Reer Sool and Sanaag Supporting Farmaajo and condemn Faroole

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12578
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Reer Sool and Sanaag Supporting Farmaajo and condemn Faroole

Post by XimanJaale »

Banaanbax Lagu taageerayo Midnimada Somaliyeed oo ka dhacay Gobalada Sool iyo Sanaag. SAWIRRO

Waxgaradka, Cuqaasha iyo bulshada kasoo jeeda Gobollada Sool,Sanaag iyo Ceyn ayaa isugu yimaaday Banaan bax ballaaran oo ay ku taageerayaan Dowladda Federaalka Soomalaiya iyagoo cudurdaar ka bixiyay hadalkii dhawaan uu masuul ka tirsan Puntland uu ku aflagaadeeyay Madaxda Sare ee dowladda

Caaqi Cabdullaahi oo kamid ah waxgaradka kasoo jeeda Gobolka Sool oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in banaanbaxaasi oo dhacay maalintii shalay ay ujeedadiisu aheyd sidii loo wanaajin lahaa Soomaalinimada islamarkaasna looga soo horjeesan lahaa cid kasto ee Xumeyneysa magaca Soomalainimada.


Caaqil c/llaahi Kooreeye ayaa tilmaamay in maamulka Sool, Sanaag iyo Ceyn uu hoostago Dowladad federaalka KMg-ka ah ee Soomalaiya,isagoo hoosta ka xariiqay inay bilaabatay shaqadii rasmiga aheyd ee lagu yaqaanay Nidaamka federaalka, waxa uuna ku amaanay Madaxweynaha, R/Wasaaraha iyo Xubnaha labada Golev ee Dowladad dadaalka ay wadaan uu ku aadan nidaamka Federaalka ah.

Waxa ay bulshada kasoo jeedda Gobolaad Sool,Sanaag iyo Ceyn ay cudurdaar ka bixiyeen hadal kasoo yeeray Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland kaasoo uu ugu gafay Madaxda Soomalaiya,iyagoo ku tilmaamay hadalkaasi mid shaqsi ku kooban islamarkaasna aysan la qabin Ehellaada uu kasoo jeedo.
Ugu dambeyntii waxa uu caaqilku ugu baaqay Dhamaman qeybaha kala duwan ee maamul goboleedyada inay la shaqeeyaan Dowlada maadaama aysan jiri Karin maamul goboleeddyadaasi haddii uu burbur ku yimaado Dowladda.

Hadalakan kasoo baxay waxgaradka kasoo jeeda Gobolaad Sool,Sanaag iyo Ceyn ayaa soo baxaya xilli ay dhowaan maamul goboleedka puntland ku dhawaaqeen inay xiriirka u jareen Dowladad Soomalaiya ,iyagoo sheegay inay deegaannaad ay maamulaan aysan tagui Karin wax masuul ah oo ka tirsan Dowladad Soomalaiya.


:clap: Reer Sool and Sanaag always support Beesha Sade :up:


Image

Image

Image

Image

Image

Reer Puntland, enough with the faan iyo faatale, the rest of Harti are alongside beel weynte Sade, don't be the odd one out :!:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Reer Sool and Sanaag Supporting Farmaajo and condemn Far

Post by The_Emperior5 »

:lol: :lol: :lol: Been badana thats not sool or sanaag thats a section of buhoodle in the togdheer region near the border between Somaliland and Ethiopia. There were no anti faroole or pro faarmaajo demonstration in sool and sanaag
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Re: Reer Sool and Sanaag Supporting Farmaajo and condemn Far

Post by kambuli »

Shouldn't we all support the TFG? :? Middnimada Somaaliyeed waa Muqaddis :up: :lol:


Meesha waxa laga hadlayaa waa Qaranimada Somaaliyeed ee it has nothing to do with Farmaajo or Faroole..These are two individuals..and it is not about Sade or Harti...it is about Nationalism.. :up: I don't think it is wise to turn this issue into qabiil/shakhsi... etc
maxbol
Posts: 80
Joined: Fri Jan 21, 2011 5:57 pm

Re: Reer Sool and Sanaag Supporting Farmaajo and condemn Far

Post by maxbol »

kambuli wrote:Shouldn't we all support the TFG? :? Middnimada Somaaliyeed waa Muqaddis :up: :lol:


Meesha waxa laga hadlayaa waa Qaranimada Somaaliyeed ee it has nothing to do with Farmaajo or Faroole..These are two individuals..and it is not about Sade or Harti...it is about Nationalism.. :up: I don't think it is wise to turn this issue into qabiil/shakhsi... etc
Also Lelkase, Awrtable iyo dishiishle are supports to midnimo qaran and they are agaist Faroole and his bad attitude. :lol: :lol: :lol:
User avatar
gemini_snake
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1938
Joined: Mon Feb 11, 2008 12:12 pm
Location: staging an intervention @ liban ashkirs house

Re: Reer Sool and Sanaag Supporting Farmaajo and condemn Far

Post by gemini_snake »

what a joke :lol: :lol:
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: Reer Sool and Sanaag Supporting Farmaajo and condemn Far

Post by FBISOMALIA »

thats comes when someone put sade in charge :?
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”