Garoowe(AllPuntland)- Ciidamada Amaanka Maamul Goboleedka Puntland ayaa saakay abaaro 7:30 subaxnimo gacanta ku dhigay Labo wiil oo dhalinyaro ah kuwaasi oo deegaan ahaan ka soo jeeda degmada Mandheere, iyagoo u socday arrimo Ganacsi sida ay APL u sheegeen ehelada Idiris Ismaaciil Ibraahim oo 26 sano jir ah iyo Cabdi Cali Ibraahim.
Wiilashan oo degmada Mandheere howlo ganacsi ugu yimid si ay deegaanada Puntland uga helaan ganacsi jaban maadaama xarunta ganacsiga Puntland ay ku taal Boosaaso, waxaana qabashadooda lala xariirinayaa shaki laga qaaday wiilashan maadaama ay ku cusub yihiin deegaanka lagu qabtay ee Garoowe.
Ehelada wiilashan oo la hadlay APL ayaa ka codsaday Maamulka Puntland in ay loo soo daayo wiilashooda maadaama aysan ka mid aheyn kooxaha looga shakiyay isla markaana howllo ganacsi u tegay Puntland.
Maamulka Puntland ayaa mudooyinkii danbe bilaabay howlo ay kula dagaalamayaan kooxaha aan la garan ee gudaha Puntland ka fuliya falalka amaan daro, inkastoo xiliyada qaar ay gacanta ku dhigaan dad aan shaqo ku laheyn arrimahaasi taasoo keenta in qofka baaris la'aan xabsiga la isaga sii haayo.
Cali Muxiyaddiin
Xarunta Yurub.
Ciidamada Puntland oo xabsiga Garoowe dhigay Labo dhalinyaro
Moderator: Moderators
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super
- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Ciidamada Puntland oo xabsiga Garoowe dhigay Labo dhalinyaro
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super
- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: Ciidamada Puntland oo xabsiga Garoowe dhigay Labo dhalin
good job for our solder anything get happen its no allowed to market out side the cities....at the same time we hope they release them a soon as possible if they Innocent
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 421 Views
-
Last post by Xingalol
-
- 0 Replies
- 291 Views
-
Last post by TheblueNwhite
-
- 33 Replies
- 117 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 5 Replies
- 859 Views
-
Last post by TheblueNwhite
-
- 3 Replies
- 550 Views
-
Last post by fagash_killer
-
- 20 Replies
- 943 Views
-
Last post by Goljano Lion
-
- 0 Replies
- 448 Views
-
Last post by Erigavo-Man
-
- 0 Replies
- 294 Views
-
Last post by Hiiraan boy