Page 1 of 1

Mogadisho mayor of wadjir district wants Amisom bantus out

Posted: Sun Jan 23, 2011 12:55 pm
by The_Emperior5
Axmed Daaci : Amisom Waxqabad hala Yimaadan ama dalka haka baxaan
Gudoomiyaha degmada Wadjir ee dowlada KMG Somalia Axmed Xasan Cadow (Axmed Daaci) ayaa ugu baaqay ciidamada nabad ilaalinta Midowga Africa ee ku sugan Muqdisho in ay si wanaagsan wax uga qabtaan amaanka ama ay dalka isaga baxaan.

Axmed Daaci oo galabta shir jaraa'id ku qabtay Muqdisho ayaa ku tilmaamay ciidamada AMISOM in aysan daacad ka aheyn dagaalka ay kula jirto kooxaha kasoo horjeedo dowlada iyo iyaga isaga oo arrintaasina sababeeyey.

"Waxaan la yaabanahay Taangi ay wataan AMISOM ayaa waxaa lagu soo ridayaa qori AK4 ah ama PKM markaasuu kasoo laabanayaa, AMISOM daacad kama ahan dagaalka, hadii aysan rabin an ay wax u qabayo shacabka Soomaaliyeed ha isaga laabtaano dalakooda Uganda iyo Burundi" ayu yiri Axmed Daaci.

Mr Daaci ayaa dhinaca kale ku eedeeyey dowlada KMG Somaliya in aysan waxba kusoo kordhin dalka isaga oo si gaar ah farta ugu fiiqay ra'isulwasaaraha Soomaaliya.

"mas,uul kasto marka la magacaabo wuxuu balan qaadayaa in uu wax qabanaayo, xukumadan waxay balan qaaday in amaanka ay ku hagaajineyso 100 maalmood gudahood, hada waxay cuntay 60 maalmood aaway xeey qabatay" ayuu yiri Axmed Daaci.

Mas,uulkaan oo lagu xasuusto degmada Wadajir oo ah halka ugu nabadoon magaalada Muqdisho ayaa ugu ku eedeeyey hey'adaha gargaarka in aysan waxba u qaban dadka barakacayaasha ah ee ku nool Dharkeenley.

Waxa ku sifeeyey hey'adaha in aysan waxba u dhaamin Al Shabaab oo dadka abaaraha iyo gaajada heysato ka hor istaagay gargaarka, waxa uu dadka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay taageeraan walaalahood ku baahan dalka.

Re: Mogadisho mayor of wadjir district wants Amisom bantus

Posted: Sun Jan 23, 2011 12:57 pm
by The_Emperior5
finally some one who uses his brain :up:




Waxaan la yaabanahay Taangi ay wataan AMISOM ayaa waxaa lagu soo ridayaa qori AK4 ah ama PKM markaasuu kasoo laabanayaa, AMISOM daacad kama ahan dagaalka, hadii aysan rabin an ay wax u qabayo shacabka Soomaaliyeed ha isaga laabtaano dalakooda Uganda iyo Burundi" ayu yiri Axmed Daaci.

Re: Mogadisho mayor of wadjir district wants Amisom bantus

Posted: Sun Jan 23, 2011 12:58 pm
by abdisamad3
:lol:

Re: Mogadisho mayor of wadjir district wants Amisom bantus

Posted: Sun Jan 23, 2011 12:58 pm
by Coeus
Emperior want bantus out
Emperior wants al ashabab in
Emperior wants Somaliland to use this as excuse
Emperior wants recognition






































































































Emperior is dreaming :lol: :lol: :lol: :down:

Re: Mogadisho mayor of wadjir district wants Amisom bantus

Posted: Sun Jan 23, 2011 1:01 pm
by The_Emperior5
coeus anigu waxan raba culeyska laga qaado shacabka Somalida ku nool xammar why should bantus occupy their country

you want them to stay for what if the situation stays like this the next coming years maxaad so kordhisay :up:

Alshabaab can not be defeated by Amisom thats a fact , how do you think this pathatic TFG can stay in Somalia if they need thousands of foreign mercenaries

Re: Mogadisho mayor of wadjir district wants Amisom bantus

Posted: Sun Jan 23, 2011 1:06 pm
by abdisamad3
emperior if you was a very poor hungry guy and all the sudden found a goldmine would you close it down or continue to exploit it untill you empty it