Al Shabaab oo madaafiic ku garaacay Ceel-Gaal-They bombed sh

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12577
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Al Shabaab oo madaafiic ku garaacay Ceel-Gaal-They bombed sh

Post by XimanJaale »

Maleeshiyada Al shabaab ee magaalada Beledweyne ayaa saaka madaafiic ku weeraray tuulada Ceel Gaal oo qiyaasti 7 Km u jirta magaalada Beledweyne.

Dadka Deegaanka Ceel Gaal oo Barkulan u warramay ayaa sheegay in aysan cidna madaafiicdaas wax ku noqon, waxayna ku macneeyeen ujeedada ay shabaab madaafiicda ugu garaaceen tuulada inay la xiriirto shaki ay ka qabaan dhaqdhaqaaqyo xooggan oo ciidan taageersan DKMG ay ka samaynayaan meel tuulada Ceel Gaal u jirta ilaa hal Km.

Wararka kale ee naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya inay jiraan dad abaarta dalka ka jirta ku xoolo belay oo soo gaaraya magaalooyinka iyo tuulooyinka waaweyn.

Tuulada Halgan ayey wararku sheegayaan inay soo gaareen ilaa 70 qoys oo ka soo barakacay dhulka miyiga ah, kuwaasoo ay xoolahoodi ku le’deen abaarta. Dadkaas ayey wararku sheegayaan inay ku jiraan qoys ka koobnaa 8 carruur ah iyo labadii waalid ee dhalay, kuwaasoo 2 ka mid ah carruurtooda ay waddada ku dhinteen, ayadoo ka dibna gawaari loogu gurmaday si loo soo gaarsiiyo tuulada Halgan inta aysan mar kale qaarkood jidka ku dhiman.
User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12577
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Re: Al Shabaab oo madaafiic ku garaacay Ceel-Gaal-They bombe

Post by XimanJaale »

AUN to the shacab. These savages will pay for it! SOON
User avatar
abdisamad3
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12628
Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
Location: Kismayo

Re: Al Shabaab oo madaafiic ku garaacay Ceel-Gaal-They bombe

Post by abdisamad3 »

XimanJaale wrote:AUN to the shacab. These savages will pay for it! SOON
:lol:
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Al Shabaab oo madaafiic ku garaacay Ceel-Gaal-They bombe

Post by grandpakhalif »

Your source is a propaganda machine for Tuug FG

barkulan


:lol: :lol:
User avatar
Coeus
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11709
Joined: Fri Nov 19, 2010 6:59 pm
Location: Assisting the Mujahideen in Galgala to free their region

Re: Al Shabaab oo madaafiic ku garaacay Ceel-Gaal-They bombe

Post by Coeus »

XimanJaale wrote:AUN to the shacab. These savages will pay for it! SOON
Inshallah :up: :som:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”