Shabab's leader admits that ppl hate their manhaj & kufr

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Shabab's leader admits that ppl hate their manhaj & kufr

Post by AhlulbaytSoldier »

Abuu Zubeyr oo ugu baaqay Shabaab inaysan dadka Diinta nacsiin

Muqdisho:(Sh. M. Network) Hogaamiyaha Xarakada Al Shabaab ayaa fariin ku wajahdneed inaan la dhibaatayn dadka Soomaaliyeed u jeediyay Maamulada Al Shabaab ee Koofurta iyo bartamaha Soomaaliya.

Amiirka Xarkada Mujaahidiinta Al Shabaab Sheekh Muqtaar C/raxmaan Abuu Zubeyr oo soo diray fariin maqal ah oo inteeda badan ku aadaneed Mas’uuliyiinta Maamulada Koofurta iyo bartamaha Soomaaliya ee Al Shabaab ayaa ugu baaqay ugu horeyn inaan la dhibaatayn dadka shacabka ah oo ay Maamulaan.

Sheekh Muqtaar aaya waxaa uu sheegay in dadka rayidka ah ee ku dhaqan gobolada Koofurta iyo bartamaha Soomaaliya gaar ahaan goobaha ay ka taliyaan Al Shabaab ay yihiin kuwa iminka dhibaatooyin ba’an kuhaya abaaraha ka jira dalka, isagoo sheegay in Maamulada Shabaab looga baahanyahay in dadkaasi aan la dhibaatayn islamarkaana aan la nacsiin diinta Islaamka sida uu hadlka u dhigay.

“Halkaan waxaan kasoo gudbinaynaa fariin kusaabsan Maamulada Wilaayaadka Islaamiga, kuwaasi oo xil wayn kasaaran yahay diintooda iyo Umaddooda, waa inaan dadka u noqon sabab ay Diinta Alle kuy nacaan, hab dhaqankeena yuu noqon mid Umadda diinta ka fogeeye” ayuu yiri Amiirka Shabaab Sheekh Muqtaar C/raxmaan Abuu Zubeyr.

Amiirka Xarakada Al Shabaab ayaa sidoo kale waxaa uu ka hadlay cadaaladda oo ah inta badan sida uu sheegay mid looga baahanyahay inay ku dhaqmaan Mas’uuliyiinta iyo Mamaulada Al Shabaab, isagoo ugu baaqay Maamuladaasi inaysan ka leexan cadaaladda, wuxuuna carabka ku dhiftay in cadaaladda ay tahay shayga ugu muhiimsan ee dadka lagu kal celin karo.

Hadalka kasoo yeerey Amiirka Xarakada Al Shabaab Sheekh Muqtaar C/raxamaan Abuu Zubeyr ayaa kusoo aadaya xili dadka rayidka ah ee ku dhaqan gobolada ay gacanta ku hayaan Shabaab ay maalmihii u dambeyay ay ka cabanayeen dhibaatooyin ay ku hayaan ciidamada Shabaab, iyadoo inta badan Shabaab dadka rayidk ah ay ku sameeyaan falal ka baxsan dhaqanka iyo Shareecada Islaamka.

Unfortunately some ignorants have left islam thanks to shabab, too bad these ppl didnt know that they are muslims and the real apostates were shabab whose goal is to make ppl hate islam.
User avatar
Abdihaliim
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 910
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm

Re: Shabab's leader admits that ppl hate their manhaj & kufr

Post by Abdihaliim »

HutuKing01 wrote:Abuu Zubeyr oo ugu baaqay Shabaab inaysan dadka Diinta nacsiin

Muqdisho:(Sh. M. Network) Hogaamiyaha Xarakada Al Shabaab ayaa fariin ku wajahdneed inaan la dhibaatayn dadka Soomaaliyeed u jeediyay Maamulada Al Shabaab ee Koofurta iyo bartamaha Soomaaliya.

Amiirka Xarkada Mujaahidiinta Al Shabaab Sheekh Muqtaar C/raxmaan Abuu Zubeyr oo soo diray fariin maqal ah oo inteeda badan ku aadaneed Mas’uuliyiinta Maamulada Koofurta iyo bartamaha Soomaaliya ee Al Shabaab ayaa ugu baaqay ugu horeyn inaan la dhibaatayn dadka shacabka ah oo ay Maamulaan.

Sheekh Muqtaar aaya waxaa uu sheegay in dadka rayidka ah ee ku dhaqan gobolada Koofurta iyo bartamaha Soomaaliya gaar ahaan goobaha ay ka taliyaan Al Shabaab ay yihiin kuwa iminka dhibaatooyin ba’an kuhaya abaaraha ka jira dalka, isagoo sheegay in Maamulada Shabaab looga baahanyahay in dadkaasi aan la dhibaatayn islamarkaana aan la nacsiin diinta Islaamka sida uu hadlka u dhigay.

“Halkaan waxaan kasoo gudbinaynaa fariin kusaabsan Maamulada Wilaayaadka Islaamiga, kuwaasi oo xil wayn kasaaran yahay diintooda iyo Umaddooda, waa inaan dadka u noqon sabab ay Diinta Alle kuy nacaan, hab dhaqankeena yuu noqon mid Umadda diinta ka fogeeye” ayuu yiri Amiirka Shabaab Sheekh Muqtaar C/raxmaan Abuu Zubeyr.

Amiirka Xarakada Al Shabaab ayaa sidoo kale waxaa uu ka hadlay cadaaladda oo ah inta badan sida uu sheegay mid looga baahanyahay inay ku dhaqmaan Mas’uuliyiinta iyo Mamaulada Al Shabaab, isagoo ugu baaqay Maamuladaasi inaysan ka leexan cadaaladda, wuxuuna carabka ku dhiftay in cadaaladda ay tahay shayga ugu muhiimsan ee dadka lagu kal celin karo.

Hadalka kasoo yeerey Amiirka Xarakada Al Shabaab Sheekh Muqtaar C/raxamaan Abuu Zubeyr ayaa kusoo aadaya xili dadka rayidka ah ee ku dhaqan gobolada ay gacanta ku hayaan Shabaab ay maalmihii u dambeyay ay ka cabanayeen dhibaatooyin ay ku hayaan ciidamada Shabaab, iyadoo inta badan Shabaab dadka rayidk ah ay ku sameeyaan falal ka baxsan dhaqanka iyo Shareecada Islaamka.

Unfortunately some ignorants have left islam thanks to shabab, too bad these ppl didnt know that they are muslims and the real apostates were shabab whose goal is to make ppl hate islam.

"Ismael Khalif Abdulle (who is only 17 yrs old) said no when fighters from Somalia`s notorious al Shabab militia came to recruit him. A month later, he was tied down in a stadium while his hand and foot were hacked off. The Star`s Michelle Shephard talks to the victims and butchers in the world`s most failed state"

http://www.qarannews.com/index.php?opti ... &Itemid=59
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”