Meeting with africas all leaders in Ethiopia, still going on

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Coeus
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11709
Joined: Fri Nov 19, 2010 6:59 pm
Location: Assisting the Mujahideen in Galgala to free their region

Meeting with africas all leaders in Ethiopia, still going on

Post by Coeus »

Image

Image

Waxaa maalintii labaad socda shirkii heerka wasiiro ee African Union oo ka socda xarunta AU ee magaalada Addis Ababa.

Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Somalia Mudane Mohamed Abdullahi Omaar iyo wafdigii la socday oo ay ka mid ahaayeen La Taliyaha (Senior Advisor) ee Ra’iisul Wasaaraha Somalia Mudane Abdirahman Omar Osman (Eng. Yarisow) ayaa waxey labdii casho ee 27ka iyo 28ka Janaayo la qaateen kulamo gaar gaar ah qaar ka mid ah mas’uuliyiinta ka soo qeybgashay shirka kuwaas oo ay ka mid ahaayeen:

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibedda ee Dalka Japan, Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Australia, Ku Xigeenka Guddoomiyaha AU, Wasiirka Arrimaha Dibedda Pakistan, Wasiirka Arrimaha Dibedda Gabon, Wasiirka Arrimaha Dibedda ahna ku xigeenka Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia, Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Finland.

Wasiirka Arrimaha Dibedda Somalia ayaa dhammaan kulammadii gooni gooniga ahaa ayaa waxuu ku siiyey warbixin xaaladda waddanka, horumarka Xukuumadda Cusub ay ka sameysey xaga amniga, dhaqaalaha iyo transitional tasks oo ay ku jirto dastuurka qabyada ah. Dhammaan mas’uuliyiintii la kulmay waxay wada sheegeen inay aad ula socdaan xaaladda dalka isla markaana ay daneynayaan inay wax ka geystaan howlaha xilliga kala guurka ah si dalka Somalia looga saaro xaaladda uu ku jiro.

Dhammaan mas’uuliyiintii lala kulmay waxey caddeeyeen in somalida laga rabo inay la yimaadaan dadaal iyo dardargelin sidii looga gudbi lahaa waqtigan kala guurka ah, iyagoo wada xaqiijiyey in caalamku uu caawin karo oo kaliya, laakin xalka rasmiga ah laga rabo Somalida. Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Somalia ayaa u caddeeyey dhammaan mas’uuliyiintaas in Xukuumadda, Madaxweynaha iyo Baarlamaankaba ay ka wada shaqeynayaan sidii marxaladan kala guurka ah looga bixi lahaa si transparent ah oo keeni kara kalsooni TFI dhexdeeda iyo kalsooni siin kara shacabka soomaaliyeed. Waxuu sheegay in xaaladda dalka ay u baahantahay in caalamku ay gacan weyn ka geystaan sidii loola dagaali lahaa argagaxisada, si dalka nabad loogu soo celiyo.
User avatar
MujahidAishah
Posts: 16994
Joined: Thu Dec 16, 2010 5:32 pm
Location: Garisadi Guryosamo Goljano ku nool

Re: Meeting with africas all leaders in Ethiopia, still goin

Post by MujahidAishah »

Check out ina Omaar :D nigga looks very proud Bloody traitor :roll:
User avatar
LiquidHYDROGEN
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14522
Joined: Fri Mar 16, 2007 10:48 am
Location: Back home in Old Kush

Re: Meeting with africas all leaders in Ethiopia, still goin

Post by LiquidHYDROGEN »

Somalia should pull out of the AU. It's just a bunch of slaves discussing how they can please their master (ethiopia) so it can please it's master (the west). :down:
User avatar
Coeus
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11709
Joined: Fri Nov 19, 2010 6:59 pm
Location: Assisting the Mujahideen in Galgala to free their region

Re: Meeting with africas all leaders in Ethiopia, still goin

Post by Coeus »

abdi.ismail wrote:Somalia should pull out of the AU. It's just a bunch of slaves discussing how they can please their master (ethiopia) so it can please it's master (the west). :down:
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

I agree the African union is powerless in many ways. It is also viewed by me as an extension of Us imperialism in Africa. They know they cant get in to wars in Africa, so they create this shit and do the war through them. Dont believe me? Look at the ivory coast president Ghabo incident.

Ask yourself, wich leaders were suggesting and supporting a military intervention in that country? European.

Wich countries wanted Dialogue instead? cote de ivory´s african neighbours.

It just shows Europeans have to much of a say in African politics wherever they are. Except Eritrea i think :?
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”