Update on the massacre: 20 dead 82 Injured severely

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Kanada
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 687
Joined: Thu May 28, 2009 6:15 pm

Update on the massacre: 20 dead 82 Injured severely

Post by Kanada »

Xaalada caafimaad ee shacabkii ku dhaawacmay rasaas shalay ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa laga deyrinayaa kadib markii ay cuslaadeen dhaawacyada qaarkood.
Dhimashada shacabka Rayidka ah ayaa gaartay ilaa iyo 20 qof halka dhaawacu gaaray 82 qof oo dhamaantood ah dad Rayid ah oo ku ganacsanayay Isgoyska Banaadir iyo dad shacab ah oo wadada lugaynayay.
Saraakiisha caafimaadka ee isbitaalka Banaadir ayaa sheegay in dhaawacyada qaar ay aad uculusyihiin lagama maarmaana ay tahay in gurmad dibadda ah loo qaado, sidoo kale agaasimaha Isbitaalka Madiina Maxamed Yuusuf ayaa xaqiijiyay in gudaha Isbitaalka ay ku dhinteen 8 qof oo markii hore dhaawac ahaan loo keenay Isbitaalka taasi oo dhimashada ka dhigtay 20 qof.
Mashaqada waxaa sababay rasaasta ka dhacda qoryaha lidka diyaaradaha oo ay ciidanka dowladda KMG ah si arxan darra ah ula dhaceen goob ay ku badanyihiin shacabka.
Saraakiisha DKMG ah wax talaab ah oo muuqata kama qaadin ciidamadii dilka gaystay marka laga reebo in Isbitaalada ay ku booqdeen wasiiro katirsan DKMG ah iyo saraakiisha ciidamada AMISOM.
http://www.allgedo.com/2011/02/01/dhima ... ca-82-qof/

This is the kind of injustice tfg soldiers are capable of and have been doing since their inception. They only 2 km square and they are doing this to the shacab.

What kind of sane person supports this "government"?
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”