JAAJUUSKA UGU CAANSAN MOGADISHU...?

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
afisoone
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5509
Joined: Wed Jul 22, 2009 9:46 pm
Location: We all want to become president even though Amisom controls Mogadishu

JAAJUUSKA UGU CAANSAN MOGADISHU...?

Post by afisoone »

Jaajuuska ugu caansan oo la dhihi karo cadoowga ugu xun ee shacabka soomaaliyeed ee ku nool Magaalada Mogadishu inee ka walwalaan u baahan waa nin ceenkee ah.

Waa nin Baskiil kusocdo har iyo habeen?

Waa nin baaskiil kusocdo har iyo habeen. Waa nin aada ka filaneeynin inuu sirdoon yahay. Waa nin dhar jeexjeexan ku labisan.

Waa nin dhagool iska dhigo?

Waa nin Dhagool iska dhigo, laakiinse aana dhagool aheen.

Xaafaduu daganyahay Caan ayuu ka yahay?

Ninkaas dhagoolka ah sanadkii wuxuu qaataa lacag ka badan $43, 000.
Ninkaas dhagoolka ah ama iska dhigo dhagool wuxuu heeystaa deviceyo caajiib ah. guriga uu daganyahay waa buush buush laakiin waxaa gurigaas ugu jiro satelite uu kala xiriiro maalin kasto.

SIDEE KU UGAANAY ARINTAAS?

Waxaa heeyna Cajalad laga soo duubay asaga maqal iyo muqaal------------laakiin maqal ayaa ni dhageeysiineeyna sida alshabaab oo kale.
Hadaa rumeeysateen alshabaab waxaa ku qasban tihiin inaa rumeysataan anaga neh maxaa yeelay ma propaganda ayaa kala macaan.
Somalida beenta markasto la maqlo ayee ka jecelyihiin, beenta dhif dhif la maqlo kkkkkkkkkkkkkk...
That is for the entertainment.........

Wabilahi tawfiiq...
User avatar
afisoone
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5509
Joined: Wed Jul 22, 2009 9:46 pm
Location: We all want to become president even though Amisom controls Mogadishu

Re: JAAJUUSKA UGU CAANSAN MOGADISHU...?

Post by afisoone »

Daawada cajalkiin waa kaanaa http://jaajuuska.siyaasada.com
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”