Page 1 of 1

Geela yaa la Jooga?

Posted: Sun Jan 23, 2011 4:13 pm
by HooBariiska
Salaan Sare tolkaygoow, ka soo go'day laabtayda

maxaa meesha lagu hayaaa, yaa geela la jooga caawa??

Re: Geela yaa la Jooga?

Posted: Sun Jan 23, 2011 5:12 pm
by ina aadan
Wooooooooooy, annagaa la joognee maxaad dooni :D

Re: Geela yaa la Jooga?

Posted: Sun Jan 23, 2011 7:03 pm
by HooBariiska
ina aadan wrote:Wooooooooooy, annagaa la joognee maxaad dooni :D
:lol: :lol: DO u knw geelaygu Haro Digeed wuu gaadhi jiray, ilaa Nustariiiq

Inaa Aadanoow Dhulka maxaad ka taqaan? :mrgreen:

Re: Geela yaa la Jooga?

Posted: Sun Jan 23, 2011 7:12 pm
by ina aadan
War naga daa niyo geelinu haradigeed muuna iman waligiise.

Sxb si fiican ba u garanayaa waayo wa dhulkaan u dhashay, berigii xabashidu magaloyinka naga qixisay ee somaliyana xadka laga xidhay waa dhulkaaan ku baxsanay.

Adigu ma safar baad ku martay mise waa u dhawaatay.

Re: Geela yaa la Jooga?

Posted: Sun Jan 23, 2011 7:29 pm
by HooBariiska
ina aadan wrote:War naga daa niyo geelinu haradigeed muuna iman waligiise.

Sxb si fiican ba u garanayaa waayo wa dhulkaan u dhashay, berigii xabashidu magaloyinka naga qixisay ee somaliyana xadka laga xidhay waa dhulkaaan ku baxsanay.

Adigu ma safar baad ku martay mise waa u dhawaatay.

mayee dhulka waanu dagnaaa sxb, weliba jilaalalka galbeed ayaanu u dhaafnaa

i knw cidaad tahaye, bal adigaan rabaa inaan kaa maqlee bal ii sheeg :mrgreen:

Re: Geela yaa la Jooga?

Posted: Sun Jan 23, 2011 7:41 pm
by The_Emperior5
ina aadaan horta wa reer haaruun somaha

Re: Geela yaa la Jooga?

Posted: Sun Jan 23, 2011 7:47 pm
by ina aadan
Timacasow

Haradigeed,haraxagarey,haradaoolo,awaare, daroor, moholin, gashaamo, ilaa iyo buhoodle
wa dhulka somalidu ugu jeceshahay waan dhul wali hodana.

Em5
Haa

Re: Geela yaa la Jooga?

Posted: Sun Jan 23, 2011 8:07 pm
by The_Emperior5
ina aadan ma waxad tahay adigu reer dhagood mise baha xasssan mise reer kaamil mise reer cismaan maadoobe mise waxad tahay reer doolal

Re: Geela yaa la Jooga?

Posted: Sun Jan 23, 2011 8:09 pm
by HooBariiska
The_Emperior5 wrote:ina aadan ma waxad tahay adigu reer dhagood mise baha xasssan mise reer kaamil mise reer cismaan maxadoobe mise waxad tahay reer doolal


who the heck are those people?

Re: Geela yaa la Jooga?

Posted: Sun Jan 23, 2011 8:09 pm
by Siciid85
Timo_Case wrote:
The_Emperior5 wrote:ina aadan ma waxad tahay adigu reer dhagood mise baha xasssan mise reer kaamil mise reer cismaan maxadoobe mise waxad tahay reer doolal


who the heck are those people?


:lol: :lol:

Re: Geela yaa la Jooga?

Posted: Sun Jan 23, 2011 8:12 pm
by ina aadan
The_Emperior5 wrote:ina aadan ma waxad tahay adigu reer dhagood mise baha xasssan mise reer kaamil mise reer cismaan maxadoobe mise waxad tahay reer doolal
:)

Niyow jinbaad tahay ileen.
Sxb Doolal jiciir

Ninkii cidagale muxuu jidhi" makhtal oo jiciro galay iga dhimay". :D

Re: Geela yaa la Jooga?

Posted: Sun Jan 23, 2011 8:14 pm
by ina aadan
Timacase

Waxad na ledahay gelayagu haradigeed bu daqaa rerhanna garanmaayo, wax caqligala ma aha Niyow.

Re: Geela yaa la Jooga?

Posted: Sun Jan 23, 2011 8:15 pm
by The_Emperior5
ina aadaan waan gartay dee soo Suldaan iidoora ma ihey dadka waan kala aqaana :D

Re: Geela yaa la Jooga?

Posted: Sun Jan 23, 2011 8:24 pm
by ToughGong
ina aadan wrote:Wooooooooooy, annagaa la joognee maxaad dooni :D
:lol: :lol: :lol:

Re: Geela yaa la Jooga?

Posted: Mon Jan 24, 2011 5:42 am
by samadoon-waaxid
The_Emperior5 wrote:ina aadan ma waxad tahay adigu reer dhagood mise baha xasssan mise reer kaamil mise reer cismaan maadoobe mise waxad tahay reer doolal
:lol: :lol: :lol: :lol: