Boqor Raabi 5th Day in Prison and Muse Biixi Jokes

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Boqor Raabi 5th Day in Prison and Muse Biixi Jokes

Post by LiQaaye_TDH »

Waxaa wax Alle lagu mahadiyo ah in Xisbigii Kulmiye ee haraadka lu qabey hogaaminata dalku uu mudo kooban ku gawracey dimiquraadiyadii iyo xoriytal qawlkii muwaadaninta ee uu inta badan ku balan qaadi jirey in aaney dhici doonin in qofka muwaadinka ah fikirkaasa lagu maago.

Xisbiga Kulmiye waxa uu dadka ku maawelin jirey, waxaanu u hiilin doona xoriytal qawlka iyo in aan qofka muwaadinka ah lagu xidhin fikirkiisa uu wax kaga sheego maamulka talada dalka haya.

Ma fiicana in taariikhada lagu gabood falo, mana fiicna in shaley neefkii aad hilibkiisa xaaranta ku sheegi jirtey aad maanta tidhaahdo waa xalaale ha la cuno,.Waxaa masalada la mida xadhiga iyo cabudhinta uu maamulka Somaliland ku bilaabey mawaadininta reer Somaliland ee xaqa u leh iney fikirkooda ku muujiyaan qawl iyo qoraal labadaba.

Inkasta oo aaney ceeb ku aheyn maamul African ahi inuu qof muwaadana si hawl yar isaga xidho hadana waxaa suaali ka taagan tahey, Xisbiga Kulmiye ee imika haya talada dalka Somaliland muxuu ka odhan jirey marka la xidho Muwaadin reer Somaliland ah xiligii ay talada dalka banaanka ka joogeen joogeen.

Ma aha wax lala yabo in la xidho qof denbi galey, lakiin waxaa wax lala yaabo ah in qof meel ka hadley oo fikirkiisa cabirey si hawl yar xabsi loogu taxaabo, taasi waxa ay muujineysa in Xisbiga Kulmiye uu dadka been u sheegay oo ka baxey balanqaadyadii ay dadku ku soo bidhaansadeen.

Boqor Raabi Yusuf waxaa lagu xidhey hadal uu yidhi iyo dhaliilo uu soo jeediyey Maamulka hada ka jira Somaliland. Waxaa keliya ee waajib aheyd in hadalka Boqorka jawaabtiisu ay noqoto.

In hadii dhaliisha Boqor Raabi ay jirto uu maamulku dhaliisa saxo oo wax laga qabto arimaha uu Boqorku sheegay.

Hadii aaney dhaliisa Boqroka waxba ka jirina in laga dhigo hadal la iska yidhi.

waxaana ku waajiba masuuliyinta imika talada dalka haya iney iyagoo karaamdooda ilaalineya si bilaa shuurada ku sii daayaan Boqor Raabi Yusuf Cabdilahi.

Taariikhada dib milicso muxuu Xisbiga KULMIYE ka odhan jirey, xiligii Riyaale marka la xidho qof mawaadina. Ma jirto ceeb ka weyn in wixii shaley aad xumaanta ku sheegasay aad maanta wanaag ku sheegto.

Halkan hoose ka akhri qayladii reer KULMIYE ka qeylin jireen marka qof la xidho.

Alla mahad leh

Osman Omar Dool
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Boqor Raabi 5th Day in Prison and Muse Biixi Jokes

Post by Mr_Alfaas »

Mr. Langadhe, Free the young journalist of Waaheen Media group your people put him in jail for pursuing his duties as a media person. Your government is moving so fast that in certain areas you exceeded Riyaale in just six months! What a disappointment, what a shame!

:shock: :shock: :shock: :shock:
Last edited by Mr_Alfaas on Mon Jan 24, 2011 1:53 pm, edited 1 time in total.
User avatar
Madelina
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 953
Joined: Fri Jan 21, 2011 11:48 am
Location: My country is Somaliland, My Ethnicity is Somali and My Religion is Islam ;-)

Re: Boqor Raabi 5th Day in Prison and Muse Biixi Jokes

Post by Madelina »

I happen to think the the new goverment has done some amazing things in the short period they have been in power...FREE Education/ Increase in Salary for all the civil servants and the army, increase in Revenue...and that's only the first 6months, wait until you see the next 6 months... :mrgreen: :mrgreen:

As for the new Budget, according to sources the highest money is being allocated to the following 3 Ministries;Education, Health & Planning, finally big businesses such us Dallo, Dahabshiil and the big Telephone companies are being taxed & overall the new budget is 45% more than last year..

Things are looking good Shaydanka anu iska naarno..Ahmed Langadhana break ha la siiyo (Alfaas)
User avatar
Sakhraan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3346
Joined: Tue May 23, 2006 7:14 am
Location: Hornyville.

Re: Boqor Raabi 5th Day in Prison and Muse Biixi Jokes

Post by Sakhraan »

jailing journalists and traditional leaders.......this ain't the change we voted for :?
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: Boqor Raabi 5th Day in Prison and Muse Biixi Jokes

Post by Cali_Gaab »

Do not know why this has occured, this admin has a lot to answer for.
I'd like to see the individual who ordered his arrest to get sacked.
SLJOOFAY
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 419
Joined: Mon Aug 23, 2010 5:42 pm
Location: Somaliland my home

Re: Boqor Raabi 5th Day in Prison and Muse Biixi Jokes

Post by SLJOOFAY »

The country is broke because of the thieving parasites that used to run the place, Siilanyos government is giving back to the people and has done more for the people in the last 6 months than any of the last three presidents combined. These idiots that have been arrested are causing mischief and looking for ways to disrupt the process of raising the living conditions of the citizens by chatting constant shit. The president should introduce a new law instead of going to prison they should be given 50 lashes each in public.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Boqor Raabi 5th Day in Prison and Muse Biixi Jokes

Post by LiQaaye_TDH »

Boqor Raabi dont only deserve to get locked up but deserves Mandeera prison, his a somaliweyn supporter who is trying to talk shid about this Goverment :down: well done Goverment, and to the journalist their is boundaries, there is something called free speach in the country but at the same time, you have to be carefull of what you write...
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Boqor Raabi 5th Day in Prison and Muse Biixi Jokes

Post by Siciid85 »

Didn't Kulmiye use to complain about lack of freedom speech and arresting of journalists, elders etc when UDUB was in power? And now they are doing similar things .Hypocrites in the making.
User avatar
HooBariiska
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7692
Joined: Thu Apr 08, 2004 7:00 pm
Location: In My Ardaaa - Ballin' & Haasaawin'

Re: Boqor Raabi 5th Day in Prison and Muse Biixi Jokes

Post by HooBariiska »

liqaaye, whats the difference between boqor rabbi and buurmadoow

silaaanyo and kulmiye are slowly losing peoples confidence :down: :down: :down:
User avatar
Madelina
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 953
Joined: Fri Jan 21, 2011 11:48 am
Location: My country is Somaliland, My Ethnicity is Somali and My Religion is Islam ;-)

Re: Boqor Raabi 5th Day in Prison and Muse Biixi Jokes

Post by Madelina »

Timo_Case wrote:liqaaye, whats the difference between boqor rabbi and buurmadoow

silaaanyo and kulmiye are slowly losing peoples confidence :down: :down: :down:

Word has it there is a warant out for Buurmadow's arrest but it's lil more tricky to find this guy, he's hiding in the mountains, wana qof madow so he blends in very well with the rough terrain .. :mrgreen:

On a serious note, newspapers need to be made accountable for what they write and should be able to proof it once called to do so...they don't get a free pass just because they're journalists. Making up pure lies wa danbi, besides court ba xukumtay. And as for Raabi, wu af dheryahay and hates "dumarka iyo caruurta" so :clap: ..
User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

Re: Boqor Raabi 5th Day in Prison and Muse Biixi Jokes

Post by KyrieJama »

Free Boqor Raabi :up: Fuck that waheen journalist hutoo or whatever his name is let him rot in jail :up:
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Boqor Raabi 5th Day in Prison and Muse Biixi Jokes

Post by LiQaaye_TDH »

Madelina wrote:
Timo_Case wrote:liqaaye, whats the difference between boqor rabbi and buurmadoow

silaaanyo and kulmiye are slowly losing peoples confidence :down: :down: :down:

Word has it there is a warant out for Buurmadow's arrest but it's lil more tricky to find this guy, he's hiding in the mountains, wana qof madow so he blends in very well with the rough terrain .. :mrgreen:

On a serious note, newspapers need to be made accountable for what they write and should be able to proof it once called to do so...they don't get a free pass just because they're journalists. Making up pure lies wa danbi, besides court ba xukumtay. And as for Raabi, wu af dheryahay and hates "dumarka iyo caruurta" so :clap: ..
well said Madeline.... :clap: :clap: :clap:
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Boqor Raabi 5th Day in Prison and Muse Biixi Jokes

Post by LiQaaye_TDH »

Timo_Case wrote:liqaaye, whats the difference between boqor rabbi and buurmadoow

silaaanyo and kulmiye are slowly losing peoples confidence :down: :down: :down:
Timo case... im not Defending Boqor Buurmadow like some people like to defend the people from their Clans, The Goverment will arrest Buurmadow sooner or later..... and i really hope the Goverment locks them away in Mandeera for Years 8-)
User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

Re: Boqor Raabi 5th Day in Prison and Muse Biixi Jokes

Post by KyrieJama »

LiQaaye_TDH wrote:
Timo_Case wrote:liqaaye, whats the difference between boqor rabbi and buurmadoow

silaaanyo and kulmiye are slowly losing peoples confidence :down: :down: :down:
Timo case... im not Defending Boqor Buurmadow like some people like to defend the people from their Clans, The Goverment will arrest Buurmadow sooner or later..... and i really hope the Goverment locks them away in Mandeera for Years 8-)
Clan chiefs are untouchable bro, garad jama garad cali would never be arrested in Hargeisa or Garowe. He called Puntland Bintiland than landed in Bossaso a couple days later nobody can touch him. Free Boqor Rabbi :evil:
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Boqor Raabi 5th Day in Prison and Muse Biixi Jokes

Post by Siciid85 »

garad13. Boqor Rabbi was never a chosen Boqor to being with he was a business man few years back and crowned himself a Boqor when he got bit rich. :lol: Technically he is not a legimate Boqor but self proclaimed Boqor. That still doesn't give Xukumaada right to arrest him. He must be released as soon as possible.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”