Road repairing in Kismayo, Somalia

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Coeus
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11709
Joined: Fri Nov 19, 2010 6:59 pm
Location: Assisting the Mujahideen in Galgala to free their region

Road repairing in Kismayo, Somalia

Post by Coeus »

Howlahan dayactirka wadooyinka dhex mara magaalada Kismaayo oo ay iska kaashanayaan maamulka degmada Kismaayo, ganacsatada iyo shacabka ku dhaqan magaalada ayaa si dardar leh uga soconaya qeyba ka tirsan wadooyinka burbursan ee isku xira xafadaha Degmada, halkaasi oo dhawaan laga bilaabay.

Xafiiska HOL ee magaalada Kismaayo oo maanta socdaal ku tagay mid kamid ah wadooyinka ay haatan ka socdaan howlaha dayactirka ah ayaa waxaan halkaasi ka socday howlo shaqo oo aad u xoogan iyadoo goobta lagu arkayay shaqaale iyo gaadiid ka qeybqaadanayay dhismaha wadada hormarta Hotel Cascasey ee isku xirta Marsadda Caalamiga ah iyo qaar katirsan xaafadaha magaalada Kismaayo.

Dayactirka uu maamulka iyo ganacsatada degmada Kismaayo ay ku sameynayaan qaar katirsan wadooyinka burbursan ee magaalada Kismaayo ayaa waxa si diiran usoo dhaweeyay darawallada gaadiidka ka dhex shaqeeya magaalada oo iyagu sheegay in talaabadani ay tahay mid horumar leh ayna soo dhaweynayaa.

"Aad baan ugu faraxsannahay hadaanu nahay wadeyaasha gaadiidka, waxaana ilaah ka baryeynaa in uu ka abaalmariyo umadda Soomaaliyeed ee ka qeybqaadatay howlaha lagu dayactirayo wadooyinka burbursan," Sidaasi waxaa yiri Jooloqo oo kamid ah wadeyaasha gaadiidka magaalada Kismaayo.

23kii bishan ayay ahayd markii ololo balaaran oo lagu dayactirayo qaar katirsan wadooyinka magaalada Kismaayo uu ka bilowday wadooyin muhim ah oo burbursanaa tan iyo markii ay meesha ka baxday dowladdi dhexe Soomaaliya ee uu hogaaminayay Alaha u naxariistee Marxuuma Max’ed Siyaad Barre.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Road repairing in Kismayo, Somalia

Post by The_Emperior5 »

Al shabaab doing great things there Well done Amiir godane
User avatar
D-Runner
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1293
Joined: Mon Nov 02, 2009 12:09 am
Location: What plan? Let's just meet up for a cup of tea and come up with our own state too.
Contact:

Re: Road repairing in Kismayo, Somalia

Post by D-Runner »

What a blessing Al Shabab's rule has been for Kismaayo :up:
User avatar
Coeus
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11709
Joined: Fri Nov 19, 2010 6:59 pm
Location: Assisting the Mujahideen in Galgala to free their region

Re: Road repairing in Kismayo, Somalia

Post by Coeus »

I dont think Godane has anything to do with this, that guy is hiding i believe :?
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Road repairing in Kismayo, Somalia

Post by The_Emperior5 »

Coeus wrote:I dont think Godane has anything to do with this, that guy is hiding i believe :?

He funded the whole project man :up:
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13991
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: Road repairing in Kismayo, Somalia

Post by DR-YALAXOOW »

its just another proboganda from the KHAWAARIJITIS liers beenaalayaal, al shabaabul shayaadiin. :down: :down: :down:

if they are telling trues that they are reparing roads in kismaayo then show us the pictures???


forxample every time DAWLADA TFG ay sameeyneeyso ROAD reparing we show pictures to prove it that its true
like this pictures which our goverment maasha allah TFG building mogadishu maka al mukarama ROAD

Image

Image

Image
User avatar
Coeus
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11709
Joined: Fri Nov 19, 2010 6:59 pm
Location: Assisting the Mujahideen in Galgala to free their region

Re: Road repairing in Kismayo, Somalia

Post by Coeus »

DR-YALAXOOW wrote:its just another proboganda from the KHAWAARIJITIS liers beenaalayaal, al shabaabul shayaadiin. :down: :down: :down:

if they are telling trues that they are reparing roads in kismaayo then show us the pictures???


forxample every time DAWLADA TFG ay sameeyneeyso ROAD reparing we show pictures to prove it that its true
like this pictures which our goverment maasha allah TFG building mogadishu maka al mukarama ROAD

Image

Image

Image
:up: :som: :som: :som:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”