland iyo khaliijka.
Madaxweynuhu waxa uu Weftiga u sheegay sida ay Somaliland diyaarka ugu tahay Maal-gashiga Dalka Gudihiisa Gaar ahaan Ganacsiga Wershadaha IWM.
Madaxweynuhu waxa uu Xubnaha Weftiga uga Mahad celiyey Booqashada ay ku yimaadeen Dalka Somaliland
Shift wrote:Mahadsanid.Even though i never heard of that place.Goljano Lion wrote:Shift wrote:War bal u yara kaadi,dadka la iskuma wada qaado inadeer,from the looks of these guys wax wanaagsan ma wadaan i agree lakiin what country,ileen ninba waa calan mantee.
Madaxweynaha JSL ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wefti Arrimo Ganacasi u socda oo uu Hogaaminaayo Sarkaal ka socda Imaarada Raasul Khayma.
Madaxweynaha JSL Mudane: AXMED MAXAMED MAXAMUUD (SIILAANYO) ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wefti Arrimo Ganacasi u socda oo uu Hogaaminaayo Sarkaal ka socda Imaarada Raasul Khayma.
Weftigan oo uu ka mid ahaa Ganacsadaha Al-jaabiri waxa ay madaxweynaha kala Hadleen sii xoojinta Xidhiidhka ganacsi ee u dhexeeya Somaliland iyo khaliijka.
Madaxweynuhu waxa uu Weftiga u sheegay sida ay Somaliland diyaarka ugu tahay Maal-gashiga Dalka Gudihiisa Gaar ahaan Ganacsiga Wershadaha IWM.
Madaxweynuhu waxa uu Xubnaha Weftiga uga Mahad celiyey Booqashada ay ku yimaadeen Dalka Somaliland
Carabta inadeer aniga kuwa madfaca iyo dayuuradaha bilaa pilot ka aha lala daba taagan yahay ayaan sharfaa,kuwa gowska weyn ee noqday dameer malab dushii saaran yahy la ima tuso.Reer dabacayuun iyo ictiraaf maxaa kala heystaGacanSareeye wrote:shift, carabta ninkii hadba daga xarunta shidaalka waa iska amiirka meel habal iyo hebel, ninkaan Xoogaa habra ah oo raasul khayma dhaqa buu u yimid ileen ganacsi kama jira meeshaane, dadkii ictiraaf iyo marduuf beyba har iyo habeyn la jiifaane goormee bey soo jeedsan