Gudoomiyaha Caabudwaaq visits Marehan settlements in Gelaadi
Posted: Mon Feb 07, 2011 2:07 pm
Gudoomiyaha iyo wafti uu hogaaminayey oo booqasho ku tagey deegaanoka
tirsan Dhulkasoomalidu degto e Etiopia ayaa ka warbixiyey
socdaalkoodii kaasi ooqaatey maalmo isla markaana ay ku soo mareen deegaano dhowr ah oo ay beesha Sade degto oo ka tirsan deegaanka
Degmada Galaadi.
Sh. Xasan Caabudwaaq ayaa sheegay in ay kulamo la qaateen masuuliyiin
ka tirsan maamulka Galaadi kaasi oo uu sheegay inay ku qotomey
iskaashi ay ka sameeyaan dhinacyada amniga iyo horumarka iyo xoojinta xiriirka ka dhexeeya.
Gudoomiyaha ayaa sheegay in ay dadka ku nool deeganada ay booqashada ku tageen isaga iyo waftiga uu hogaaminayey ay kalakulmeen soo dhaweyn taasi oo keentey in ay waxbadan ka wadahadlaan.
Gudoomiyaha Degmada Caabudwaaq Sh. Xasan Cabdi Calas (Xasan
Caabudwaaq) oo la weydiiyey waxa ka jira warar la isla dhexmarayey
maalmahaan oo ku saabsanaa in ay xireen ciidamada deegaanka
Somalidaayaa shegay in ay tahey been abuur iyo borobogaando aan waxba
ka jirin ayna shegeen dad uu ku tilmaamey war xun sheeg.
ugu dambeyn gudoomiyaha iyo waftigiisa ayaa ku soo laabtey degmada
xili ay dadweynaha Degmada isla dhex marayeen inay xireen ciidamada
deegaanka Etiopia.
C/karin Axmed Bulxan
Radio Caabudwaaq Codka Galgaduud