Page 1 of 1

ASWJ and clan militia clash in Guriceel

Posted: Wed Feb 02, 2011 12:08 pm
by AhlulbaytSoldier
Guriceel:(Sh. M. Network) Iska horimaad sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa maanta ka dhacay gudaha magaalada Guriceel kaasi oo u dhaxeeyay ciidamo ka tirsan Maamulka Ahlu Sunna Waljamaaca iyo Maleeshiyo Beeleedyo ku sugan halkaasi

Iska horimaadkaan ayaa waxaa uu bilaawday kadib markii Maleeshiyo Beeleedyo ay la fakadeen gaari gacanta ay ku hayeen Maamulka Ahlu Sunna, gaarigaasi oo markii hore lagala soo goostay Xisbul Islaamkii ku sugnaa degmada Xarardheere ee gobolka Mudug.

3-qof ayaa ku dhimatay tiro intaasi ka badana way ku dhaawacmeen kuwaasi oo u badnaa dad rayid ah, waxaana la sheegay in Maleeshiyo beeleedyadii 8-ka mid ah ay xireen ciidamada Ahlu Sunna ee degmadaasi.

Ma’uuliyiin ka tirsan Maamulka Culumaa’udiinka Ahlu Sunna oo xiriir la samaynay ayaa waxaa ay sheegeen inay jiraan qasaari soo kala gaaray labada dhinac ee halkaasi isku rasaaseeyay, iyagoo sheegay inay ku daba jiraan cidii ka dambeysay.

Wararka laga helayo magaaladaasi ayaa sheegay in caawa bandow lagu soo rogay magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud, iyadoo aan la sheegin inta habeen oo uu soconayo Bandowgaasi.

Re: ASWJ and clan militia clash in Guriceel

Posted: Wed Feb 02, 2011 12:49 pm
by ibrahimcw
hutu king what did i tell you, ahlu sunna is breaking apart into clan militia and there will be no more union between Mareexaan and Habar Gidir anymore. its a very sad day for Galgaduud, Al$habab will take advantage of this.

Re: ASWJ and clan militia clash in Guriceel

Posted: Wed Feb 02, 2011 12:55 pm
by AhlulbaytSoldier
ibrahimcw wrote:hutu king what did i tell you, ahlu sunna is breaking apart into clan militia and there will be no more union between Mareexaan and Habar Gidir anymore. its a very sad day for Galgaduud, Al$habab will take advantage of this.

The sufis are dumb if they cannot unite under Dhikr and dance. :down:

Re: ASWJ and clan militia clash in Guriceel

Posted: Wed Feb 02, 2011 1:53 pm
by AbdiWahab252
Walalaha Galgaduud still failing ........

They lost Kismayo out of greed.

And now will lose Galgaduud.

Re: ASWJ and clan militia clash in Guriceel

Posted: Wed Feb 02, 2011 1:55 pm
by ibrahimcw
every HG comes with expire date, you can only use them for so long before they get rotten. :lol:

Re: ASWJ and clan militia clash in Guriceel

Posted: Wed Feb 02, 2011 1:58 pm
by AbdiWahab252
Ilkoyars are like wives, must be dealt with firmly but once in a while be rewarded with small treats :D