Puntland Cabdisamad Cali Shire oo 30 haween ku xidhay Garowe

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
AbrahamXirsi
Posts: 136
Joined: Wed May 05, 2010 7:09 pm

Puntland Cabdisamad Cali Shire oo 30 haween ku xidhay Garowe

Post by AbrahamXirsi »

Garoowe(Jidbaale):- In ka badan 30 haween ah oo ka soo jeeda deegaanadda SSC ayaa magaaladda Garoowe lagu xidhay labadii maalmood ee u danbeeyey iyada oo tiro kalena la raadinayo, haweenkan ayaa mudaharaad xoogle ku sameeyey Cabdi Samed Cali Shire iyaga oo isku soo baxay afaafka hore ee xarunta maamulka Garoowe.





Kuwaas oo ku dhawaaqayey Erayo ay ku kicinayaan Cabdisamed haweenkan ayaa markii danbe ku bilaabay Shiid guriga uu dagan yahay Cabdisamed Cali shire kolkaas oo Askarta Ilaaladda u ay xabado ugu jawaabeen dibad baxayaashan.

Shalayto ayaa galinkii danbe hadana Cabdisamed ku yaala dhinac Bari ee Magaaladda mar kale waxa ay haweenkani ugu tageen guriga kuwaas oo ka dalbayday in uu sida ugu dhakhsiyaha badan uga baxo magaaladda, waxana ay wateen boodhado ay ku qoran yihin Erayo lidku ah Cabdisamed Cali Shire isku dhac ayaa dhexmaray Haweenka Mudaharaadayey iyo Ciidamadda Ilaaladda u ah Cabdisamed oo qoryo dabadood la dhacay waxa ay jeelka u taxaabeen 30 ka mid ahaa mudaharaadayaashii waxna ay ku daba joogaan intii ka carartay

Haweenkan ayaa ilaa maanta u xidhan Cabdisamed isaga oo diiday in uu soo daayo waana markii ugu horaysay oo Gabdho SSC ah ku xidho ,xili ay ku waaninayaan dano ka dhaxeeya.

1.Xamdi Farax Ciise

2.Caasha Cali Muuse

3.Muna Jaamac Bashiir

4.Deeqa Jaamac Bashiir

5.Farduus Xuseen Xassan

6.Nuura Cabdi Garaad.
User avatar
AbrahamXirsi
Posts: 136
Joined: Wed May 05, 2010 7:09 pm

Re: Puntland Cabdisamad Cali Shire oo 30 haween ku xidhay Ga

Post by AbrahamXirsi »

Shirqoolo ka Dhan ah Halganka iyo Kacdoonka Shacabka SSC oo ka socda Garoowe.
Tan iyo intii ay bilaabatay kacdoonka shacabka dadaweynaha SSC ee is haysta ilaa Kalshaale iyo Laascaanood, waxaa jiray shirar kala gedisan oo ka soconaya magaalada Garoowe, Shirarkaas ayaa waxaa lahaa dhamaan xubnahaga Golaha wasiirada ee maamulka Faroole kuwaasoo badankoodu soo jeediyeen in taageero Hiil iyo hooba leh la isla garab taago shacabka SSC.
Hase yeshee waxaa arintaas aad uga soo horjeestay Madaxweyne ku xigeenka maamulkaas Abdi Samad Cali Shire iyo weliba xubno kale oo asaga lka ag dhow, waxaana la sheegay in Odey Abdi Samad hada uuba ka cad cad yahay Faroole, waxaana dhawaan uu C/Samad Taliye ciidan u magacaabay Maxamed Raage kaasoo ujeedkiisu ahaa in lagu bur buriyo Ciidamada Tukaraq jooga ee ka soo jeed Deeganada SSC kuwaasoo diidey inay hoostagaan maamulka Garoowe.
Abdi samad ayaa la sheegay inuu lacag fara badan u dhiibey Maxamed Raage isla markaana uu ku amray inuu kala fur furo Ciidankaas iyo weliba shir u soconayey odayaasha deegaankaas, oo ay kaga arinsanayeen mustaqbalka Hubka iyo ciidamada uu hore gacanta ugu hayey Ahmed Karaash.
Maalinimadii khamiista waxaa ka dhacay guriga uu C/Samad ka degan yahay Garoowe qyabtqa madaxtooyada mudahraad ay soo abaabuleen shacabka degan Garoowe ee ka soo jeeda SSC, waxayna ka dalbanayeen inuu fadhiga ka kaco, isla markaana uu dadkiisa is garabtaago. Waxaase jawaabtii ka timid dhanka C/Samad noqotay in xabado lagu rido maatadii banaanbaxaysey kuwaasoo diidanaa ficil la’aanta uu odeygu deriska u noqday.
Habeen hore ayaa la sheegay in la qabtay shir Alabaabadu u xidhan yihiin oo Abdisamad iyo Faroole oo ay weheliyaan Cali Dolar iyo Abdi halas madaxtooyada ka dhacay kaasoo Abdi Halas ka sheegay in mudaharaadkii Khamiistii laga soo abaabulay Tukoraq, isla markaana loo baahan yahay in laga hortago waxa ka soconaya magalaadaasi.
Warar aanu ka helnay ilo laagu kalsoon yahay oo ku sugan Garoowe waxay sheegeen in hoosta laga xariiqay in ciidanka Tukoraq ku sugan loo aqoonsado cadaw, lana mid ah ciidan ku soo duuli kara Gaaroowe , sidaas daraadeedna hadaan lagu wareejin wasiirka cusub ee Ahmed Cali Askar in talaabo militery laga qaato. Arintaas ayaa la sheegay in la isku waafaq, waxaana intaas ka dib shalay oo ahayd habeenimadii uu shirku dhacay maalinimadeedii hadanma mudaharaad sameeyey shacablka SSC ee goowe degan, kuwaasoo boodhadh ay SSC ku xardhan tahay isla hortubay guriga Madaxweyne ku xigeenka C/Samad Cali Shire.
Waxayna ku dhawaaqayeen” SSC ha noolaato” Dan umada uma haysid” dadkaagaa waa la laynayaa” iyo erayo kale. Waxaase arintaaas aad uga cadhoodhay Odey Abdi Samad oo amarku bixiyey in jeelka la dhigo haweenka, taasoo ay wiilasha dhegaha fudud ee ilaaliya C/Samad markiiba ku dhgaqaaqeen, suuqa Garoowena jiid jiideen gabdho Dhulbahante ah, ayadoo ay dadka kale ee magaalada degana daawanayeen.
Waxaana hada la sheegay in 30 dumar ahi jeelka habeenkii labaad ku hoyanayaaan, tasoo ay aad uga xumaadeen shacabka kale ee SSC ee jooga Garoowe, Xildhibaanada ka soo jeeda SSC ayaa la sheegay in qaarkood basaasiin yihiin, oo qofkii soo qaada in loo hiiliyo shacabka Dhulbahante ay jiraan kuwo Abdi Samad u shaqeeya oo markiiba u gudbinaya taasoo lagaga jawaabo inta badan in xilka laga qaado.
Abdi Salaan Siciid Cartan.
Soomaaliya.
User avatar
LiquidHYDROGEN
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14522
Joined: Fri Mar 16, 2007 10:48 am
Location: Back home in Old Kush

Re: Puntland Cabdisamad Cali Shire oo 30 haween ku xidhay Ga

Post by LiquidHYDROGEN »

:lol: Oo maxaa naga galay?
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Puntland Cabdisamad Cali Shire oo 30 haween ku xidhay Ga

Post by udun »

What does this mean? :lol: :lol:
User avatar
AbrahamXirsi
Posts: 136
Joined: Wed May 05, 2010 7:09 pm

Re: Puntland Cabdisamad Cali Shire oo 30 haween ku xidhay Ga

Post by AbrahamXirsi »

abdi.ismail wrote::lol: Oo maxaa naga galay?

Dee sxb saw adoomadeenii maaha, hoosta ayaan ka dhaadhicanyna.
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Puntland Cabdisamad Cali Shire oo 30 haween ku xidhay Ga

Post by udun »

AbrahamXirsi wrote:
abdi.ismail wrote::lol: Oo maxaa naga galay?

Dee sxb saw adoomadeenii maaha, hoosta ayaan ka dhaadhicanyna.
Miskiin xaar baa lagaaga sii daayey markaasaad kii kaaga sii daayey wax ka sheegaysaa :|
User avatar
AbrahamXirsi
Posts: 136
Joined: Wed May 05, 2010 7:09 pm

Re: Puntland Cabdisamad Cali Shire oo 30 haween ku xidhay Ga

Post by AbrahamXirsi »

Binti-Udun. adiga waxa laguu qaatay adoo iska aamuso, xoolaha ayaa ku dhaama, bal u fiirso naagihiinii oo sida adoomada jelka lagu dhex wasaayo ayaad ilka waaweyn oo dhareer leh lasoo fadhidaa. :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
User avatar
LiquidHYDROGEN
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14522
Joined: Fri Mar 16, 2007 10:48 am
Location: Back home in Old Kush

Re: Puntland Cabdisamad Cali Shire oo 30 haween ku xidhay Ga

Post by LiquidHYDROGEN »

udun wrote:
AbrahamXirsi wrote:
abdi.ismail wrote::lol: Oo maxaa naga galay?

Dee sxb saw adoomadeenii maaha, hoosta ayaan ka dhaadhicanyna.
Miskiin xaar baa lagaaga sii daayey markaasaad kii kaaga sii daayey wax ka sheegaysaa :|
Dabayaco, I know you fantasize peeking through a keyhole and watching Somaliland soldiers doing majertenian women lakiin the conquest of garowe will come in good time, be patient. In the mean time, enjoy your peace while it lasts. :up:
User avatar
EastAfrica
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1371
Joined: Sat Jul 17, 2010 7:46 pm
Location: Las Anod, SSC-SOMALIA

Re: Puntland Cabdisamad Cali Shire oo 30 haween ku xidhay Ga

Post by EastAfrica »

Naagtan agoonta ah ee la baxday Abraham, naa maxaa ku galiyey afaaraha SSC iyo Puntland, waa naag nimanka la daba dhigay

Ingriiskii waxa uu ku baray dhaqanxumo iyo anshaxumo, ka hadh SSC iyo Puntland
User avatar
AbrahamXirsi
Posts: 136
Joined: Wed May 05, 2010 7:09 pm

Re: Puntland Cabdisamad Cali Shire oo 30 haween ku xidhay Ga

Post by AbrahamXirsi »

EastAfrica. soo qoyso adna aan kuu xiiree.

Ma inadeerta meesha kasoo urisay oo marduuf la dhaafsanaayo. :lol: :lol: :lol: :lol:
User avatar
EastAfrica
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1371
Joined: Sat Jul 17, 2010 7:46 pm
Location: Las Anod, SSC-SOMALIA

Re: Puntland Cabdisamad Cali Shire oo 30 haween ku xidhay Ga

Post by EastAfrica »

Nin loo xiiray oo jabayweyn gaadhay baa hadlaya, maanta ilmaadeeradaa caantayn lama siisan, dhulkay wadhan yihiin , lool
User avatar
AbrahamXirsi
Posts: 136
Joined: Wed May 05, 2010 7:09 pm

Re: Puntland Cabdisamad Cali Shire oo 30 haween ku xidhay Ga

Post by AbrahamXirsi »

abdi.ismail wrote:
udun wrote:
abdi.ismail wrote::lol: Oo maxaa naga galay?

Dee sxb saw adoomadeenii maaha, hoosta ayaan ka dhaadhicanyna.
Miskiin xaar baa lagaaga sii daayey markaasaad kii kaaga sii daayey wax ka sheegaysaa :|
Dabayaco, I know you fantasize peeking through a keyhole and watching Somaliland soldiers doing majertenian women lakiin the conquest of garowe will come in good time, be patient. In the mean time, enjoy your peace while it lasts. :up:[/quote]



:lol: :lol:
:lol: :lol:
:lol: :lol:
:lol: :lol:



Image
User avatar
AbrahamXirsi
Posts: 136
Joined: Wed May 05, 2010 7:09 pm

Re: Puntland Cabdisamad Cali Shire oo 30 haween ku xidhay Ga

Post by AbrahamXirsi »

EastAfrica wrote:Nin loo xiiray oo jabayweyn gaadhay baa hadlaya, maanta ilmaadeeradaa caantayn lama siisan, dhulkay wadhan yihiin , lool

Kaftan kuma furno orod hablaha walaaladaaya iyo eedooyiinkaga jailka ka so jabso. :lol: :lol: :lol:
User avatar
EastAfrica
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1371
Joined: Sat Jul 17, 2010 7:46 pm
Location: Las Anod, SSC-SOMALIA

Re: Puntland Cabdisamad Cali Shire oo 30 haween ku xidhay Ga

Post by EastAfrica »

AbrahamXirsi wrote:
EastAfrica wrote:Nin loo xiiray oo jabayweyn gaadhay baa hadlaya, maanta ilmaadeeradaa caantayn lama siisan, dhulkay wadhan yihiin , lool

Kaftan kuma furno orod hablaha walaaladaaya iyo eedooyiinkaga jailka ka so jabso. :lol: :lol: :lol:

Sidoo kale, adna kaftan kuuma furna orodoo nimanka walaalahaaga ah iyo adeeradaa ah ee meydadkoodii dhulkii wadhanyahay, soo guro ama dadka la aas, qaar waaba ku laguu aasay,

hadal kuuma yaalo ee meesha ka kac :lol: :lol: :lol:
Last edited by EastAfrica on Mon Feb 07, 2011 6:00 pm, edited 1 time in total.
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: Puntland Cabdisamad Cali Shire oo 30 haween ku xidhay Ga

Post by FBISOMALIA »

sxb you make good website keep going :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”