Tukaraq:(Allpuntland)-Wararka lagahelayo Deegaanka Gambara ee gobolka Sool ayaa kusoo waramaya in halkaas saacadihii lasoo dhaafay ay dhaqdhaqaaqyo ciidan kawadaan ciidamo daacad u ah Wasiirkii hore ee Duulista Hawada Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) oo mudooyinkii lasoo dhaafay kusugnaa deegaanka Tukaraq ee gobolkaas,waxaana ay wararku intaas kudarayaan ciidankan oo wata gaadiid dagaalo oo badani ay weerar ku yihiin dhanka magaalada Laascaanood.
Wararku waxay intaad kudarayaan in ay deegaanada u dhexeeya Gambara & Tukaraq ay kajiraan Xamaasad dagaal islamarkaasna ay jiraan qaarkamid ah shacabka halkaas kusugan,waxaana ay wararku sidoo kale sheegayaan in ciidankan daacada u ah Axmed Karaash ay deegaanadaas gaareen kadib wadatashiyo uu mudooyinii lasoo dhaafay kawaday deegaanka Tukaraq oo ah halka ugu danbaysa ee ay joogaan ciidamada Somaliland.
Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) oo qaarkamid ah Warbaahinta la hadlay ayaa sheegey in uu dhaqdhaqaaqaan ugala jeedo difaaca gobolka Sool oo uu sheegey in ay tahay sababta ugu muhiimsan ee uu dalka dibadiisa ugu yimid,waxaana uu sidoo kale sheegey inuu diyaar u yahay qabsashada magaalada Laascaanood oo uu sheegey in imika ay tahay waqtigii ugu muhiimsanaa ee la weerari lahaa islamarkaasna gacanta dadka deegaanka lagu celin lahaa.
Cabdiqani Xayir
Allpuntland
Liberating Laascaanood The Mujaahidiins Are In Route....
Moderator: Moderators
- Somalian_Boqor
- SomaliNet Super

- Posts: 10847
- Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
- Location: Fuck Faroole & His Supporters
- Cirwaaq
- SomaliNet Super

- Posts: 6472
- Joined: Wed Mar 24, 2010 2:37 pm
- Location: Event Horizon periphery... HIILumination
Re: Liberating Laascaanood The Mujaahidiins Are In Route....
Laascaanod could be the bridging city between the different admins or the battle field for years to come.
Difference:
Economic Epicentre Vs Kashmir
May Allah protect the innocents
Difference:
Economic Epicentre Vs Kashmir
May Allah protect the innocents
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 12 Views
-
Last post by Somalian_Boqor
-
- 68 Replies
- 4615 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 20 Replies
- 1069 Views
-
Last post by Sakhraan
-
- 77 Replies
- 3296 Views
-
Last post by Ayatulahi_Qardamsay
-
- 28 Replies
- 2001 Views
-
Last post by Daff
-
- 4 Replies
- 574 Views
-
Last post by TarTar
-
- 37 Replies
- 2016 Views
-
Last post by JolieFille
-
- 3 Replies
- 458 Views
-
Last post by Gubbet