
Madexweynaha Somaliland Ahmed Silaanyo ayaa baasaboorkiisii Britishka ahaa ayaa 20 bari kuduhooda ku dhacayaa. Hada ayuu usoo ambabaxaayaa asagoo wafdi wato siduu u cusbooneeysiiyo baasaboorkiisa xaq ah. Illeen haduu ka dhaco kama soo bixi karo somaliland.




