Page 1 of 1

Hogaamiye Ku Xigeenka SSC Oo Waraysi siiyay lasanod Online

Posted: Mon Feb 07, 2011 6:05 pm
by EastAfrica
Image


http://somali24.net/podcast/1151


Hogaamiye Ku Xigeenka SSC Cali Sabarey Oo Waraysi siiyay Shabakada lasanod Online( Maqal)


Buhoodle,(lasanod ONline)-Hogaamiye Ku Xigeenka SSC ahna Ku simaha gudoomiyaha Maamulka SSC ayaa caawa waraysi uu siiyay shabakadda Lasanod Online

kaga warbixyay dagaaladii maanta ka dhacay deegaanka kalshaale wuxuuna sheegay inay khasaare lixaad leh u geysteen Ciidamada Somaliland