Page 1 of 1

Muuse Biixi "waa iska haddlow ina Iigare"

Posted: Mon Jan 24, 2011 5:57 pm
by Siciid85
MUSUQU WAA HABDHAQANKA AFRICA muuse biixi waa iska haddlow ina iigare,By: Omer Ibrahim


waxaan daba socdaa hadalkii muuse biixi ee ahaa waxaanu ilaalinaa dakhliga dawalada oo dadki ayaa naga cabanaya waxaan lee muuse biixi in aanay ku faanin wax qabadka maxamed xaashi wasiirka maaliyadda oo runtii xilkiisi ka soo baxay ilaa had oo yareeyey musuqa kastamada iyo cashuuraha bariga, ee waxaan muse iyo cidkasta waydinayaa halkay ku dhacaaan dhakhliga ka soo baxa goobahan.

1. dhakhliga dekeda ee laga madax banaaney wasiirka maaliyadda sow maaha mid musuq ku gala madaxtooyadda
2. dhakhliga ka soo baxa haamaha shidaalka berbera
3. mee heshiishkii aljaabiri sow isna maaha mid suuqa madow lagula jiro
4. lacagta adag ee lo’da laga qaado xagay gashaa sow lacagtaasina maaha mid musuq ku socota
5. mee heshiiiska alyaasir ama indho deero maxjar sow isna maaha magdhow doorashadii ah


muuse waxaan lee yahay waxaad ku faantaa wax kale ee ha odhan waxaa ilaalinaa dhakhliga dawladda.



http://oodweynenews.com/articles/45019- ... rahim.html