The White house of Somalia, where real decisions are made...

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

The White house of Somalia, where real decisions are made...

Post by Somalian_Boqor »

International community can not, will not safe Sharif Hotel... Garowe wont budge

Image
^^^The White house of Somalia, where real decisions are made for the Nation.

GarooweAllpuntland)-Madaxweynaha Dawlada Puntland ee Soomaaliyeed Dr.Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud (Faroole) ayaa duhurnimadii maanta dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe ee caasimada dawlada Puntland kadib safar labo cisho qaatay oo uu ku tagay wadanka Jabuuti isagoo ka jawaabiyey casumaad rasmi ah oo uu ka helay Qaramada Midoobey xafiiskeeda Soomaaliya.

Madaxweyne Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed oo ay safarka ku wehelinayeen Sadex Wasiir oo xukuumadiisa & Saraakiil katirsan aqalka madaxtooyada ee Puntland ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Garoowe kusoo dhaweeyey madax badan oo katirsan dawlada Puntland & boqolaal shacab ah kuwaas oo uu uga mahadceliyey soo dhaweyntooda.

Madaxweynaha Dawlada Puntland oo aqalka madaxtooyada ee Garoowe warbaahinta kula hadlay ayaa sheegey in safarkii gaabnaa ee uu ku tagay dalka Jabuuti uu guul kusoo dhamaaday islamarkaasna ay is arkeen madax sarsare oo katirsan beesha caalamka gaar ahaana Igad,Midowga Afrika,Midowga Yurub,Maraykanka,madaxda Jabuuti & Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya oo isagu waftiga Puntland ku casumay dalka Jabuuti,waxaana uu sheegey inay u sharxeen go’aankii dawlada Puntland ee ay xiriirka ugu jartay xukuumada kumeel gaarka ah ee Soomaaliya.

Wuxuu madaxweynaha Puntland intaas kudaray in ay dawlada Puntland ku adkaysatay kana noqonaynin go’aankii ay qaadatay,wuxuuna mahadcelin balaaran u jeediyey shucuubta Puntland ee dal & dibadba joogta oo si isku mid ah u taageertay go’aanka xukuumadiisu ay qaadatay,waxaana uu sheegey intani ay muujinayso isku xirnaanshaha shacabka & dawlada. :clap:

Cabdiqani Xayir
User avatar
tightrope
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6581
Joined: Thu Jul 15, 2010 1:46 pm
Location: U MAD SOUTHIE?

Re: The White house of Somalia, where real decisions are mad

Post by tightrope »

:lol: :clap: :som: :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”