talyaaniga iyo Formaajo sir culus!!

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

maxbol
Posts: 80
Joined: Fri Jan 21, 2011 5:57 pm

talyaaniga iyo Formaajo sir culus!!

Post by maxbol »

War baan idiin hayaa; Farmaajo muxuu ku soo aqriyey Talyaaniga??

Talyaanigu wuxuu u yeeray dhammaan quburada milateri ee Soomaalida oo uu hor kacayo wasiirka gaashaandhigga ee dowladda dhexe, wasiirka mar la waraystay wuxuu sheegay in booqashadooda ay ka dambayso ballan ay wana galeen dr. Formajo iyo mr. Berlusconi, sidaana looga yeeray ROME.

Sirta ka dambaysa waa hinaas uu talyaanigu ka maysayrsan yahay in Raysalwasaare Formajo uu yahay Somali- American, uuna cabsi badan ka qabaan intii saaxiibtinimada talyaaniga iyo soomaaliyya leekayd ay ka waynaan doonto saaxiibtinimadda Somalia iyo USA. inay wax idiinkaga baxeen baan u malayn; Sidaa darteed Mr. Silvio wuxuu Dr. Formajo u ballanqaaday inuu wax muuqda kala shaqaynaayo barnaamijkiisa 100ka maalmood xag dhaqaale yo xag milateriba. afna maahane waa action, waana bilaabatay.

UN INTERVISTA CON CORRIERE DELLA SERRA BERLUSCONI DISSE, QUESTA RAGGAZZO GUIDA A MOLTO CRIDIBILE GOVERNO, SOMALIA RISORCERA NE SONNO SECURO, SE NON COOPERIAMO, CE QUALCUNO DIETRO CHE LAVORA CON LORO. NON DOBBIAMO ASSOLUTAMENTE PERDERE NOSTRO RUOLO CON LA AMMICIZIA SOMALA.
maxbol
Posts: 80
Joined: Fri Jan 21, 2011 5:57 pm

Re: talyaaniga iyo Formaajo sir culus!!

Post by maxbol »

Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”