Golaha Baraaruga Islaamka Iyo Shacabka Ogaadeeniya
Moderator: Moderators
- Shift
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1740
- Joined: Thu Nov 25, 2010 3:47 am
- Location: Allow Lakala Miiranyee Melez ha na raacin
Golaha Baraaruga Islaamka Iyo Shacabka Ogaadeeniya
WAR DEG DEG AH: Golaha Baraaruga Islaamka Iyo Shacabka Ogaadeeniya Oo Ku Mudaharaadaya Birri Ina Iley Iyo Al-Ictisaam (Meles Zanawi Down Ina Iley Down Al-Ictisaam Down Dabadhilifyada Itoobiya Down (Akhri Waarqda)
MINNEAPOLIS:- Golaha Baraaruga Islaamka ayaa waxaa xiriir la soo sameeyey Shacabka Soomaliyeed gaar ahaan Shacabka Ogaadeeniya ee Gumaysi diidka ah, waxayna Birri waagu markuu baryo wakhtiga Maraykanka Axad January 23,2011 ay isku diyaarinayaa Mudaharaad ay oga soo horjeedaan Abdi Mohamud Omar oo loo yaqaano ina Ilay iyo Saraakiil Itoobiyaana oo la socda sidoo kale Mudaharaadkaan ayaa waxaa looga soo horjeedaa wadaadada cadowga Itoobiya Umadda Soomaliyeed u hoosaasinaya ee Al-Ictisaam gaar ahaan shantii wadaad ee Soomali Galbeed ku dhiira galisay in ay Meles Zanawi isku dhiibaan.
Boorarka haldhigyada ku qoran ayaa noqon doona Ina Ilay Down Meles Zanawi Down Xasuuqa Shacabka Soomaliga Galbeed waan ka Gumanaynaa, Faroole Down Dabadhilif Down, Al-Ictisaamka Puntland Down, shantii wadaad Down Sh Umal Down Sh Shibile Down Sh C/raxmaan Sheekh Cumar Down, Shaafici Down, Sh Xasan Ashkir Down, Sharif Sheekh Axmed Down Bashir Axmed Salaad Down, Al-Ictisaam Down Sh Axmed C/samad Down Sh Abu Xasaan Down, Ibraahim Dheere Down, C/rashiid Aabi Down.
DABADHILIFYADA ITOOBIYA DOWN Uganda iyo Burundi Ciidamada Shisheeye out of Soomaliya Sharif Axmed Down Dabadhilif Down Horjoogayaasha dabadhilifyada ah ee Masaajidkeena Abuubakar Sadiiq Down Fadlan Mudaharaadka ka soo qayb galay waa diyaar dhammaan erayadaas oo boorar waaweyn lagu qoray, waxaa mudaharaadka soo qaban qaabiyey Jaaliyadda Ogaadeeniya ee Dalka Maraykanka Dagan oo ka yimid dhammaan Gobolada Maraykanka iyo Canada.
Birri Axadda wakhtigu waa 12:00PM ilaa 6:00Pm ayuu soconayaa Mudaharaadku wuxuuna ka dhacayaa Down Town Minneapolis gaar ahaan Hotelka dabadhlif ina Ilay uu dagan yahay ee Marriott City Center ciwaanka ka eeg waraaqda fadlan xasuuqa Bhuko iyo Meles Zanawi ay shacabka Soomaliyeed kuwadaan haddii aad ka xuntahay soo xaadir, Golaha Baraaruga Islaamku si kal iyo laaba ayey oga qayb galayaan Mudaharaadkaan, sidoo kale warbaahinta islaamigaa ayaa Boorarkooda lagu dhajinaya wadooyinka mudaharaadku ka dhacayo SOMALIMEMO.NET AMIIRNUUR.COM SOMALIMIDNIMO.COM waa kulan xiisa badan fadlan ka soo qayb gal.
http://www.somalimidnimo.com

- afisoone
- SomaliNet Super
- Posts: 5509
- Joined: Wed Jul 22, 2009 9:46 pm
- Location: We all want to become president even though Amisom controls Mogadishu
Re: Golaha Baraaruga Islaamka Iyo Shacabka Ogaadeeniya
Shift wrote:WAR DEG DEG AH: Golaha Baraaruga Islaamka Iyo Shacabka Ogaadeeniya Oo Ku Mudaharaadaya Birri Ina Iley Iyo Al-Ictisaam (Meles Zanawi Down Ina Iley Down Al-Ictisaam Down Dabadhilifyada Itoobiya Down (Akhri Waarqda)
MINNEAPOLIS:- Golaha Baraaruga Islaamka ayaa waxaa xiriir la soo sameeyey Shacabka Soomaliyeed gaar ahaan Shacabka Ogaadeeniya ee Gumaysi diidka ah, waxayna Birri waagu markuu baryo wakhtiga Maraykanka Axad January 23,2011 ay isku diyaarinayaa Mudaharaad ay oga soo horjeedaan Abdi Mohamud Omar oo loo yaqaano ina Ilay iyo Saraakiil Itoobiyaana oo la socda sidoo kale Mudaharaadkaan ayaa waxaa looga soo horjeedaa wadaadada cadowga Itoobiya Umadda Soomaliyeed u hoosaasinaya ee Al-Ictisaam gaar ahaan shantii wadaad ee Soomali Galbeed ku dhiira galisay in ay Meles Zanawi isku dhiibaan.
Boorarka haldhigyada ku qoran ayaa noqon doona Ina Ilay Down Meles Zanawi Down Xasuuqa Shacabka Soomaliga Galbeed waan ka Gumanaynaa, Faroole Down Dabadhilif Down, Al-Ictisaamka Puntland Down, shantii wadaad Down Sh Umal Down Sh Shibile Down Sh C/raxmaan Sheekh Cumar Down, Shaafici Down, Sh Xasan Ashkir Down, Sharif Sheekh Axmed Down Bashir Axmed Salaad Down, Al-Ictisaam Down Sh Axmed C/samad Down Sh Abu Xasaan Down, Ibraahim Dheere Down, C/rashiid Aabi Down.
DABADHILIFYADA ITOOBIYA DOWN Uganda iyo Burundi Ciidamada Shisheeye out of Soomaliya Sharif Axmed Down Dabadhilif Down Horjoogayaasha dabadhilifyada ah ee Masaajidkeena Abuubakar Sadiiq Down Fadlan Mudaharaadka ka soo qayb galay waa diyaar dhammaan erayadaas oo boorar waaweyn lagu qoray, waxaa mudaharaadka soo qaban qaabiyey Jaaliyadda Ogaadeeniya ee Dalka Maraykanka Dagan oo ka yimid dhammaan Gobolada Maraykanka iyo Canada.
Birri Axadda wakhtigu waa 12:00PM ilaa 6:00Pm ayuu soconayaa Mudaharaadku wuxuuna ka dhacayaa Down Town Minneapolis gaar ahaan Hotelka dabadhlif ina Ilay uu dagan yahay ee Marriott City Center ciwaanka ka eeg waraaqda fadlan xasuuqa Bhuko iyo Meles Zanawi ay shacabka Soomaliyeed kuwadaan haddii aad ka xuntahay soo xaadir, Golaha Baraaruga Islaamku si kal iyo laaba ayey oga qayb galayaan Mudaharaadkaan, sidoo kale warbaahinta islaamigaa ayaa Boorarkooda lagu dhajinaya wadooyinka mudaharaadku ka dhacayo SOMALIMEMO.NET AMIIRNUUR.COM SOMALIMIDNIMO.COM waa kulan xiisa badan fadlan ka soo qayb gal.
http://www.somalimidnimo.com

- GacanSareeye
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1410
- Joined: Fri Jan 15, 2010 8:39 pm
- Location: Minnogadishu
Re: Golaha Baraaruga Islaamka Iyo Shacabka Ogaadeeniya
somalimidnimo.com, war ragaani waa the most extremist individuals and the most anti-somali site every established, it is more dangerous then the defunct usc and the hutu think tank hawiyeunity.com, it is more debilitating than dalabaays darood rants, this guys hate the essence of it means to be somali; they despise the maro, garbasaar, goorgarada, macawis, uunsi, odayaasha, garta geedka, caweyska, wararka, shukaansiga, sports-ka. they are essentially the only site that escapes the finger tips of agencies because it is located/run by a genius somalia that has got them on their game and cut authorities off guard by using the freedom acts/speeches that lets gays have sites and rednecks/republics space to rant. using this site to promote a mudaaharad is very risky, and some of the photos taken might turn into mug shots.
war ragaan iska ilaaliya oo culumadii iyo islaamkii meel ey ka galaan waayay, waxa ey wadaan iyo howshoodu baraka ma laha

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4228
- Joined: Tue Feb 10, 2009 9:48 pm
- Location: telling Siilaanyo's daughter ictiraaf bed time stories
Re: Golaha Baraaruga Islaamka Iyo Shacabka Ogaadeeniya
Shift wrote: Boorarka haldhigyada ku qoran ayaa noqon doona Ina Ilay Down Meles Zanawi Down Xasuuqa Shacabka Soomaliga Galbeed waan ka Gumanaynaa, Faroole Down Dabadhilif Down, Al-Ictisaamka Puntland Down, shantii wadaad Down Sh Umal Down Sh Shibile Down Sh C/raxmaan Sheekh Cumar Down, Shaafici Down, Sh Xasan Ashkir Down, Sharif Sheekh Axmed Down Bashir Axmed Salaad Down, Al-Ictisaam Down Sh Axmed C/samad Down Sh Abu Xasaan Down, Ibraahim Dheere Down, C/rashiid Aabi Down.
DABADHILIFYADA ITOOBIYA DOWN Uganda iyo Burundi Ciidamada Shisheeye out of Soomaliya Sharif Axmed Down Dabadhilif Down Horjoogayaasha dabadhilifyada ah ee Masaajidkeena Abuubakar Sadiiq Down Fadlan Mudaharaadka ka soo qayb galay waa diyaar dhammaan erayadaas oo boorar waaweyn lagu qoray, waxaa mudaharaadka soo qaban qaabiyey Jaaliyadda Ogaadeeniya ee Dalka Maraykanka Dagan oo ka yimid dhammaan Gobolada Maraykanka iyo Canada.
http://www.somalimidnimo.com

war waxan(the article) yaa soo qoray inadeer,it reminds me of riwaayadii sangub u islantisa ku mudaharaadi jiray oo uu odhan jiray "jimmi dhown,dhaqan xumo dhown,shopping xunto dhown"

horto cajalkii aan kaa sugayey ma soo baxay ?

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4228
- Joined: Tue Feb 10, 2009 9:48 pm
- Location: telling Siilaanyo's daughter ictiraaf bed time stories
Re: Golaha Baraaruga Islaamka Iyo Shacabka Ogaadeeniya
waryee sareeye,soo adiga laftaada rant-gareenaya maaha.talow ma sheikh cabirahman sheikh cumarka la yedhi "dhown" baad ka cadhotay ?GacanSareeye wrote:somalimidnimo.com, war ragaani waa the most extremist individuals and the most anti-somali site every established, it is more dangerous then the defunct usc and the hutu think tank hawiyeunity.com, it is more debilitating than dalabaays darood rants, this guys hate the essence of it means to be somali; they despise the maro, garbasaar, goorgarada, macawis, uunsi, odayaasha, garta geedka, caweyska, wararka, shukaansiga, sports-ka. they are essentially the only site that escapes the finger tips of agencies because it is located/run by a genius somalia that has got them on their game and cut authorities off guard by using the freedom acts/speeches that lets gays have sites and rednecks/republics space to rant. using this site to promote a mudaaharad is very risky, and some of the photos taken might turn into mug shots.
war ragaan iska ilaaliya oo culumadii iyo islaamkii meel ey ka galaan waayay, waxa ey wadaan iyo howshoodu baraka ma laha

- Shift
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1740
- Joined: Thu Nov 25, 2010 3:47 am
- Location: Allow Lakala Miiranyee Melez ha na raacin
Re: Golaha Baraaruga Islaamka Iyo Shacabka Ogaadeeniya
samadoon-waaxid wrote:Shift wrote: Boorarka haldhigyada ku qoran ayaa noqon doona Ina Ilay Down Meles Zanawi Down Xasuuqa Shacabka Soomaliga Galbeed waan ka Gumanaynaa, Faroole Down Dabadhilif Down, Al-Ictisaamka Puntland Down, shantii wadaad Down Sh Umal Down Sh Shibile Down Sh C/raxmaan Sheekh Cumar Down, Shaafici Down, Sh Xasan Ashkir Down, Sharif Sheekh Axmed Down Bashir Axmed Salaad Down, Al-Ictisaam Down Sh Axmed C/samad Down Sh Abu Xasaan Down, Ibraahim Dheere Down, C/rashiid Aabi Down.
DABADHILIFYADA ITOOBIYA DOWN Uganda iyo Burundi Ciidamada Shisheeye out of Soomaliya Sharif Axmed Down Dabadhilif Down Horjoogayaasha dabadhilifyada ah ee Masaajidkeena Abuubakar Sadiiq Down Fadlan Mudaharaadka ka soo qayb galay waa diyaar dhammaan erayadaas oo boorar waaweyn lagu qoray, waxaa mudaharaadka soo qaban qaabiyey Jaaliyadda Ogaadeeniya ee Dalka Maraykanka Dagan oo ka yimid dhammaan Gobolada Maraykanka iyo Canada.
http://www.somalimidnimo.com![]()
![]()
![]()
![]()
war waxan(the article) yaa soo qoray inadeer,it reminds me of riwaayadii sangub u islantisa ku mudaharaadi jiray oo uu odhan jiray "jimmi dhown,dhaqan xumo dhown,shopping xunto dhown"![]()
horto cajalkii aan kaa sugayey ma soo baxay ?

Inadeer ninba tiisa,ragaan isku safka aheen iyo geesiyaashi JWXO hadeey finaly isku si wax u arkeen igama qasna ee ha iga qasin

- GacanSareeye
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1410
- Joined: Fri Jan 15, 2010 8:39 pm
- Location: Minnogadishu
Re: Golaha Baraaruga Islaamka Iyo Shacabka Ogaadeeniya
samadoon-waaxid wrote:
war waxan(the article) yaa soo qoray inadeer,it reminds me of riwaayadii sangub u islantisa ku mudaharaadi jiray oo uu odhan jiray "jimmi dhown,dhaqan xumo dhown,shopping xunto dhown"![]()
horto cajalkii aan kaa sugayey ma soo baxay ?

dad masaakiin ah baa la iska xirayaa, bal ninkaan website-ka iska leh hadeer ka hor buu live debate waxa uu la galay ninka suufiyada minneapolis horjoogaha u ah, qof qabtana ma laha, i wonder if all those al fataaniin are cia agents started by our own qoraxeey has any credence after

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4228
- Joined: Tue Feb 10, 2009 9:48 pm
- Location: telling Siilaanyo's daughter ictiraaf bed time stories
Re: Golaha Baraaruga Islaamka Iyo Shacabka Ogaadeeniya
shift:
I see you having fun with it man,marqaagaa muufada ku jira.kolay anigu halganka waan taagersanahay.indeed,salku waa dhanaan
gacansareeye:are you talking about the debate the took place in MN somalitv? that dude looked young as I remember,in the name of Abdi wali or something like that

gacansareeye:are you talking about the debate the took place in MN somalitv? that dude looked young as I remember,in the name of Abdi wali or something like that
- GacanSareeye
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1410
- Joined: Fri Jan 15, 2010 8:39 pm
- Location: Minnogadishu
Re: Golaha Baraaruga Islaamka Iyo Shacabka Ogaadeeniya
shift, waxaa la yira meesha waxa isku hardinaya dabaqoodhi iyo dabaonlf, oo labadaba walaal ah, at end who wins, who loses. why are you guys decimating each other when you still havent met the real enemy both real the real (xabashi) and the real 2 (eydoor). besides, soomali maantay iyo inta aan u jeedno dadkaas xabashida ah baa masuul looga dhigay, i think you guys have an opportunity since you speak the language of the master and reside with him, why not rule your territories and that of somalia indirectly, iga daa hadii aan hadalka sii badiyo neynaastii xumeyd baa igu soo dhicine 
samadoon, goormee baa fbi shaqa ka heshay

samadoon, goormee baa fbi shaqa ka heshay

- Shift
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1740
- Joined: Thu Nov 25, 2010 3:47 am
- Location: Allow Lakala Miiranyee Melez ha na raacin
Re: Golaha Baraaruga Islaamka Iyo Shacabka Ogaadeeniya
Any day that i can kill couple of birds with one stone is a good day indeedsamadoon-waaxid wrote:shift:I see you having fun with it man,marqaagaa muufada ku jira.kolay anigu halganka waan taagersanahay.indeed,salku waa dhanaan
![]()
gacansareeye:are you talking about the debate the took place in MN somalitv? that dude looked young as I remember,in the name of Abdi wali or something like that

Gacan,what didnt you like about the debate? if you ask me mr dalboon tought the sufi a thing or two about islam.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4228
- Joined: Tue Feb 10, 2009 9:48 pm
- Location: telling Siilaanyo's daughter ictiraaf bed time stories
Re: Golaha Baraaruga Islaamka Iyo Shacabka Ogaadeeniya
gacan sareeye:I'm just interested in religous debates awowga la janeeye,maalin dhaweeto ayaan daawanayey
shift:dalboon came across as amateur debater,and missed countless opportunities to corner the sufi.i thought it was less than mediocre.

shift:dalboon came across as amateur debater,and missed countless opportunities to corner the sufi.i thought it was less than mediocre.
- Shift
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1740
- Joined: Thu Nov 25, 2010 3:47 am
- Location: Allow Lakala Miiranyee Melez ha na raacin
Re: Golaha Baraaruga Islaamka Iyo Shacabka Ogaadeeniya
Inadeer,mar ka hore dabaqoodhi iyo absame tol ma aha.We are unique amongst the somalis when it comes to dealing with our dabaqoodhi,we cut ties with them and never ever ever ever claim them as tol.Mida labaad,inadeer you are not informed,hardly do the dabaqoodhi face JWXO in battle.Actually they were created for that sole purpose but have failed in its infancy,the tigree are bleeding and bleeding heavy,in order to stop that bleeding and lighten the burden zenawi has employed IBRAHIM DHEERE/ICTISAAM and everyone else who will buy into his cries for help.Naaneysta koleeyba adaa bixiyee soo daaGacanSareeye wrote:shift, waxaa la yira meesha waxa isku hardinaya dabaqoodhi iyo dabaonlf, oo labadaba walaal ah, at end who wins, who loses. why are you guys decimating each other when you still havent met the real enemy both real the real (xabashi) and the real 2 (eydoor). besides, soomali maantay iyo inta aan u jeedno dadkaas xabashida ah baa masuul looga dhigay, i think you guys have an opportunity since you speak the language of the master and reside with him, why not rule your territories and that of somalia indirectly, iga daa hadii aan hadalka sii badiyo neynaastii xumeyd baa igu soo dhicine![]()

- GacanSareeye
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1410
- Joined: Fri Jan 15, 2010 8:39 pm
- Location: Minnogadishu
Re: Golaha Baraaruga Islaamka Iyo Shacabka Ogaadeeniya
shift/sama, nothing wrong with that particular debate, it was riveting and highly entertaining, it had our own xaayow, who always focks everything he touches, when he have open lines people curse him more than the topic on hand. as always, he really focked this up, not to mention his clear bias towards the younger abdi, god knows for what reason, it is not far from qabiil or sect affiliations. it was funny each guy brought 20 kitaabs they never used, and dalboon seemed like he couldnt even read them. but on my earlier post, i was alluded to how he freely roams around and at the same time promote this idiotic and gruesome ideas and culumo hunting that has already caused frictions, and i know soon fights, inside the masjid. you tell me the fitna that is greater than driving a wedge amongst the muminiins.
- Shift
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1740
- Joined: Thu Nov 25, 2010 3:47 am
- Location: Allow Lakala Miiranyee Melez ha na raacin
Re: Golaha Baraaruga Islaamka Iyo Shacabka Ogaadeeniya
Cadaaladu waa labiska gobta inadeer,dont take a harsh stand just becouse dalboon is chasing the old timers aroundsamadoon-waaxid wrote:gacan sareeye:I'm just interested in religous debates awowga la janeeye,maalin dhaweeto ayaan daawanayey![]()
shift:dalboon came across as amateur debater,and missed countless opportunities to corner the sufi.i thought it was less than mediocre.

- GacanSareeye
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1410
- Joined: Fri Jan 15, 2010 8:39 pm
- Location: Minnogadishu
Re: Golaha Baraaruga Islaamka Iyo Shacabka Ogaadeeniya
shift, dalboon runs that somalimidnimo site, right and he is from your side of the woods
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 11 Replies
- 39 Views
-
Last post by Shift
-
- 72 Replies
- 2748 Views
-
Last post by tightrope
-
- 6 Replies
- 593 Views
-
Last post by fagash_killer
-
- 0 Replies
- 619 Views
-
Last post by Strategic
-
- 2 Replies
- 473 Views
-
Last post by Queen_Arawello
-
- 1 Replies
- 1581 Views
-
Last post by Queen_Arawello
-
- 4 Replies
- 637 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 4 Replies
- 25 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 14 Replies
- 1506 Views
-
Last post by ina aadan
-
- 3 Replies
- 550 Views
-
Last post by KeligiiJabhad