Page 1 of 1

S/land parliament passes budget 2011 with an increase of 70%

Posted: Thu Feb 03, 2011 9:55 am
by The_Emperior5
Fadhigii Maanta ee Golaha Wasiirada ayaa Lagu Ansixiyey Miisaaniyad Sannadeedka 2011 oo Dhan 527,720.451,857.
Hargaysa(Waaheen)- Fadhigii maanta ee Golaha Wasiirada oo Ka Qabsoomay Qasriga Madaxtooyada JSL Gudoominaayeyna Madaxweyanha JSL Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo Waxa lagu Ansixiyey Miisaaniyad Sannadeedka 2011 oo Dhan 527,720.451,857 taas oo 70% ka badan tii sannadkii Hore ee 2010.

Miisaaniyadan Waxa ku jira Korordhsiimada Mushaharka Shaqaalaha iyo Ciidamada oo 100% Waxa kale oo ku jira Markii ugu Horaysay Mashaariic Horu-marineed, Sidaasana loogu Gudbinayaa Golaha Wakiilada oo ah Hay’ada Shirci ahaan Ansixinta Rasmiga ah leh.

ALLAA MAHAD LEH

Cabdillaahi Maxamed Daahir ( Cukuse )

Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.

Re: S/land parliament passes budget 2011 with an increase of

Posted: Thu Feb 03, 2011 11:41 am
by Mr_Alfaas
wan yabo waaheen oo qoreysa warkan hoostan eego shaw waaba afhayeenki madaxweynaha mudane cakuse :lol: :lol:



Well Done Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo and Many Congtrz to ina Xaashi Cilmi without him the goverment wouldnot do it.


2009 the total budget was around 30 million$(if am not mistaken.)
2010 the total budget was around 57 million$
2011 the total budget was around 88 million$

Re: S/land parliament passes budget 2011 with an increase of

Posted: Thu Feb 03, 2011 11:53 am
by The_Emperior5
:clap: :clap: :clap: :clap: The Somaliland government :sland: :sland: :up:

Re: S/land parliament passes budget 2011 with an increase of

Posted: Thu Feb 03, 2011 7:20 pm
by Ceelafweyn
This looks good. But minor correction the budget has not passed the parliament but the cabinet has approved of it. It has yet to reach the MPs. However, i do not think they will have any problems with it.