Babygurl welcomes SSC xaglatoosiye
Moderator: Moderators
-
Goljano Lion
- SomaliNet Super

- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
-
Goljano Lion
- SomaliNet Super

- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
-
Goljano Lion
- SomaliNet Super

- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
-
Goljano Lion
- SomaliNet Super

- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Re: Babygurl welcomes SSC xaglatoosiye
Faraxad
Wararka naga Soo gaaraya Magaaladda Columbus ee Gobolka Ohio ayaa waxay sheegayaan in saacadu markay ahayd 2:17pm Saacada Magaaladda Columbus Ohio in uu Garoonka diyaaradaha Ka soo dagay Mr Saleebaan Xaglatoosiye oo ah Hogaamiyaha SSC.
Waxaa lagu Soo waramayaa mar Alaali iyo Markii uu Garoonka ku soo baxay Dadkii garoonka ku sugayay ilaa iyo Saaka Subaxnimaddii inay mar kaliya Dadkii ay isku dareen Sawaxan,qaylo iyo Alalaas farxad badani ku jirto.
Saleeban oo isugu ah Nin Dagaanka ku ah Magaaladda Columbus Ohio halkaas oo ay u dagan yihiin reerkiisa.
Oohinta.
Waxaa la sheegayaa Dumarkii soo dhawaynayay Saleebaan in Markii ay arkeen ay mar kaliya ilintu soo dhaaftay iyagoo aad uga faraxsanaa in uu ilaahay ka badbaadiyay Qiyaamaddii iyo Dhagartii ay u Maleegeen dadka ka soo horjeedda Siyaasadda iyo jiritaanka SSC.
kuwaas oo dacwaddu been abuur ah ka dhigay meelo badan oo aduunka iyagoo ku sheegay in Ururka ama SSC ay tahay Argagaxiso, taas oo cadho badan ku abuurtay Dadka Reer SSC in Hogaamiye Dad matalo lagu tilmaamo in uu yahay Argagixso

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 39 Replies
- 1806 Views
-
Last post by Hyperactive
-
- 0 Replies
- 296 Views
-
Last post by QansaGabeyle
-
- 0 Replies
- 360 Views
-
Last post by QansaGabeyle
-
- 0 Replies
- 315 Views
-
Last post by Advocatar
-
- 13 Replies
- 851 Views
-
Last post by Tha-Truth
-
- 21 Replies
- 2403 Views
-
Last post by S-D-M
-
- 4 Replies
- 1178 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 18 Replies
- 2704 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 3 Replies
- 1076 Views
-
Last post by Goljano Lion
-
- 4 Replies
- 1643 Views
-
Last post by mody21