Qarax Hargeysa ka dhacay
Moderator: Moderators
- kaliil
- SomaliNet Super

- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Qarax Hargeysa ka dhacay
War degdeg Ah: Qarax Goor Dhawayd Ka Dhacay Magaalada Hargeysa Oo Wiilna Ku Dhintay Mid Kale Ku Dhaawacmay
Hargeysa (OWN)- Hal wiil ayaa ku dhintay mid kalena wuu ku dhaawacmay qarax goor dhawayd ka dhacay xaafadda Sheedaha ee degmada Ibraahim Koodbuur ee magaalada Hargeysa, iyada oo wiilka dhaawacmay la geeyey cusbitaalka guud ee magaalada oo hadda lagu dawaynayo.
Wararka ilaa hadda soo gaadhaya xafiiska wararka ee Oodweynenews ee magaalada Hargeysa , ayaa sheegaya in qaraxaasi ka dhacay meel garoon ah oo caruurtaasi kubbad ku ciyaarayeen.
Sida oo kale waxa ay wararku sheegayaan in qaraxaasi uu ka dhashay walax ka mid ah walxaha qarxa oo gaadhi garande ahi agaraarka garoonka dhigay, inkasta oo warkaas aanu ilaa hadda ku daba jirno.
Si aanu dhacdadan war faahfaahsan uga helno waxa aanu la xidhiidhnay Gudoomiyaha gobolka Hargeysa, hasayeeshee namarkiisa oo xidhnaa awgeed noomay suurta gelin inuu helno, balse war ah intaa dheer mar dambe ayaanbu idiin soo gudbin doonaa.
http://oodweynenews.com/news/45839-war- ... acmay.html

- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Qarax Hargeysa ka dhacay
ilahay ha u naxaristo wiilka let me get this straight there were explosives inside a car neer a football field?
- Mr_Alfaas
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3439
- Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
- Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland
Re: Qarax Hargeysa ka dhacay
Dawladu way hurudaa..........................
Alle ha u naxariisto wiilka dhintey aamiin iyo inta dhaawaca so gaadheyba

Alle ha u naxariisto wiilka dhintey aamiin iyo inta dhaawaca so gaadheyba
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Qarax Hargeysa ka dhacay
Mr alfaas xita haday habari hargeysa ku dhuusto wuxu ku odhanaya Dawlada siilaanya ka danbeysey 
- ToughGong
- SomaliNet Super

- Posts: 15321
- Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
- Location: No Justice Just Us
Re: Qarax Hargeysa ka dhacay
The_Emperior5 wrote:Mr alfaas xita haday habari hargeysa ku dhuusto wuxu ku odhanaya Dawlada siilaanya ka danbeysey
AUN to the departed.may the injured recover swiftly
Amiin
- Madelina
- SomaliNetizen

- Posts: 953
- Joined: Fri Jan 21, 2011 11:48 am
- Location: My country is Somaliland, My Ethnicity is Somali and My Religion is Islam ;-)
Re: Qarax Hargeysa ka dhacay
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Qarax Hargeysa ka dhacay
The kid injured is ina cabdi mataan He is in the hospital and the other kid Killed ina Yasin , There was a Military vehicle parked near a football field in north hargeysa they went up to the Military vehicle and played with some explosives inside the vehicle which caused the explosion, AUN yarka dhintay
Last edited by The_Emperior5 on Thu Jan 27, 2011 2:48 pm, edited 1 time in total.
Re: Qarax Hargeysa ka dhacay
je bent een rund als je met explosieven stunt.
aun yarka dhintay.........no need for their qabiil inaad sheegto.
aun yarka dhintay.........no need for their qabiil inaad sheegto.
- Keyse_0208
- SomaliNet Super

- Posts: 9898
- Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
- Location: L D N
- Contact:
Re: Qarax Hargeysa ka dhacay
AUN to the kid, how can they just leave a military vehicle with explosives un'attended, who ever was in charge should be given few years 
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Qarax Hargeysa ka dhacay
Grenades maybe .
-
Cumar-Labasuul
- SomaliNet Super

- Posts: 11028
- Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm
Re: Qarax Hargeysa ka dhacay
Sheedaha xagee buu ku yaalla ama xagee baa udhow?
Ilaahey ha unaxariso inanka ku dhintay, kuwii ku dhaawacayna ha usahlo
Ilaahey ha unaxariso inanka ku dhintay, kuwii ku dhaawacayna ha usahlo
- HooBariiska
- SomaliNet Super

- Posts: 7692
- Joined: Thu Apr 08, 2004 7:00 pm
- Location: In My Ardaaa - Ballin' & Haasaawin'
Re: Qarax Hargeysa ka dhacay
AUN this shyd used to happen berigii qaxiii, i lost some freinds thru an explosion in a tank wallahi. That day i didnt go with the kids,
- XimanJaale
- SomaliNet Super

- Posts: 12577
- Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
- Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
- Contact:
Re: Qarax Hargeysa ka dhacay
AUN to the kid 
Re: Qarax Hargeysa ka dhacay
sheedaha waxay ku dhow tahay boqol iyo qontonka and standka djoubouti gawaadhid laga raco it's a nux ismacil areaCumar-Labasuul wrote:Sheedaha xagee buu ku yaalla ama xagee baa udhow?
Ilaahey ha unaxariso inanka ku dhintay, kuwii ku dhaawacayna ha usahlo
Re: Qarax Hargeysa ka dhacay
AUN inanka dhintay iyo illahi ha uu fudhidayo dhawaaca inanka kale gadhay.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 8 Replies
- 905 Views
-
Last post by Coeus
-
- 23 Replies
- 2220 Views
-
Last post by Xamud.
-
- 23 Replies
- 178 Views
-
Last post by Xamud.
-
- 13 Replies
- 955 Views
-
Last post by Babygirl-
-
- 3 Replies
- 734 Views
-
Last post by Murax
-
- 0 Replies
- 442 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 2 Replies
- 595 Views
-
Last post by Somali-Transporter
-
- 0 Replies
- 360 Views
-
Last post by sahal80
-
- 4 Replies
- 1381 Views
-
Last post by TheBigBosS
-
- 2 Replies
- 516 Views
-
Last post by Casanova25