siiland president solder kill berbera port guard

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

siiland president solder kill berbera port guard

Post by FBISOMALIA »

Ka dib war soo gaadhay ilaalada madaxweynaha Somaliland waxaa tuhun la dul dhigay askari ka tirsan ilaalada Dekedda Berbera taasoo dhalisay in si degdeg ah loogu sameeyay hub ka dhigis ka dibna xabsiga loo dhaadhiciyey

. Askariga oo magaciisa la yidhaa Amiin Maxamad Cabdi waxaa looga shikiyay inuu damacsanaa qorshe ah inuu ku dilo Madaxweyne Silaanyo maalintii uu booqashada ku joogay Berbera, xarunta gobolka Saaxil. Askarigan oo ka mid ahaa ilaalada Maareeyaha dekadda Berbera ayaa waxaa hubka lagaga tiriyay goob fagaare ah, halkaas oo mas’uulliyiinta maamulka Somaliland ee Berbera ku mashquulsanaayeen soo dhawaynta Madaxweyne Silaanyo oo booqanayay Berbera. Amarka askarigaasi lagu qabtay isla markaana hubka lagaga dhigay ayaa waxaa sida la sheegay bixiyay Maamulaha Kastamka Berbera Cali Bul Bul Axmed, mana jiro wax war ah oo ilaa iyo hadda mas’uulliyiinta maamulka magaalada Berbera ay ka soo saareen arrinta askaraigaas lagaga shikiyey inuu dilo madaxweynaha Somaliland. Askariga oo dib loo soo daayay markii uu madaxweyne Siilaanyo dhamaystay safarkiisii Berbera ayaan weli hubkii loo celinin, wuxuuna askarigaas warbaahinta Somaliland u sheegay in laga qaaday hubkiisii maalintii madaxweynaha lagu soo dhawaynayey Berbera, isla markaasna ilaa hadda uu ka maqan yahay oo aan loo soo celin, isagoo sheegay in falka lagu eedeeyay aanu wax shaqo ah ku lahayn. “Sarkaalka ciidamada xukuma ayaa sheegay inuu doonayay inuu dilo Madaxweynaha, Sarkaalkuna wuxuu hadalkaas u soo gudbiyay Maamulaha Kastamka Cashuuraha Berbera Cali Bul-bul iyo sarkaal kale oo Kastamka ka tirsan oo uu yidhii waxay soo sheegeen inaad qori kamarad leh sidato, aniguna waan tusay qorigeygii oo Bee- laab ahaa, waxaan ku idhi hadduu kaamarad leeyahay iyo haddii kaleba waakan oo waan u dhiibay, dibna la iguma soo celin. Waxaana la igaga darsaday baastoolad iyo khasnadii rasaastu iigu jirtay” ayuu yiri Aamiin Maxamed Cabdi. Dhinaca kale taliyaha laanta baarista dembiyada CID-da ee gobolka Saaxil Ibraahin” Dhegasayn” oo isna arrinkan ka hadlay ayaa xaqiijiyay jiritaanka talaabada askariga hubka lagaga qaaday, wuxuuna yiri “Arrinkaasi wuu jiraa, ilaa iyo haddana baaritaankeedu wuu socdaa”. XIGASHO:Cadceed.com
User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: siiland president solder kill berbera port guard

Post by ToughGong »

FBI do you if can thinkigg maybe is pussyland ccome bakc to siilaand poeple of tihis worlsw can be living insiyde paece of the siilaand pussyland selaction. so can yuo tell us abuot silaand laascound blease why if its ok :|
User avatar
jamols2
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 596
Joined: Tue Feb 24, 2009 9:31 am

Re: siiland president solder kill berbera port guard

Post by jamols2 »

seemeyer wrote:FBI do you if can thinkigg maybe is pussyland ccome bakc to siilaand poeple of tihis worlsw can be living insiyde paece of the siilaand pussyland selaction. so can yuo tell us abuot silaand laascound blease why if its ok :|
wara seemeyer afka tareen ma kamaray?
User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: siiland president solder kill berbera port guard

Post by ToughGong »

jamols2 wrote: wara seemeyer afka tareen ma kamaray?

jamols2; hown about yiu.ifn can ansver teh sames questiones.
if can thinkigg maybe is pussyland ccome bakc to siilaand poeple of tihis worlsw can be living insiyde paece of the siilaand pussyland selaction. so can yuo tell us abuot silaand laascound blease why if its ok
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: siiland president solder kill berbera port guard

Post by grandpakhalif »

seemeyer wrote:FBI do you if can thinkigg maybe is pussyland ccome bakc to siilaand poeple of tihis worlsw can be living insiyde paece of the siilaand pussyland selaction. so can yuo tell us abuot silaand laascound blease why if its ok :|
:lol: :lol: :lol: :lol:
User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: siiland president solder kill berbera port guard

Post by ToughGong »

^
:lol: :lol: :lol:

That's gonna follow him everywhere innit
User avatar
gemini_snake
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1938
Joined: Mon Feb 11, 2008 12:12 pm
Location: staging an intervention @ liban ashkirs house

Re: siiland president solder kill berbera port guard

Post by gemini_snake »

the sad thing is fbisomalia's mother is a somalilander. something is seriously wrong with this kid. :|
User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: siiland president solder kill berbera port guard

Post by ToughGong »

gemini_snake wrote:the sad thing is fbisomalia's mother is a somalilander. something is seriously wrong with this kid. :|
Yeah he mentioned that :lol:
User avatar
garoweboy
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8248
Joined: Sun Nov 22, 2009 9:05 pm
Location: Puntland, #GGMU

Re: siiland president solder kill berbera port guard

Post by garoweboy »

Waryaa Seemeyer ka qalee inanka he's half Isaaq damn it :(
User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: siiland president solder kill berbera port guard

Post by ToughGong »

garoweboy wrote:Waryaa Seemeyer ka qalee inanka he's half Isaaq damn it :(
It's all fun with me cuz,I bear no malice for anyone,but shouldn't you be telling;
FBI if an yuo caayo your abtis this in no gooden of the peble relatoins :up:

:lol: :lol:
User avatar
garoweboy
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8248
Joined: Sun Nov 22, 2009 9:05 pm
Location: Puntland, #GGMU

Re: siiland president solder kill berbera port guard

Post by garoweboy »

seemeyer wrote:
garoweboy wrote:Waryaa Seemeyer ka qalee inanka he's half Isaaq damn it :(
It's all fun with me cuz,I bear no malice for anyone,but shouldn't you be telling;
FBI if an yuo caayo your abtis this in no gooden of the peble relatoins :up:

:lol: :lol:
He just messing with you guys i don't think he really hates his reer abti

but he hates Somaliland so thats a different thing :lol:
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: siiland president solder kill berbera port guard

Post by udun »

I can't imagine some people are making fun of FBISomalia's English. :shock: Since when English language became something that should be proud of knowing? FBISomalia can communicate in English and that is what matters 8-)
User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: siiland president solder kill berbera port guard

Post by ToughGong »

^
Here comes the damp cloth,lighten up man,even FBI saw the fun
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: siiland president solder kill berbera port guard

Post by FBISOMALIA »

gemini_snake wrote:the sad thing is fbisomalia's mother is a somalilander. something is seriously wrong with this kid. :|
siiland i hate it casue i want one somalia .... if they change their mental mind regarding Separation im with them full support no matter what :som: :up:
I can't imagine some people are making fun of FBISomalia's English. :shock: Since when English language became something that should be proud of knowing? FBISomalia can communicate in English and that is what matters
by the way sxb udun i hate english the same i hate siiland :lol: :lol:
User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: siiland president solder kill berbera port guard

Post by ToughGong »

^
FBI do you if can thinkigg maybe is pussyland ccome bakc to siilaand poeple of tihis worlsw can be living insiyde paece of the siilaand pussyland selaction. so can yuo tell us abuot silaand laascound blease why if its ok :|
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”