Page 1 of 1
Breaking news: Big explosion in Hargeisa kills one boy
Posted: Fri Jan 28, 2011 1:09 pm
by Coeus
Wiil dhalinyaro ah ayaa geeriyooday, mid kalena waxa soo gaadhay dhaawac kaddib markii ay Miino ku qaraxday goob ay ku ciyaarayeen Dhalinyaro tiro badan.
Dhalinyaradan oo Kubbadda Cagta ku ciyaarayay Garoon ku yaala Xaafadda Sheedaha ee Degmada Ibraahim Koodbuur ee Magaalada Hargeysa, ayay ku qaraxday Miino, waxaana halkaa ku naf-baxay Allaha u naxariistee Marxuum Mubaarik Mawliid Ismaaciil oo da’diisu ahayd 16 jir, halka uu dhawaac culusi ka soo gaadhay Farxaan Ibraahim Maxamed oo 18 jira ah.
Wararka la xidhiidha arrintan ayaa sheegay in Miinada uu Xashiish dhexdiisa dhigay Nin ay dhalinyaradu sheegeen in ay arkayeen marka uu dhigayay, taas oo keentay in ay isku dayeen in ay soo eegaan, isla markaana mid ka mid ahi soo qaaday. Hase ahaatee, iyaga oo aan si wacan u aqoonsan in ay Miino tahay uu mid ka mid ahi garaacay, taas oo keentay inay Qaraxdo.
Wiilka ku dhaawacmay qaraxa oo lagu macaabo Farxaan Ibraahim Maxamed ayaa lagu dawaynayaa mid ka mida cisbitaalada sida gaarka ah loo leeyahay ee Magaalada Hargeysa.
Inkasta oo ay Somaliland ka hawl-galaan Hay’ado sheega inay ka shaqeeyaan ururinta waxyaabaha qarxa, haddana maaha markii u horraysay ee Miino ku qaraxdo dadweynaha ku dhaqan Somaliland.
Re: Breaking news: Big explosion in Hargeisa kills one boy
Posted: Fri Jan 28, 2011 1:11 pm
by Coeus
AUN
Re: Breaking news: Big explosion in Hargeisa kills one boy
Posted: Fri Jan 28, 2011 1:17 pm
by SahanGalbeed
Ninka miinada halkaa dhigay ha la soo helo , halkuu ka keenay na ha la waydiiyo !
It is kind of weird ! Ninkaa miinada siday maxay ugu qarxi wayday > Ilayn miinadu trigger laga rogo bay leedahay . Markaad ka rogto trigger bay qaraxda . Markaa ninkaasi ma ogaan bu ugu dhex tuuray miinada xashiishka ?
Re: Breaking news: Big explosion in Hargeisa kills one boy
Posted: Fri Jan 28, 2011 1:20 pm
by The_Emperior5
it wasn't that big it happened in north hargeysa it happened yesteday afternoon two kids were playing on a football field in north hargeysa , There was a Military vehicle parked near the footbal field the two boys went up the the Military vehicle and played with some explosivies inside the vehicle which caused the explosion One kid got killed called in yasin and the other kid is injured and is called ina cabdi mataan he will recover soon inshallah . Aun to the kid
Re: Breaking news: Big explosion in Hargeisa kills one boy
Posted: Fri Jan 28, 2011 1:21 pm
by waryaa
Looks like the kids were not the intended target - RIP that boy. I hope they catch the perpetrators.
Re: Breaking news: Big explosion in Hargeisa kills one boy
Posted: Fri Jan 28, 2011 1:22 pm
by Coeus
The_Emperior5 wrote:it wasn't that big it happened in north hargeysa it happened yesteday afternoon two kids were playing on a football field in north hargeysa , There was a Military vehicle parked near the footbal field the two boys went up the the Military vehicle and played with some explosivies inside the vehicle which caused the explosion One kid got killed called in yasin and the other kid is injured and is called ina cabdi mataan he will recover soon inshallah . Aun to the kid
Wow..very sad.

Markaa saxiib de waxani waa "grenade " . Gaadhi askareed oo ay miinooyin iska saaran yihin wax aqliga gala ila ma'aha aniga .
Re: Breaking news: Big explosion in Hargeisa kills one boy
Posted: Fri Jan 28, 2011 1:25 pm
by The_Emperior5
SahanGalbeed wrote:The_Emperior5 wrote:it wasn't that big it happened in north hargeysa it happened yesteday afternoon two kids were playing on a football field in north hargeysa , There was a Military vehicle parked near the footbal field the two boys went up the the Military vehicle and played with some explosivies inside the vehicle which caused the explosion One kid got killed called in yasin and the other kid is injured and is called ina cabdi mataan he will recover soon inshallah . Aun to the kid
Markaa saxiib de waxani waa "grenade " . Gaadhi askareed oo ay miinooyin iska saaran yihin wax aqliga gala ila ma'aha aniga .
Anba waxan is yidhi wa granade gaadhigu wa gaadhi askareed albaabka oo furan bu kaga tagay guri bu galay intu maqna oo u gudaha ku jiray bu qaraxu dhacay
Re: Breaking news: Big explosion in Hargeisa kills one boy
Posted: Fri Jan 28, 2011 1:36 pm
by Cirwaaq
AUN
Re: Breaking news: Big explosion in Hargeisa kills one boy
Posted: Fri Jan 28, 2011 1:47 pm
by union
Now you have a small taste of the pain somaliland's son, Ina Godane, is causing in southern somalia.