Page 1 of 1
Odayaasha & Isimada Gobolka Ceyn oo qaatay shir
Posted: Wed Feb 02, 2011 1:31 pm
by FBISOMALIA
Buuhoodle:(Allpuntland)Odayaasha,isimada,Aqoonyahanada,Waxgaradka,Culimada,Haweenka & Madaxda gobolka Ceyn ee Puntland ayaa maanta kulan balaaran oo ku saabsan Difaacista gobolka Ceyn ee dawlada Puntland oo ay isku horfadhiyaan ciidamo katirsan Somaliland & qaarkamid ah dadka deegaanka,Waxaana shirkan lagu soo qaaday sidii ay dadka gobolka Ceyn si wadajir ah isugu difaaci lahaayeen.
Shirkan oo ay soo qabanqaabiyeen qaarkamid ah Isimada gobolka Ceyn ayaa waxaa halkaas hadalo kaladuwan kasoo jeediyey saraakiil katirsan Saraakiisha ciidanka Daraawiishta ee Puntland & qaarkamid ah xubnaha maamulka gobolka Ceyn,waxaana ay sheegeen in dawlada Puntland ay diyaar u tahay difaacista dadkeeda islamarkaasna ay talaabo culus ka qaadi doonaan ciidanka Somaliland ee baliga hagoogane jooga.
Shirkan ayaa waxaa ka hadlay Isimo badan oo ay kamidyihiin,Suldaan Siciid Cismaan Cali,Caaqil Maxamuud Xaaji Cumar Camey,Caaqil Cabullaahi Xassan Qami,Caaqil Cabdisamed Cali Xassan,waxaana isimadani ay goobta ka beeniyeen warar sheegaya inay xiriir la sameeyeen madaxweynaha Somaliland islamarkaansa uu madaxweynuhu codsaday in ay isimadaasi ka qeybqaaataan joojinta dagaalka,iyagoo sheegeey in warkaas ay buunbuuniyeen qaarkamid ah dadka aanan dooneyn in dadka deegaanku ay isdifaacaan,waxayna sheegeen in taaasi ay dhabarjab ku tahay difaacista gobolka Ceyn.
Xuseen Maxamed Aadan (Dhalandhool) oo kamid ah Jaaliyada reer Puntland ee dalka dibadiisa oo shirkan ka qeybgalay ayaa sheegey in Jaaliyada Puntland ee dalka dibadiisu ay shacabka gobolka Ceyn la garabtaagantahay taageero kasta oo ay u baahanyihiin islamarkaasna ay diyaar u yihiin sidii loo difaaci lahaa dadka deegaankaas,wuxuuna sheegey in dawlada Puntland ay ka codsanayeen inaysan ilaawin inay u hagar baxdo gobolka ay dhibaatooyinku ka jiraan ee Ceyn.
Re: Odayaasha & Isimada Gobolka Ceyn oo qaatay shir
Posted: Wed Feb 02, 2011 3:36 pm
by udun
FBISOMALIA wrote:Buuhoodle:(Allpuntland)Odayaasha,isimada,Aqoonyahanada,Waxgaradka,Culimada,Haweenka & Madaxda gobolka Ceyn ee Puntland ayaa maanta kulan balaaran oo ku saabsan Difaacista gobolka Ceyn ee dawlada Puntland oo ay isku horfadhiyaan ciidamo katirsan Somaliland & qaarkamid ah dadka deegaanka,Waxaana shirkan lagu soo qaaday sidii ay dadka gobolka Ceyn si wadajir ah isugu difaaci lahaayeen.
Shirkan oo ay soo qabanqaabiyeen qaarkamid ah Isimada gobolka Ceyn ayaa waxaa halkaas hadalo kaladuwan kasoo jeediyey saraakiil katirsan Saraakiisha ciidanka Daraawiishta ee Puntland & qaarkamid ah xubnaha maamulka gobolka Ceyn,waxaana ay sheegeen in dawlada Puntland ay diyaar u tahay difaacista dadkeeda islamarkaasna ay talaabo culus ka qaadi doonaan ciidanka Somaliland ee baliga hagoogane jooga.
Shirkan ayaa waxaa ka hadlay Isimo badan oo ay kamidyihiin,Suldaan Siciid Cismaan Cali,Caaqil Maxamuud Xaaji Cumar Camey,Caaqil Cabullaahi Xassan Qami,Caaqil Cabdisamed Cali Xassan,waxaana isimadani ay goobta ka beeniyeen warar sheegaya inay xiriir la sameeyeen madaxweynaha Somaliland islamarkaansa uu madaxweynuhu codsaday in ay isimadaasi ka qeybqaaataan joojinta dagaalka,iyagoo sheegeey in warkaas ay buunbuuniyeen qaarkamid ah dadka aanan dooneyn in dadka deegaanku ay isdifaacaan,waxayna sheegeen in taaasi ay dhabarjab ku tahay difaacista gobolka Ceyn.
Xuseen Maxamed Aadan (Dhalandhool) oo kamid ah Jaaliyada reer Puntland ee dalka dibadiisa oo shirkan ka qeybgalay ayaa sheegey in Jaaliyada Puntland ee dalka dibadiisu ay shacabka gobolka Ceyn la garabtaagantahay taageero kasta oo ay u baahanyihiin islamarkaasna ay diyaar u yihiin sidii loo difaaci lahaa dadka deegaankaas,wuxuuna sheegey in dawlada Puntland ay ka codsanayeen inaysan ilaawin inay u hagar baxdo gobolka ay dhibaatooyinku ka jiraan ee Ceyn.
Good move on the part of the isimo in Cayn region of PL and the PL government for establishing this important meeting. The message has been sent and the preparations are under way.
iyagoo sheegeey in warkaas ay buunbuuniyeen qaarkamid ah dadka aanan dooneyn in dadka deegaanku ay isdifaacaan,waxayna sheegeen in taaasi ay dhabarjab ku tahay difaacista gobolka Ceyn
Dadka la sheegayaa waa kuwa taageera the bogus entity named SSC Hogaanka trick oo ay ka mid yihiin babygirl, gabadha-uu-awoowaha-u-yahay-gurguurte (aka Executive), Samadoon iyo dhawr kale.
Reer Buuhoodle waa mujaahidiin, diyaar garow fiicana waa lagu jiraa, cadowga guduhuna waa muuqdaa waayo munaafaqada ah qacda maqashii waxna ha u qaban oo ay isticmaalaan kooxdan qurba jooga ah ee SSC Hogaanka Trick waa la fahmay. Raggan odayaasha ahina, Suldaan Siciid Cismaan Cali,Caaqil Maxamuud Xaaji Cumar Camey,Caaqil Cabullaahi Xassan Qami,Caaqil Cabdisamed Cali Xassan, shaqo fiican bay ka hayaan gobolkaas muhiimka ah ee Cayn.

Re: Odayaasha & Isimada Gobolka Ceyn oo qaatay shir
Posted: Wed Feb 02, 2011 3:49 pm
by Babygirl-
Waar beenta iska dhafaa subxanalaah!
As the governor of Cayn for Puntland said
there is nothing from Puntland!!!! & as the PL Mn said
PL will not fight SL are we deaf or blind?
The meeting was between reer-Cayn to defend the region and unite & to show that none have connections with SL..
Beenta Bintilanders naaga joojiya..
