Page 1 of 3
Ciyaalka Xaafada Baar Ubax ama Xamar oo dhan so gala
Posted: Tue Jan 25, 2011 6:49 pm
by XimanJaale
Which shalleemo did you guys used to go to? Also which band did u used to like? Dur Dur, Iftin, Waaberi, Ilays, Shareero?
Re: Ciyaalka Xaafada Baar Ubax ama Xamar oo dhan so gala
Posted: Tue Jan 25, 2011 6:52 pm
by Cirwaaq
I have Zero memories before the age of 4 and i left the place aged 3

Re: Ciyaalka Xaafada Baar Ubax ama Xamar oo dhan so gala
Posted: Tue Jan 25, 2011 6:52 pm
by shiniile9
Waxaas waxba kama aqaan macalinka,nooh.

Re: Ciyaalka Xaafada Baar Ubax ama Xamar oo dhan so gala
Posted: Tue Jan 25, 2011 6:53 pm
by XimanJaale
Cirwaaq wrote:I have Zero memories before the age of 4 and i left the place aged 3

U missed, the beauty of Xamar

Re: Ciyaalka Xaafada Baar Ubax ama Xamar oo dhan so gala
Posted: Tue Jan 25, 2011 6:54 pm
by Executive
shalleemo Puntland

Re: Ciyaalka Xaafada Baar Ubax ama Xamar oo dhan so gala
Posted: Tue Jan 25, 2011 6:54 pm
by kambuli
Dadku waxay wada dhasheen...01/01/88

Re: Ciyaalka Xaafada Baar Ubax ama Xamar oo dhan so gala
Posted: Tue Jan 25, 2011 6:55 pm
by XimanJaale
shiniile9 wrote:Waxaas waxba kama aqaan macalinka,nooh.


Maxaad xasuusta marka? Liido beach mise Jaziro?
Re: Ciyaalka Xaafada Baar Ubax ama Xamar oo dhan so gala
Posted: Tue Jan 25, 2011 6:55 pm
by Cirwaaq
XimanJaale wrote:Cirwaaq wrote:I have Zero memories before the age of 4 and i left the place aged 3

U missed, the beauty of Xamar

I think it would hurt more if i had memories of the place, i was sparred the emotional trauma

i should feel blessed.
Re: Ciyaalka Xaafada Baar Ubax ama Xamar oo dhan so gala
Posted: Tue Jan 25, 2011 6:57 pm
by garoweboy
Re: Ciyaalka Xaafada Baar Ubax ama Xamar oo dhan so gala
Posted: Tue Jan 25, 2011 6:58 pm
by shiniile9

Maxaad xasuusta marka? Liido beach mise Jaziro?[/quote]

Iskool meey ahaayeen kuwaas liido iyo jaziro.
Re: Ciyaalka Xaafada Baar Ubax ama Xamar oo dhan so gala
Posted: Tue Jan 25, 2011 7:02 pm
by XimanJaale
kambuli wrote:Dadku waxay wada dhasheen...01/01/88


Dadku ma maatano baa? Meey d'a dooda qirtaan mise waa dhulka fiiri aniguna waan kula fiirsan.
Re: Ciyaalka Xaafada Baar Ubax ama Xamar oo dhan so gala
Posted: Tue Jan 25, 2011 7:03 pm
by garoweboy
XimanJaale wrote:kambuli wrote:Dadku waxay wada dhasheen...01/01/88


Dadku ma maatano baa? Meey d'a dooda qirtaan mise waa dhulka fiiri aniguna waan kula fiirsan.
Where you born before 1990

Re: Ciyaalka Xaafada Baar Ubax ama Xamar oo dhan so gala
Posted: Tue Jan 25, 2011 7:05 pm
by XimanJaale
shiniile9 wrote:

Iskool meey ahaayeen kuwaas liido iyo jaziro.

Maya, wa meshi aan gabdha taalyaniga ku fuduli ni jirnay. Ma xasuusa tiid miyaa?
Re: Ciyaalka Xaafada Baar Ubax ama Xamar oo dhan so gala
Posted: Tue Jan 25, 2011 7:09 pm
by ina aadan
Ciyalkaad shegaysid qixii bay go'een.
Re: Ciyaalka Xaafada Baar Ubax ama Xamar oo dhan so gala
Posted: Tue Jan 25, 2011 7:10 pm
by shiniile9