Reer Sool and Sanaag Supporting Farmaajo and condemn Faroole
Posted: Wed Jan 26, 2011 7:54 am
Banaanbax Lagu taageerayo Midnimada Somaliyeed oo ka dhacay Gobalada Sool iyo Sanaag. SAWIRRO
Waxgaradka, Cuqaasha iyo bulshada kasoo jeeda Gobollada Sool,Sanaag iyo Ceyn ayaa isugu yimaaday Banaan bax ballaaran oo ay ku taageerayaan Dowladda Federaalka Soomalaiya iyagoo cudurdaar ka bixiyay hadalkii dhawaan uu masuul ka tirsan Puntland uu ku aflagaadeeyay Madaxda Sare ee dowladda
Caaqi Cabdullaahi oo kamid ah waxgaradka kasoo jeeda Gobolka Sool oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in banaanbaxaasi oo dhacay maalintii shalay ay ujeedadiisu aheyd sidii loo wanaajin lahaa Soomaalinimada islamarkaasna looga soo horjeesan lahaa cid kasto ee Xumeyneysa magaca Soomalainimada.
Caaqil c/llaahi Kooreeye ayaa tilmaamay in maamulka Sool, Sanaag iyo Ceyn uu hoostago Dowladad federaalka KMg-ka ah ee Soomalaiya,isagoo hoosta ka xariiqay inay bilaabatay shaqadii rasmiga aheyd ee lagu yaqaanay Nidaamka federaalka, waxa uuna ku amaanay Madaxweynaha, R/Wasaaraha iyo Xubnaha labada Golev ee Dowladad dadaalka ay wadaan uu ku aadan nidaamka Federaalka ah.
Waxa ay bulshada kasoo jeedda Gobolaad Sool,Sanaag iyo Ceyn ay cudurdaar ka bixiyeen hadal kasoo yeeray Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland kaasoo uu ugu gafay Madaxda Soomalaiya,iyagoo ku tilmaamay hadalkaasi mid shaqsi ku kooban islamarkaasna aysan la qabin Ehellaada uu kasoo jeedo.
Ugu dambeyntii waxa uu caaqilku ugu baaqay Dhamaman qeybaha kala duwan ee maamul goboleedyada inay la shaqeeyaan Dowlada maadaama aysan jiri Karin maamul goboleeddyadaasi haddii uu burbur ku yimaado Dowladda.
Hadalakan kasoo baxay waxgaradka kasoo jeeda Gobolaad Sool,Sanaag iyo Ceyn ayaa soo baxaya xilli ay dhowaan maamul goboleedka puntland ku dhawaaqeen inay xiriirka u jareen Dowladad Soomalaiya ,iyagoo sheegay inay deegaannaad ay maamulaan aysan tagui Karin wax masuul ah oo ka tirsan Dowladad Soomalaiya.
Reer Sool and Sanaag always support Beesha Sade 

Reer Puntland, enough with the faan iyo faatale, the rest of Harti are alongside beel weynte Sade, don't be the odd one out