Page 1 of 1

Galkayo football tournament concludes.

Posted: Thu Jan 27, 2011 8:51 am
by damu
Gaalkacyo (RBC Radio):- Waxaa magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug lagu soo gabagabeeyay tartan kubada cagta ah oo loo qabtey dhalinyarada ka yar da’da 17-ka sano.

Tartankani lagu soo gabagabeeyay magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa uu ka socday Garoonka kubada cagta ee GECPD waxaana ku tartamayey 16 kooxood oo ka socda kooxaha heerarka labaad iyo saddexaad.
Image


Image

Waxaa tartankani soo agaasimay Hoyga Horumarinta Isboortiga Puntimg]land oo wakiilo ka socda ay joogeen tan iyo intii uu socday koobka kubada cagta ee loo qabtey 16-ka kooxood ee da’yarta ah, kuwaasi oo ku ciyaarayey ama matalayey in ay ka socdaan magacyada dugsiyada iyo xaafadaha magaalada qaarkood.
Image
:clap: :clap: :clap:

Gabagabadii tartanka loo qabtey dhalinta ka yar 17-ka sano ayaa waxaa ka qeybgalay mas’uuliyiin uu ka mid yahay Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Dowladda Puntland Mudane C/xakiim Axmed Guuleed iyo mas’uuliyiin kale oo ka socotay Hoyga horumarinta Isboortiga Puntland.

Image

Mudane C/xakiim Axmed Guuleed ayaa bilado iyo koobkaba gudoonsiiyay kooxdii qaadey ama ku guuleysatay tartanka kooxaha heerarka labaad iyo saddexaad, waxaana halkaasi uu ka jeediyay Wasiirku hadalo dhiiri gelinaya dhalinyarada Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa gobolka Mudug.

RBC Radio.

Re: Galkayo football tournament concludes.

Posted: Thu Jan 27, 2011 8:58 am
by FBISOMALIA
sport is only way to use Youth Spirit :som: :up:

Re: Galkayo football tournament concludes.

Posted: Thu Jan 27, 2011 9:01 am
by damu
FBISOMALIA wrote:sport is only way to use Youth Spirit :som: :up:
TRUE well done to the ministry of sports..i would still like to see a league in all the major towns just like the one in goldogob!
:som: :som: :up:

Re: Galkayo football tournament concludes.

Posted: Thu Jan 27, 2011 9:04 am
by FBISOMALIA
damu wrote:
FBISOMALIA wrote:sport is only way to use Youth Spirit :som: :up:
TRUE well done to the ministry of sports..i would still like to see a league in all the major towns just like the one in goldogob!
:som: :som: :up:
our brothers leelkaas doing well insallah is the beginning for all puntland 7 gobols :som: :up: