some picturesWafdigaan oo ka koobnaa madaxda hay'adaha QM ee ka shaqeeya Somalia kuwaasoo u fadhigoodu yahay wadanka Kenya ayaa booqasho labo maalmood ah ku yimid maaalinimadii shaley 25.01.2011 Puntland.
Saraakiishaan ka socotey hay'adaha QM ayaa waxaa hogaaminayey u qaybsanaha arrimaha bini'aadnimada Somalia Mark Bowden.
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiraxman Maxamad Maxamud Farole, ku-xigenkiisa Cabdisamad Cali Shire, xubno ka tirsan Xukuumada ayaa casho sharaf ugu sameeyey waftigaan oo ka koobnaa 13 xubnood Rugsan Square, goob ganacsi cusub oo laga furey magaalo madaxda Puntland ee Garowe.
Xubnahaan waftigaan oo ka koobnaa hay'adaha QM sida WFP, UNDP, WHO, FAO, UNHCR iyo UNICEF ayaa maanta 26.01.2011 shir balaaran oo lagu qabtey xarunta PDRC la galey Madaxweynaha Puntland, ku xigeenka Cabdisamad Cali Shire , Xukuumada iyo wakiilada hay'adaha aan dowliga aheyn kuwaasoo fadhigoodu yahay Garowe.
Kulankaan ayaa lagaga dhawaaqey qorshe cusub oo la yirahdo UNSAS [ United Nation Somali Assistant Strategy] kaasoo ay kuwada shaqeyn doonaan dowlada Puntland iyo hay'adaha QM ee tageera Somalia.
Dhamaadkii kulankan ayaa waxaa saxaafada la wada hadley madaxa wafdigaan Mark Bowden iyo Madaxweynaha Puntland Cabdiraxman Maxamad Farole kuwaasoo warbixin ka bixiyey qodobadii laga hadley.
Mark Bowden oo la hadlayey saxaafada ayaa aad u amaaney sida dowlada Puntland uga shaqeysay amniga iyo sida ay u maamushey misaaniyada [Public Finance] isagoo ku dhawaaqey in Puntland gaar ahaan magaalada Garowe QM hoos u dhigeen khatartii dhinaca amniga aheyd taasoo saamaxeysa in hay'adaha UN-ka xafiisyadooda laga furo Garowe.
Wafdi ka socda hay'daha QM oo booqdey Puntland
Moderator: Moderators
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super
- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Wafdi ka socda hay'daha QM oo booqdey Puntland
- damu
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3373
- Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
- Location: PL National Socialist Party
Re: Wafdi ka socda hay'daha QM oo booqdey Puntland

big up president faroole....doing great work
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super
- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: Wafdi ka socda hay'daha QM oo booqdey Puntland
indeed brodamu wrote:
big up president faroole....doing great work

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 4 Replies
- 988 Views
-
Last post by Bandit
-
- 0 Replies
- 393 Views
-
Last post by sheekh-Farax-zero
-
- 0 Replies
- 388 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 1 Replies
- 415 Views
-
Last post by gemini07
-
- 1 Replies
- 470 Views
-
Last post by vannessa
-
- 0 Replies
- 426 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 465 Views
-
Last post by CoolPoisoninthisbijj
-
- 0 Replies
- 691 Views
-
Last post by Adali
-
- 10 Replies
- 1182 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 0 Replies
- 275 Views
-
Last post by Hiiraan boy