Webabkaas ayaan ka xishoon inay qoraan warar been ah oo la doonaayo in shacabka ssc lagaga gurto dagaal baa dhacay iyo 4 kun oo ciidan ah baa u jooga ssc iyo hogaanka meel hebla.
Kadib markii radio laascaanood u kuur galay lana kulmay ragii la soo daayey iyo goob joogayaal Xaqiiqada dhabta ah galabta dhacday waxay ahayd dhalinyaro iskood isu abaabushay oo ka soo jeedada deeganada SSC ayaa wadada u gashay labo gaadhi oo adeeg u siday maleeysiyaadka snm ee xaaraanta ku jooga sool.
Labadaas gaadhi ayaa laga lahaa deegaanka Sool waxayna u kiraysnaayeen maleeysiyaadkaas waxaana saaraa maleeysiyo qiyaas ahaan gaadhaysa labaataneeyo dhamaantoodna asal ahaan waxay ka soo jeedeen beelaha dhulbahante ee isaaq u qabtay Sool.
Si kastaba ha ahaatee markii dhalintaas dhulbahantaha fiican ah ee ka dhiidhiyey dhibka shacabkooda lagu hayaa ay qabteen gaadiidkaas iyo ragii saaraa oo ay baadheen ogaadeena inay wuxuba yihiin dhulbahante ooda ayay ka qaadeen ama way iska sii daayeen waxayna kala hadheen ama ka qaadeen 6 qori oo ah EK ama qoryaha gacanta ee yar yar.
Wararka kale ee radio laascaanood helaayo ayaa goor dhawayd naloo xaqiijiyey gaadiid tikniko ah ay ku baxeen deegaanka kala baydh oo la filaayo inay markii hore dhalin yaradu iska soo abaabushay
http://www.radiolaascaanood1.com
Dagaal Baa Ka Dhacay Laascaanood Waa Been..
Moderator: Moderators
- damu
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3373
- Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
- Location: PL National Socialist Party
Dagaal Baa Ka Dhacay Laascaanood Waa Been..
Re: Dagaal Baa Ka Dhacay Laascaanood Waa Been..
They are In denial cause Axmed Karaash who got fired by Faroole has left Garowe and has sided with SSC.
Magaalada Laascaanood waxaa ka jira cabsi weyn, shalay meeshii dagaalku ka dhacay ee ahayd Xaro daanyeerka horey ayey ciidanka SSC uga soo ruqaansadeen, waxayna hada joogaan meel aan ka durugsaneyn Daaraha Maraykanka iyo Beertii reer Cabdi Badhi, magaalada Garoowe sida naloo xaqiijiyey waxaa ka ambabaxay Ahmed Cilmi Cismaan{Karaash} oo hore u ahaan jirey wasiir ka tirsan maamulka Garoowe, Karaash ayaa la sheegay inuu hada xidhay Dhar tuute ah ee ciidanku qaataan, sida uu noo sheegay wasiir ka tirsan kuwa SSC ee jooga Garoowe Karaash wuxuu sheegay inuu ka qayb qaadanayo difaaca iyo xoreynta deegaankiisa, asagoo sheegay inuu haysto ciidan ka amar qaata oo ah SSC.
http://horufadhi.com/?p=2118

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Dagaal Baa Ka Dhacay Laascaanood Waa Been..
Executive i thought axmed karaash got another post in puntland or was he fired
- damu
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3373
- Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
- Location: PL National Socialist Party
Re: Dagaal Baa Ka Dhacay Laascaanood Waa Been..
here some old lies the SSC spread!
it had nothing to do with kooxda ssc yet the ssc claimed they were behind it!!Oog:-Ciidamada si gaarka ah u tababaran ee ssc ayaa xalay weerar Barakaysan ka gaystey Saldhiga ugu weyn ee Jabhadda SNM Tuulada Oog,iyagoo halkaasi ku diley ugu yaraan shan Askari halka ay sadex kalena maxaasiib ahaan u soo kaxaysteen.
Sida ay noo xaqiijiyeen Saraakiisha ugu saraysan Hogaanka SSC waxaa xalay weerar xeeladaysan ka fulayey Tuulada Oog Cutub ka tisan Ciidamada SSC ee sida gaarka ah loo tababarey,kuwaasi oo diley ugu yaraan shan askari sadex Maxaasiib ahna soo kaxaystey.
Tuullada Oog oo ku taal wadada Laamiga ah ee isku xidha Laascaanood iyo Burco ayaa waxaa ay Hilaadii Buuhoodle u jirtaa 120 km.
Dadweynaha reer SSC ayaa talaabada aad u soo dhaweeyey waxaana ay sheegeen in ay aad ugu faraxsan yihiin ayna tahay Fal geesinimo leh,hogaankuna uu arinkan horey uga gaabiyey.
http://horufadhi.com/?p=179
- damu
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3373
- Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
- Location: PL National Socialist Party
Re: Dagaal Baa Ka Dhacay Laascaanood Waa Been..
and here some more lies!!
and some more liesTukaraq,(Lasanod Online)- Isimada SSC ayaa maanta Xaflad ugu qabtay deegaanka Tukaraq Ciidankii SSC ee kasoo goostay Maamul Goboleedka Puntland-
Isimada ayaa ku dhiirigeliyay ciidamadan dadaalkii ay u galeen inay qayb ka noqdaan dadaalada iyo dagaalada dib loogu xoraynayo deegaamada SSC gacanteeda ka maqan,
Boqor Cabdilaahi Oo ugu horeyn halkaas ka hadlay ayaa si wayn ciidamadan ugu amaanay dareenka wadaniyada leh ee ay qaateen ugana dhiidhiyeen inay iska joogaan meel kale iyagoo ciidoodii lagu soo duulay,
Sidoo kale Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil ayaa halkaas ciidamada kala hadlay isagoo Garaadku sheegay in wax lagu farxo tahay in fogaanta intaa leeg aad usoo marteen dalkiina inaad daafacdaan iyadoo qaar meel u dhaw joogaana ayna weli dareenkaasi gelin.
Garaadku wuxuu wax lagu farxo ku tilmaamay in cudud intaa leeg oo ciidan oo SSC ay maanta u diyaar yihiin inay dalka maqan soo celiyaan isagoo kusoo dhaweeyay ciidankan kuwii hore ugu jiray Furinta horre ee SSC,
Garaad Jaamac Garaad Cali iyo Garaad Cali Buraale ayaa iyaguna khudbad qaaliya halkaas uga jeediyay ciidankan iyagoo ugu hanbalyeey dareemada iyo raganimada uu ilaahay u dhaliyay oo ay ku garteen inay dalkooda iyo dadkooda kala qayb qaataan waxyaalaha dhacaya.
isimada ayaa kulankaas ka bacdi shirar albaabadu u xidhanyihiin la galay saraakiisha ciidankan horkacaysa,iyadoo sidoo kale ay shirarkaas loogu yeedhay oo ay ka qayb galeen saraakiil kale oo ciidan horey tukaraq u joogay ah.
Munaasibadan maanta waxay isimadu ku sheegeen in shir ay yeesheen ay ka soo saareen in isimada SSC ay safaro kala duwan ukala baxaan oo deegaamada SSC.
Waxayna isku qaybiyeen laba qaybood oo kala aadaysa deegaamada Hawdka iyo Nugaasha,
Garaad Jaamac Garaad Cali,Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil,Garaad Cali Buraale,Boqor Cabdilaahi waa isimada u kicitimaysa Hawdka deegaamada SSC,iyadoo isimada inta kalena ay Deegaamada Nugaasha ay hawlaha ka wadayaan.
Ciidamadan ay isimadu maanta xaflada uqabteen ayaa ahaa cutubyo ciidan SSC ah oo kasoo goostay Maamulka Puntland iyadoo abaabulka lagu soo anbabixiyay ay qayb ka ahaayeen ganacsatada SSC ee magaalada Boosaaso.
Wariye: Abdiqani I. Goox
admin@lasanod.com
here is the Tukaraq commander deniying beeing part of the sscWritten by jidbaale.com
Friday, 17 September 2010 06:35
Tuka-raq:- Sida uu warbaahinta u sheegey afhayeenka Aaga bari Cabdi Daahir waxaa maanta magaalada Tuka-raq xaflad soo dhaweyn ah loogu sameeyey Tikniko iyo Ciimado uu taliye u tahay Maxamuud Max’ed Cabdi Geelle, kuwaasi oo horey uga tirsanaan jirey Puntand.
Tirada ciidmadan oo lagu sheegey Lix Tikniko ah iyo Boqol Askari ayaa waxaa si rasmiya ula wareegay Taliyaha Aaga Bari Col Faysal Maxamed Xasan Falaalug ahna Xildhibaan ka tirsan Golaha Khusuusiga ee SSC.
Xaflad lagu soo dhaweynayo ciidamadan oo maanta ka dhacdey Tuka-raq ayaa waxaa ciidamada loogu qaley xoolo iyagoo soo dhaweyn weyna kala kulmey dadweynaha deegaanka Tuka-raq, waxaanna ciidamadan doorweyn ka qaatey xubno jaalliyada ka mid ah oo uu hormuud u yahay Aadan Cali Ducaale (Aadanka Hawada)
Maxamuud Maxamed Cabdi Geelle Taliyaha ciidankan oo warbaahinta u waramayey ayaa sheegay in ciidankani uu mudaba ku sugnaa aaga Tuka-raq ayna ku faraxsan yihiin ku soo biiridooda ciidanka SSC.
Warar lagu kalsoon yahay ayaa waxaa ay sheegayaa in maalmaha soo socda ciidamo tira badan oo ku kala sugan Taleex.Awrboogays iyo deegaamo kale ay ku soo biiri doonaan Ciidamada SSC ee Aaga bari.
Dhanka kale waxaa 14 bishan soo gaadhey magaalada Tuka-raq Cabdi qawdhan iyo xubno ka tirsan maamulka waqooyi bari ee faroole, kuwaasi oo dadweynaha deegaanku dhagxaan kaga saareen magaaada.
taliya ciidanka aaga bari mamulka puntland maxamud foorteyn oo wax laga xumaado ku sheegay
wararka sheegaya inay la midoobeen kooxda nairobi taliyaha oo la hadlayey warbaahinta gudaha
qaarkood ayaa sheegay inuusan la midoobin kooxda nairobi waxaa ayamahan kusoo baxayey
shabakada wararka (SSC) qaar kamida inuu u
soo goostay ciidan xoogbadan oo uu hogaaminayo maxamud foorteen dhanka kooxda nairobi
kooxdan oo an ilaa hada la aqoon meel ay ka taliso ayaa waxad mooda inay baryahan adeegsadaan
warar been abuur ah sida aad lawada soctanba waxaa isbuucii inasoo dhafay lagu been abuurtay
dadweynaha rer buuhoodle maalintii ciida intii lasoo qaatay sawirada dadka ehelu sharafka ah lasoo
galieyey websetiyada an waxba ka xishoon iyadoo lagusoo qoray inuu halka ugu qudbadeeyey
xaglatoosiye arintan oo dadweynaha rer buuhoodle ku noqotay lama filan iyo wax lala yaabo waxaad
mooda in warbaahinyta (SSC) qaarkeed hada cadaysteen wararka been abuurka ah
http://WWW.BUHOODLEPOST.COM
- damu
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3373
- Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
- Location: PL National Socialist Party
Re: Dagaal Baa Ka Dhacay Laascaanood Waa Been..
SSC caught lying again
http://taleex.net/2010/09/26/taliyaha-q ... aga-saaray
PL police commander in buhoodle busting the lies of xaarlatoosiyeiidaamada SSC ayaa maanta si rasmiya ula wareegey xarunta Qaybta Booliska Buuhoodle oo ay horay gacanta ugu hayn jirtey Puntland kadib markii isfahan weyni dhex marey Sarakiisha Ciidanka iyo Hogaanka SSC,walow ay jiraan xubno arinkaas ka soo horjeeda oo wali u xaglinaya dhanka Puntland.
Ciidamada SSC ayaa haatan gacanta si rasiya ugu haya iyadoo aysan jirin wax khasaare ah oo arinkaas ka dhashey,waxaana jira koox yar oo xabado aan badnayn ku ridey Ciidanka SSC markii ay xarunta Qaybta la wareegayeen.
Horufadhi.com
Xamse xasan geelle
http://taleex.net/2010/09/26/taliyaha-q ... aga-saaray
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super
- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: Dagaal Baa Ka Dhacay Laascaanood Waa Been..
laasouncd time is coming guys

- damu
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3373
- Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
- Location: PL National Socialist Party
Re: Dagaal Baa Ka Dhacay Laascaanood Waa Been..
another lie from the ssc camp Axmed Karaash is still in Garowe!!Executive wrote:They are In denial cause Axmed Karaash who got fired by Faroole has left Garowe and has sided with SSC.
Magaalada Laascaanood waxaa ka jira cabsi weyn, shalay meeshii dagaalku ka dhacay ee ahayd Xaro daanyeerka horey ayey ciidanka SSC uga soo ruqaansadeen, waxayna hada joogaan meel aan ka durugsaneyn Daaraha Maraykanka iyo Beertii reer Cabdi Badhi, magaalada Garoowe sida naloo xaqiijiyey waxaa ka ambabaxay Ahmed Cilmi Cismaan{Karaash} oo hore u ahaan jirey wasiir ka tirsan maamulka Garoowe, Karaash ayaa la sheegay inuu hada xidhay Dhar tuute ah ee ciidanku qaataan, sida uu noo sheegay wasiir ka tirsan kuwa SSC ee jooga Garoowe Karaash wuxuu sheegay inuu ka qayb qaadanayo difaaca iyo xoreynta deegaankiisa, asagoo sheegay inuu haysto ciidan ka amar qaata oo ah SSC.
http://horufadhi.com/?p=2118
axmed karaash is heavly involved with the troops in Tukaraq...unlike party thrower Xaarlatoosiye this man have organised fundraising of tecknikals & other hardware from his own subclans pocket for the troops in Tukaraq!!Wasiirki hore ee Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada Dawladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa maanta xilka ku wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradaas Mudane Cali Axmed Gamuute oo dhowaan xilkaas loo magacaabay.
Munaasabada xilwareejinta ayaa maanta ka dhacdey Xarunta Wasaaradaas ay ku leedahay magaalada Garoowe,waxaana kasoo qaybgalay masuuliyin ka tirsan Puntland,shaqaalaha wasaarada iyo martisharaf kale.
Wasiirki hore ee duulista Hawada iyo Garoomada Axmed Karaash oo ka hadlay munaasabada ayaa soo dhoweeyey magacaabista Wasiirka cusub ee wasaaradaas,waxaana uu sheegay inuu ku faraxsanyahay isla markaana usoo dhoweynaayo lana shaqeyn doono.
Wuxuu intaas ku daray in mudo labo sano uu hayey xilka Wasaaradaas,mudadaasna uu ku talaabsaday waxyaabo badan isla markaana tilmaamay in Wasaaradda ay qabatay waxyaabo kala duwan oo horumar ah.
Dhinaca kale wuxuu sheegay in uusan ka caroon xilka qaadista lagu sameeyey iyadoo uu xusey inuu la shaqeynaayo Dawladda.
Wasiirka cusub ee Wasaaradda Cali Axmed Gamuute oo isagu ahaan jirey Wasiir kuxigeenka Waxbarashada ayaa soo dhoweeyey qaabka uu xilka ku wareejiyey Wasiirki hore isagoo ku amaanay horumarka uu gaarsiiyey Wasaaradda mudada uu hayey.
Wuxuu sheegay inuu wax badan qaban doono isagoo codsaday in lagala shaqeeyo howlaha Wasaaradda ee horyaala iminka.
Si kastaba Jimcihi lasoo dhaafay oo ku beegnayd 28.01.2011 ayay ahayd markii wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Puntland iskushaandayn lagu sameeyey golaha Wasiirada Puntland.

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4228
- Joined: Tue Feb 10, 2009 9:48 pm
- Location: telling Siilaanyo's daughter ictiraaf bed time stories
Re: Dagaal Baa Ka Dhacay Laascaanood Waa Been..
Damu,horto adiga ma Dhulbahantaa reer abti kuu ah?
- damu
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3373
- Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
- Location: PL National Socialist Party
Re: Dagaal Baa Ka Dhacay Laascaanood Waa Been..
yeah bro how did you know that??samadoon-waaxid wrote:Damu,horto adiga ma Dhulbahantaa reer abti kuu ah?
Re: Dagaal Baa Ka Dhacay Laascaanood Waa Been..
damu wrote:another lie from the ssc camp Axmed Karaash is still in Garowe!!Executive wrote:They are In denial cause Axmed Karaash who got fired by Faroole has left Garowe and has sided with SSC.
Magaalada Laascaanood waxaa ka jira cabsi weyn, shalay meeshii dagaalku ka dhacay ee ahayd Xaro daanyeerka horey ayey ciidanka SSC uga soo ruqaansadeen, waxayna hada joogaan meel aan ka durugsaneyn Daaraha Maraykanka iyo Beertii reer Cabdi Badhi, magaalada Garoowe sida naloo xaqiijiyey waxaa ka ambabaxay Ahmed Cilmi Cismaan{Karaash} oo hore u ahaan jirey wasiir ka tirsan maamulka Garoowe, Karaash ayaa la sheegay inuu hada xidhay Dhar tuute ah ee ciidanku qaataan, sida uu noo sheegay wasiir ka tirsan kuwa SSC ee jooga Garoowe Karaash wuxuu sheegay inuu ka qayb qaadanayo difaaca iyo xoreynta deegaankiisa, asagoo sheegay inuu haysto ciidan ka amar qaata oo ah SSC.
http://horufadhi.com/?p=2118
axmed karaash is heavly involved with the troops in Tukaraq...unlike party thrower Xaarlatoosiye this man have organised fundraising of tecknikals & other hardware from his own subclans pocket for the troops in Tukaraq!!Wasiirki hore ee Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada Dawladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa maanta xilka ku wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradaas Mudane Cali Axmed Gamuute oo dhowaan xilkaas loo magacaabay.
Munaasabada xilwareejinta ayaa maanta ka dhacdey Xarunta Wasaaradaas ay ku leedahay magaalada Garoowe,waxaana kasoo qaybgalay masuuliyin ka tirsan Puntland,shaqaalaha wasaarada iyo martisharaf kale.
Wasiirki hore ee duulista Hawada iyo Garoomada Axmed Karaash oo ka hadlay munaasabada ayaa soo dhoweeyey magacaabista Wasiirka cusub ee wasaaradaas,waxaana uu sheegay inuu ku faraxsanyahay isla markaana usoo dhoweynaayo lana shaqeyn doono.
Wuxuu intaas ku daray in mudo labo sano uu hayey xilka Wasaaradaas,mudadaasna uu ku talaabsaday waxyaabo badan isla markaana tilmaamay in Wasaaradda ay qabatay waxyaabo kala duwan oo horumar ah.
Dhinaca kale wuxuu sheegay in uusan ka caroon xilka qaadista lagu sameeyey iyadoo uu xusey inuu la shaqeynaayo Dawladda.
Wasiirka cusub ee Wasaaradda Cali Axmed Gamuute oo isagu ahaan jirey Wasiir kuxigeenka Waxbarashada ayaa soo dhoweeyey qaabka uu xilka ku wareejiyey Wasiirki hore isagoo ku amaanay horumarka uu gaarsiiyey Wasaaradda mudada uu hayey.
Wuxuu sheegay inuu wax badan qaban doono isagoo codsaday in lagala shaqeeyo howlaha Wasaaradda ee horyaala iminka.
Si kastaba Jimcihi lasoo dhaafay oo ku beegnayd 28.01.2011 ayay ahayd markii wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Puntland iskushaandayn lagu sameeyey golaha Wasiirada Puntland.
You are the liar, he left Garowe yesterday
Can't you read? The article says he left Garowe, and so do this article.
dhaqaaq xoog leh oo loogu diyaar garoobayo soo dhoweynta hogaamiye Axmed karaash, ayaa maanta laga dareemayaa deekaanka tukaraqv iyo tuulooyinka ka ag dhow.cuqaal, waxgarad, iyo aqoon yahano kasoo jeeda beesha maxamuud garaad ayaa la filayaa iney si diiran usoo dhoweeyaan hogaamiye Axmed karaash oo hore xil uga hayaha maamulka faroole.
Bedelaada Axmed karaash ayaa timid kadib , markii masuuliyiinta Puntland ay xamiliwaayeen hadal haynta Hogaamiye Axmed karaash ee ku wajahan deegaanada Sool Sanaag iyo Cayn.
Axmed karaash iyo masuuliyiinta punntland ayaa ku kala aragti duwanaa weligoodba marka ay timaado ka hadalka qadiyada deegaanada la isku yidhaado SSC , waxana masuulkani si weyn ugua soo horjeeday dayaca iyo hoosaasinta Maamulka Puntland ee deegaanada SSc , halka raga kale ee xilka u haya maamulka faroole kana soo jeeda deegaanada SSC ay ku qanacsanaayeen musharada yar ee ay ka qaataan maamulkaas inay ku ilaabaan maqnaanshaha laascaanood.
Imaanshaha Axmed karaash, ururka Kaafi community,iyo wax garadka guud ahaanba beelaha maxamuud garaad ayaa la filayaa inay soo celiso nayaayirada iyo hamiga shacabka ku dhaqan deegaanada SSC.
Contact us:- webmaster@boocame.com
- damu
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3373
- Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
- Location: PL National Socialist Party
Re: Dagaal Baa Ka Dhacay Laascaanood Waa Been..
grandson/daughter of gurguurte whats your obsession with PL affairs did you inherit the hate for
darood from the old man???
darood from the old man???
Re: Dagaal Baa Ka Dhacay Laascaanood Waa Been..
Keep propagating your lies.
- damu
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3373
- Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
- Location: PL National Socialist Party
Re: Dagaal Baa Ka Dhacay Laascaanood Waa Been..
hot models should stay out of politics!!!Executive wrote:Keep propagating your lies.

Re: Dagaal Baa Ka Dhacay Laascaanood Waa Been..
Is that all you can come with?
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 16 Replies
- 1452 Views
-
Last post by X.Playa
-
- 0 Replies
- 356 Views
-
Last post by kaliil
-
- 5 Replies
- 1202 Views
-
Last post by 1nemansquad
-
- 91 Replies
- 4357 Views
-
Last post by zingii
-
- 5 Replies
- 1061 Views
-
Last post by MJ-Pride
-
- 2 Replies
- 4028 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 1 Replies
- 848 Views
-
Last post by Queen_Arawello
-
- 3 Replies
- 802 Views
-
Last post by Hotguyy
-
- 6 Replies
- 696 Views
-
Last post by DawladSade