Xarakat Al Shabab feed the needy in Marka

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Xarakat Al Shabab feed the needy in Marka

Post by grandpakhalif »

Guddiga gurmadka wilaayada Islaamiga Shabeelaha Hoose ayaa gargaar balaaran gaarsiiyay shacabka ku dhibaataysan abaaraha ka jira degmooyin iyo deegaanno katirsan wilaayadaasi.


Koox dhaqaatiir ah ayaa kamid ahaa guddigii gurmadka gaarsiiyay Shabeelaha Hoose waxayna dawooyin siiyeen carruur iyo haween nafaqa darro dilootay kadib markii ay waayeen quutkii waxtarka lahaa ee ay cuni jireen.


Weriyaha SomaliMeMo ee Shabeelaha Hoose Abuu Anas ayaa socdaal ku tegay deegaanada Gargaarka laga qeybiyay wuxuuna soo sheegay in dhibaatada ugu daran ee haysata dadka iyo duunyada ay tahay biya la'aan.


Raashin,Biyo,Timir iyo dawooyin ayaa shacabka loo qeybiyay, deegaanada Leego,Yaaq-bariweyne,Kabahirig iyo deegaanno kale ayaa kamid ahaa meelaha gargaarka laga qebiyay

Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image

Allahuakbar we never seen Puntland or SOmaliland doing anything like Al shabab
Kanada
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 687
Joined: Thu May 28, 2009 6:15 pm

Re: Xarakat Al Shabab feed the needy in Marka

Post by Kanada »

grandpakhalif wrote:
Image
:?
User avatar
juzme123
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1653
Joined: Thu Dec 16, 2010 3:50 pm

Re: Xarakat Al Shabab feed the needy in Marka

Post by juzme123 »

grandpakhalif wrote:
Allahuakbar we never seen Puntland or SOmaliland doing anything like Al shabab
Somaliland is bringing water to the drough areas:

User avatar
Kukri
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6571
Joined: Thu Oct 02, 2008 8:21 am
Location: Jigjiga

Re: Xarakat Al Shabab feed the needy in Marka

Post by Kukri »

Does he realy need the balaclava?

I guess a crook will always be a crook.
Nomand
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7582
Joined: Fri Jan 23, 2009 5:51 am
Location: nomand, first of my names, king of the andals and the first men

Re: Xarakat Al Shabab feed the needy in Marka

Post by Nomand »

even when they are feeding the needy they are hiding their faces like tuugo.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”