Page 1 of 2
Majeerteniya soldiers defect to Somaliland
Posted: Fri Jan 28, 2011 3:03 pm
by The_Emperior5
Ciidamo iyo Gaadiid Tikniko ah oo isku soo dhiibay Ciidanka Qaranka Somaliland ee jiida Hore.
FRIDAY, 28 JANUARY 2011
Burco(Togdhnews)-Ciidan iyo gaadiid Tikniko oo ka soo goostay Maamulgoboleedka Puntland ayaa maanta
isuku soo dhiibay ciidamada Qaranka Somaliland ee jiida hore.Sida Saraakiil ku sugan Jiida hore oo ka tirsan Ciidanka Qaranku u cadeeyeen TogdheerNews,waxay Sheegeen in laba gaadhi oo tikniko ah oo ay saaran yihiin Qoryaha loo yaqaan Dhashiikaha iyo Lixdan askari ay soo gaadhaan
ciidanka Qaranka Jiida hore,kuwaas oo ka soo goostay Maamulka Puntland.Ciiadamadan oo degaan ahaan ka soo jeeda Degaanka Gobolka Sool,ayaa maanta Qado loogu sameeyay Magaalada Adhicadeeye ee ka tirsan Gobolka Sool.
ma aha markii u horeysay ee ciidamo noocan oo kala ahi ay isku soo dhiibaan ciidanka qaranka somaliland.
Re: Majeerteniya soldiers defect to Somaliland
Posted: Fri Jan 28, 2011 3:13 pm
by Sakhraan
sii soco soo soco.
i guess they heard SL ARMY 100% pay rise

Re: Majeerteniya soldiers defect to Somaliland
Posted: Fri Jan 28, 2011 3:16 pm
by The_Emperior5
Sakhraan wrote:sii soco soo soco.
i guess they heard SL ARMY 100% pay rise


haa dee doogu dhanka somaliland bu akhtar ka yahay
Re: Majeerteniya soldiers defect to Somaliland
Posted: Fri Jan 28, 2011 3:23 pm
by SahanGalbeed
Re: Majeerteniya soldiers defect to Somaliland
Posted: Fri Jan 28, 2011 3:48 pm
by juzme123
Sakhraan wrote:sii soco soo soco.
i guess they heard SL ARMY 100% pay rise

Yh its that or they're spies.
Re: Majeerteniya soldiers defect to Somaliland
Posted: Fri Jan 28, 2011 7:27 pm
by Keyse_0208
This is just getting ridiculous now,
S ii
S oco sii
C arar
Re: Majeerteniya soldiers defect to Somaliland
Posted: Fri Jan 28, 2011 7:54 pm
by garoweboy
Is this guy mentally retarded
man why would a Majerteen join you guys, say some WarsangelI or Dhulbahante or something but not Mj

Re: Majeerteniya soldiers defect to Somaliland
Posted: Fri Jan 28, 2011 8:04 pm
by The_Emperior5
garoweboy wrote:Is this guy mentally retarded
man why would a Majerteen join you guys, say some WarsangelI or Dhulbahante or something but not Mj

i did not mean majeerteen,, i said mamuulka majeerteniya baan ka wada ayaa rag ka so goosteen

Re: Majeerteniya soldiers defect to Somaliland
Posted: Fri Jan 28, 2011 8:18 pm
by garoweboy
The_Emperior5 wrote:garoweboy wrote:Is this guy mentally retarded
man why would a Majerteen join you guys, say some WarsangelI or Dhulbahante or something but not Mj

i did not mean majeerteen,, i said mamuulka majeerteniya baan ka wada ayaa rag ka so goosteen


Puntland is not called Majertenia by the way
Re: Majeerteniya soldiers defect to Somaliland
Posted: Fri Jan 28, 2011 8:22 pm
by The_Emperior5
i know this cismaan maxamuud guy in my town he says wa majeerteniya iyo inta lugu qurxiyey marka wa caadi hadaad majeerteniya noogu yeehdin he said

Re: Majeerteniya soldiers defect to Somaliland
Posted: Fri Jan 28, 2011 8:24 pm
by Goljano Lion
Udun
would you like to comment on this Majeerteniya soldiers defect to Somaliland i really like to hear you absurd explanation
Re: Majeerteniya soldiers defect to Somaliland
Posted: Sat Jan 29, 2011 1:44 am
by udun
Bogus info created by daydreamers of the sh-t hole called SL
Labo gaadhi baad sheegteen haddana waxaad tidhaahdeen boqolaa. Recordka beenta waad jebiseen.
Maalin kasta hubkiina iyo tiknikadiina waa la iibsadaa markaa waxay ila tahay wax baad ku qarinaysaan haddii aad tihiin believers of the sh-t hole named SL

Re: Majeerteniya soldiers defect to Somaliland
Posted: Sat Jan 29, 2011 9:06 am
by FBISOMALIA
udun wrote:Bogus info created by daydreamers of the sh-t hole called SL
Labo gaadhi baad sheegteen haddana waxaad tidhaahdeen boqolaa. Recordka beenta waad jebiseen.
Maalin kasta hubkiina iyo tiknikadiina waa la iibsadaa markaa waxay ila tahay wax baad ku qarinaysaan haddii aad tihiin believers of the sh-t hole named SL

Si xun wax u sheeg sixir ka daran
Garowe(Riinji.com)Waxaanu halkan ku beeninaynaa Warar lagu soo daabacay bogaga hore ee websityada kala ah HADHWANAAG.COM iyo RAMAASNEWS.COM oo sheegay in Wasiir,Maayaro,Kornayl iyo Cuqaal Ka Soo Goostay Puntland oo u Soo Goostay Dhinaca Soomaaliland
Waxaanu halkan ku cadaynaynaa in Wasiir,Maayaro,Kornayl iyo Cuqaal midna aysan ka soo goosan Puntland isla markaana ay been qaawan tahay. Wasiirka Warshadaha Xasan Geerash ayey sheegeen in uu soo goostay iyo Taliyihii Booliska arintaas oo ah been aan sal iyo raad toona layan isla markaana ay dhammantood ku sugan yihiin Garowe. Hadaba SI XUN WAX U SHEEG SIXIR KA DARAN ayey somalidu ku maahmaahdaa warkan oo ay Websityadu si khaldan u soo dabaceen ayaanu halkan ku saxaynaa Weftida tagtay Hargeysa. Saaka ayaa Tuulada Sarmaanyo waxaa ka soo ambabaxay Wefti ay kala Hogaaminayaan Sayid Orgiya liqe oo 2005 ahaan jirey Tali ku xigeenka labaad ee PL,Iyo Xasan Dhiilood Warsame oo xiligii Cabdilahi Yusuf ahaan jirey Wasiirkii Wax barashada. Xubnahan ayaa iyagu u hunguri doontay maadama aysan wax xilal ah ka hayn meelna xiligan,maha markii ugu horeysey oo ay koox ka soo jeeda deeganaka SSC ay Hargeysa ama Garowe isku shubaan si ay xilal ama xogaa ka soo dhex qaadaan. YASIN MAXAMED AXMED RIINJI GAROWE
Re: Majeerteniya soldiers defect to Somaliland
Posted: Sun Jan 30, 2011 7:51 am
by KyrieJama
Raggan soo goostay are reer sarmanyo and have been in Hargeisa for a while now wefti baladhan bay hargeisa ku joogeen

The guys who left Puntland are Maxamoud Ugadhyahan, and is good news

Re: Majeerteniya soldiers defect to Somaliland
Posted: Sun Jan 30, 2011 9:44 am
by udun
garad13 wrote:Raggan soo goostay are reer sarmanyo and have been in Hargeisa for a while now wefti baladhan bay hargeisa ku joogeen

The guys who left Puntland are Maxamoud Ugadhyahan, and is good news

The 3 guys that you are talking has been fired by PL at least a year ago. After the one leading them being accused of been involved in the recent killing in Taleex district, he and his crew have taken residence in Hargeisa to avoid those who are after him. So it is not a defection, the guy had to leave the Sool region for good in order to avoid those who are after him after the incident in Soolka Sarmaanyo.