Aragtidayda dadka halkan wax kusoo qora

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Aragtidayda dadka halkan wax kusoo qora

Post by Rightwing »

1-Emperior waa nin qiyaastii ah 30 jira oo ku nool holland. Waa nin karti badan,mintid ku ah wuxuu rabo, oo xitaa haduu qaldan yahay ku adkaysta mowqifkiisa xitaa hadii cadaymo lasoo hor dhigo isma dhiibo (indho-adayg nr one dheh) :lol: waxaan u malaunayaa inuu yahay waxbarashada ku takhasusay cerealka. Emperior waa nin reer Samatar ah HA wuxuuse reer Samatarka ka jecel yahay adam-madoobe HJ. waxaan aaminsanahay haduu kari karo jinsiyada wuu bedelen lahaa.
Wuxuu kaloo caan ku yahay inuu colaadiyo qofkii dhaliila Silanyo.

2- Keyse waxaan da'diisa ku qiyaasay 23, ikastuu ku koray england hadana afsomaliga iyo dhaqankiisu waa kii reer Hargeisa kind of people-oriented person.

3-Siciid. Waa 25 jir ku nool America, superiority complex. whatever he posts here must have connection with HY :lol:

4-Cali-gaab waxaan ku qiyaasay 28 jir ku koray qurbaha, laakiinse aad u xiisaynaya inuu la qabsado dhaqan soomaliga despite Cali spends more time consuming Seego, DVD etc.

5-Garad13 waa an independent-thinker and open-minded person. Walaa dhulos walaa iddor cidna uma joojiyo.

6-Bohol iyo Karaman wuxuu jecelyahay in la maqlo ama la barto jilibada yar yar ee SY iyadoo dadka intiisa badaniba aqoon sacad yoonis.

7-Ceel-afweyn inkastuu meesha ku cusubyahay waxaad moodaa inuu yahay ruugcadaa

8-Cumarlabasuul, 25 years old, waxaan aaminsanay inuu yahay university graduate wuxuuna isaga gudbay from soft (porsche) to hard code

9-Alfalas aka Ahmed laangadhe waa nin kaftan fiican oo arday ka ah Pakistan

10-Hilwaa She's an old fashioned girl oo xitaa hadii la yidhaahdo qofkaasi Psychological trauma ayuu la suffer-garaynayaa waxay odhanaysaa maya waa nacas.

11-Kaliil waxaan ku qiyaasay 35 jir ku nool sweden. Waa nin kaftan yaqaan ah, lamana gabado fikradihiisa.

12-samatr Calankii buluuga ahaa ayuu hoosta ku sitaa, wuxuuna halhays u leeyahay "dee sawtaa layna aqoonsan waayey"

13-Ruralman waa Samaroon version of Siciid...he is obsessed with samaroon this Samaroon that.

14-yonis, awoowe adigu waxaad tahay nin af gaaban oo neceb cyber karbaash.

15-seemeyer, waxaan filyaa inuu yahay SNM war veteran ku nool Manchester

16 SlSoljah?

17 Madelin and asha-waqooyi?

18-Liqaaye Inaadeer magacaaga markaan arkoba waxaa i hor yimaada campaign iyo election :lol:

19 ASADSL iyo Ismail-boss mudo labo sano ah ayay ku cadayn kari waayeen Isaaqnimadooda :lol:

20-UDUN, very very pro koombiste and Kablalixiist waxay isku qadiyad yihiin XAMUD

Ugu danbay waxaa inoo heesi doonta 1Londoner

User avatar
NewHargeisaGirl
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4876
Joined: Sat May 30, 2009 11:49 am

Re: Aragtidayda dadka halkan wax kusoo qora

Post by NewHargeisaGirl »

Waryaa what about me? I am a "nice man" with a female name maha?
User avatar
AsadSL
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2899
Joined: Sun Mar 21, 2010 2:31 am
Location: Oodweyne

Re: Aragtidayda dadka halkan wax kusoo qora

Post by AsadSL »

Waar we are what we are. You people who suffer from paranoia decided not to believe us doesn't change the fact that we are Habar Younis.
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Aragtidayda dadka halkan wax kusoo qora

Post by Rightwing »

Newhargeisagirl wrote:Waryaa what about me? I am a "nice man" with a female name maha?

Waan ku xusuunaa waanse kaa baqay
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Aragtidayda dadka halkan wax kusoo qora

Post by Rightwing »

AsadSL wrote:Waar we are what we are. You people who suffer from paranoia decided not to believe us doesn't change the fact that we are Habar Younis.
Gartay
User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: Aragtidayda dadka halkan wax kusoo qora

Post by Keyse_0208 »

Newhargeisagirl wrote:Waryaa what about me? I am a "nice man" with a female name maha?
21 Newhargeisagirl. Tani waa mid is nacday oo iyadoo yar suuqa gashay :lol: waxa soo korsaday the "Red cross" oo soo baray dhaqanka gaalada, imika waxay u shaqaysaa chirsitian charity la yidhaahdo "The salvation army" :lol: xagaa oo ay askarta america ee afghanistan jooga ay lacag u uriiriso.
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Aragtidayda dadka halkan wax kusoo qora

Post by Rightwing »

Keyse_0208 wrote:

Alfaas ma u maslaxnaa sharciga ha ku qaatee si'uu uga baxo Pakistan?
User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: Aragtidayda dadka halkan wax kusoo qora

Post by ToughGong »

18-Liqaaye Inaadeer magacaaga markaan arkoba waxaa i hor yimaada campaign iyo election
:lol: :lol: :lol:
User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: Aragtidayda dadka halkan wax kusoo qora

Post by Keyse_0208 »

Rightwing wrote:Alfaas ma u maslaxnaa sharciga ha ku qaatee si'uu uga baxo Pakistan?

Suldaan alfaas waa in aynu habayno. Newhargeisagirl are you willing to travel to pakistan and help Suldan Alfaas with his immigration papers and bring him to usa.? ilaahay khayr ha ku siiyee :lol:
User avatar
NewHargeisaGirl
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4876
Joined: Sat May 30, 2009 11:49 am

Re: Aragtidayda dadka halkan wax kusoo qora

Post by NewHargeisaGirl »

Rightwing,
Inaader forget about Alfaas, I think I have crush on you !!

Senorita aka Keysa
sinjigaaga wasse afka qadhmuun iga xidh..
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Aragtidayda dadka halkan wax kusoo qora

Post by Rightwing »

Newhargeisagirl wrote:Rightwing,
Inaader forget about Alfaas, I think I have crush on you !!

Maansha allah in this case Alfaas Pakistantiisaas jabaadhida ha iska cuno..
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Aragtidayda dadka halkan wax kusoo qora

Post by Rightwing »

Rightwing wrote:
Newhargeisagirl wrote:Rightwing,
Inaader forget about Alfaas, I think I have crush on you !!

..

Maansha allah in this case Alfaas Pakistantiisaas jabaadhida ha iska cuno
Sanbalolshe
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 537
Joined: Mon Oct 19, 2009 9:47 pm

Re: Aragtidayda dadka halkan wax kusoo qora

Post by Sanbalolshe »

"18-Liqaaye Inaadeer magacaaga markaan arkoba waxaa i hor yimaada campaign iyo election."

:lol: :lol: :lol:

Sidii electionku u dhacay laakiin wuu iska nastaa sow maaha?

Bal right wing adna taariikhdaada oo gaaban iga hoo:

Rightwing: Wuxuu ku dhashay baadiyaha ceerigaabo, waxaana soo korsatay islaan ayeydiis ah oo la odhan jirey Ardo jaamac baabuur. Wuxuu adhi iyo waxaro raacaba wuxuu noqday qowsaar geela raaca, kadibna isaga oo 15 sano jira ayaa loo soo dhoofiyey dalka yamanta halkaas oo makhaayad mudo halsano ah uu ka ahaa cook cuntada kariya, af carabina ka yaqaana laqad wususnaa iyo meeshu qashin kathiir. Wuxuu dab iyo dheri ku jiraba isagoo weli sidii u dhego xidhan ayuu rightwing qansax oogle kasoo degay magaalada london halkaa oo uu bilaabay inuu reer magaalnimo isku khasbo isagoo macawistii iyo go'ii intuu tuuray sida jamaicanka u lebista. Meeshuu haddaba qalin iyo buug qaadan lahaa ayuu ileen awalba reer baadiyuu ahaaye bilaabay inuu ciyaala suuqiinta raaco oo kiniinada loo yaqaano ecstaciga weliba nooca dhacy ee expired ka ah qaato. Halkaas ayaa fraiidnimadiisii iyo dhaqankiisii fiicnaa ugu dambeysey wuxuuna noqday dulli marba buste salvation armiga uu kasoo baryey marba gidaar dhigta oo seexda. Tolkii ayaa isu tegey oo markii qubayso oo meel fiican joog laga kari waayey ayaa la is yidhi kani waaba psychiatric patient ka dibna he was institutionalised. labaatan sano markuu handicap ahaa oo mental asylum ku jirey ayaa lasoo saaray oo masaajidka la bilaabay in quraan lagu saaro.

Aakhir kii isagoo 38 sano jira ayuu siduu maalmo u fiicnaa hadana bilaaba inuu kiniin dhacay qaato. Inta la khiyaameeyey baa Somaliland dhaqan celis loo geeyey, gabadh ay qaraabo yihiina inta lagu baryey la yidhi bal miskiinku waa intaas oo u caafimaadaaye iska guurso. Way ogolaatay laakiin nasiib darro waxay ka carartay markay ogaatay ninkan isagoo 40 years old ah inuu xabagta ama koolada nuugo ileen burco party drugs lagama helee. Waxba yaanan hadal idinku daaline reerkoodii waxay codsadeen inaysan nin weyn oo 40 jira ku daawan karin xabag iyo tiindhar sidaa darteedna sida ugu dhakhsaha badan london loogu celiyo oo halkaa ceebtiisa lagu asturo. Maanta oo taariikhdu tahay 04/01/2011 wuxuu Rightwing ku suganyahay magaalada liverpool ee dalka ingiriiska isagoo marna city councilka cleaner u ah marna social securitigiisa iska qaata, waxaana xusid mudan inuu weli kiniini dhacay sidii u qaato markuu waayona sleeping tablets ku bedalo. Mar marbuu qaad cunaa kadibna isagoo marqaansan meel s/net la yidhaahdo topikyo daciif ah oo titelekoodu yahay sida: ARAGTIDAYDA DADKA HALKAN WAX KUSOO QORA lasoo shirtagaa, isagoo iska dhigaya professor cilmiga psychologiga ah, inkastoo uu isagu mental patient yahay :lol: :lol: .

Rightwin inaadeer, ma waxbaan ka tegey?
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Aragtidayda dadka halkan wax kusoo qora

Post by Mr_Alfaas »

Keyse_0208 wrote:
Rightwing wrote:Alfaas ma u maslaxnaa sharciga ha ku qaatee si'uu uga baxo Pakistan?

Suldaan alfaas waa in aynu habayno. Newhargeisagirl are you willing to travel to pakistan and help Suldan Alfaas with his immigration papers and bring him to usa.? ilaahay khayr ha ku siiyee :lol:
waar Ilaahay yaa wax siiyey bad wadaa abtiye wa sidee :lol: :lol:

masakinti oromada aheyd ee hargeysa basaska ka dawarsan jirtey :lol:
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Aragtidayda dadka halkan wax kusoo qora

Post by Mr_Alfaas »

Rightwing
9-Alfalas aka Ahmed laangadhe waa nin kaftan fiican oo arday ka ah Pakistan
:lol: :lol: :lol:
3-Siciid. Waa 25 jir ku nool America, superiority complex. whatever he posts here must have connection with HY :lol:
:lol: :lol:
10-Hilwaa She's an old fashioned girl oo xitaa hadii la yidhaahdo qofkaasi Psychological trauma ayuu la suffer-garaynayaa waxay odhanaysaa maya waa nacas.
:lol: :lol: :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”