SHEIKH CABDIQAADIR MUUMIN ALSHABAAB KA SHAKISAY?!!!

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
afisoone
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5509
Joined: Wed Jul 22, 2009 9:46 pm
Location: We all want to become president even though Amisom controls Mogadishu

SHEIKH CABDIQAADIR MUUMIN ALSHABAAB KA SHAKISAY?!!!

Post by afisoone »

Image

ALSHABAAB THE MOST SICK AND DISCUSTING MILITIA AYAA U DIRTAY 10 DHALINYARO OONA CAQLI LAGU OGEEN IYO DIIN MIDNA... QOL AYEE KASHTEEN SU'AAL LAGU QOSLO AYEE WEYDIIYEEN. WAXAA SU'AALAHAAS KAMID AH....


1. Adiga wadanka kaalo awal maxaa ka doontay?
2. Waligaa Jihaad makashay?

SU' AALO XATAA DAMEERADA ISWEYDIIN WAAYE... NIMANKAAN INEE CIRIBTIRAAN AYEE RABAAN MAGA ISLAAMKA. MAXEY DAGAALAMAAN MUSLIMIINTA AYEE KU MASHQUULSANYIHIIN...
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13991
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: SHEIKH CABDIQAADIR MUUMIN ALSHABAAB KA SHAKISAY?!!!

Post by DR-YALAXOOW »

afisyoone websidkee ka soo xigatey warkaaan??
User avatar
afisoone
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5509
Joined: Wed Jul 22, 2009 9:46 pm
Location: We all want to become president even though Amisom controls Mogadishu

Re: SHEIKH CABDIQAADIR MUUMIN ALSHABAAB KA SHAKISAY?!!!

Post by afisoone »

hadaa ma maqashay neh... asagaaba noo sheegay arintaas..... haye this was 2 month news now.. Ineeba sheikha xireen aan u maleenaa... ma maqlin warkiisa 2 month...

maka war heeysaa adiga...
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”