Garoowe:(Allpuntland)-Wasiirka Wasaarada Amniga ee dawlada Puntland Jen,Yuusuf Axmed Kheyr ayaa canbaareyey falalka amnidaro ee maalmihii lasoo dhaafay ka dhacayey magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug,waxaana uu wasiirku sheegey in falalkaas ay ka danbeeyaan dad aanan raali ka ahayn hor’umarka uu dalka gaaray,isagoo sheegey in dawladiisuna ay il gaar ah ku hayso falalkaas.
Gen,Yuusuf Axmed Kheyr wuxuu sheegey in Dawladiisu ay imika usoo jeesatay wax kaqabashada amaanka magaalada Gaalkacyo,waxaana uu shegey in si dhakhso ah halkaas u tagi doonaan saraakiisha Amniga Puntland ee uu asagu madaxda u yahay,wuxuuna intaas kudaray inaysan u dulqaadan doonin falalka Gaalkacyo ka dhacaya islamarkaasna uu sheegey in shacabka Gobolka Mudug oo karti dheeraad ah u leh inay amaankooda hagaagsadaan ay ka rajeynayaan inay iska difaacaan kooxaha qaska wada ayna ciidanka amaanka la shaqeeyaan.
“Waanu ka xunahay falalka Gaalkacyo ka dhacaya,gaar ahaan falkii u danbeeyey ee lagu dilay Xeer ilaaliyihii gobolka Mudug,Halkaas waanu tagaynaa waxaanuna la dagaalami doonaa kuwa qaska wada,umana dulqaadan doono inay soo sicdaan falalka halkaas ka dhacaya,Shacabka gobolka Mudug oo caan ku aha inay isdifaacaana waanu ku kalsoonahay inay isdifaacidoonaan oo ay ciidan amaankana la shaqeeyaan”Ayuu yiri Wasiirka Amniga ee Puntland.
Cabdiqani Xayir
Allpuntland
Yuusuf Axmed Kheyr ayaa canbaareyey falalka amnidaro galgcio
Moderator: Moderators
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super

- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Yuusuf Axmed Kheyr ayaa canbaareyey falalka amnidaro galgcio
Re: Yuusuf Axmed Kheyr ayaa canbaareyey falalka amnidaro gal
Ilaahey ha u naxaristo.
Was he reer Mahad as well?
Was he reer Mahad as well?
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super

- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: Yuusuf Axmed Kheyr ayaa canbaareyey falalka amnidaro gal
wallahi bro i don't know but if this burcd badeed dont stop it .....really we will karbash them like atom in near futureXamud. wrote:Ilaahey ha u naxaristo.
Was he reer Mahad as well?
Re: Yuusuf Axmed Kheyr ayaa canbaareyey falalka amnidaro gal
FBISOMALIA wrote:wallahi bro i don't know but if this burcd badeed dont stop it .....really we will karbash them like atom in near futureXamud. wrote:Ilaahey ha u naxaristo.
Was he reer Mahad as well?
I don`t think it`s the pirates doing the killings. Probably is Alshabab elements within our community.
- Somalian_Boqor
- SomaliNet Super

- Posts: 10847
- Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
- Location: Fuck Faroole & His Supporters
Re: Yuusuf Axmed Kheyr ayaa canbaareyey falalka amnidaro gal
Yuusuf Axmed Kheyr needs to step down, this is unacceptable. This fool is nothing like his great brother.
Xamud Abdikadir Jama is my uncle. He is my dad's first cousin. Ilaahey ha u naxaristo my beloved adeer. A true loss to all of Puntland.
Xamud Abdikadir Jama is my uncle. He is my dad's first cousin. Ilaahey ha u naxaristo my beloved adeer. A true loss to all of Puntland.
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super

- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: Yuusuf Axmed Kheyr ayaa canbaareyey falalka amnidaro gal
AUNSomalian_Boqor wrote:Yuusuf Axmed Kheyr needs to step down, this is unacceptable. This fool is nothing like his great brother.
Xamud Abdikadir Jama is my uncle. He is my dad's first cousin. Ilaahey ha u naxaristo my beloved adeer. A true loss to all of Puntland.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 5 Replies
- 2439 Views
-
Last post by xiimaaya
-
- 0 Replies
- 526 Views
-
Last post by siciid harti
-
- 0 Replies
- 369 Views
-
Last post by MrPrestige
-
- 3 Replies
- 584 Views
-
Last post by mudug fog
-
- 0 Replies
- 204 Views
-
Last post by Hydra
-
- 3 Replies
- 451 Views
-
Last post by Gedo_Boy
-
- 1 Replies
- 202 Views
-
Last post by quark
-
- 1 Replies
- 407 Views
-
Last post by Somalian_Boqor
-
- 0 Replies
- 257 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 3 Replies
- 298 Views
-
Last post by Hyperactive