Maanta magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud waxaa ka dhacay mudahaarad balaaran oo ay soo qabanqaabiyeen shacabka ku dhaqan magaalada Caabudwaaq gaar ahaan ururka garabka haweenka,waxaana banaan baxaasi ahaa mid lagu muujinayey sida loo xun yahay weerarka cadaanka ah ee Maamulka Somaliland ku soo qaadeen shacabka reer buhoodle.
Shacabka magaalada Caabudwaaq ayaa saaka isugu soo baxay wadooyinka waa weyn ee magaalada Caabudwaaq iyagoo muujinaya ka xumaanshaha ay ka xun yihiin weerarka Somaliland ku soo qaadey degaanada Ssc,waxaana ay sheegeen inay garab istaagi doonaan shacabkooda degaanadaasi ku nool.
Mid ka mid ah garabka ururka haweenka ee magaalada Caabudwaaq oo lagu magacaabo Xaliimo Gayr Cali yare oo banaan baxaasi ka hadashay ayaa sheegtey inay aad uga xun yihiin in Maamulka somaliland weerar qaawan ku soo qaado shacabka reer buhoodle,waxaana Xaliimo sheegtey inay diyaar u yihiin inay ka qayb qaataan difaaca gobolada Sool,Sanaag & Cayn.
Xalimo Gayr Cali Yare waxaa ay tiri:
” Waa arrin aad looga xumaado in Maamulka uu madaxda ka yahay Axmed Sillaanyo inuu weerar ku soo qaado dad xoolo dhaqato ah oo aan wax dagaal ah u jeedin,Waxaanu u sheegaynaa Silaanyo inaanu dagaalku ku ekaan doonin reer buhoodle oo kaliya balse aanu anaga ka qayb qaadan doono difaaca dhulka reer buhoodle “”.
Xaliimo waxay raacisey:
” Ma Wanaagsana in dulaan lagu qaado Burco & Hargeysa ,anaguna ma dooneyno in dhulkayaga dadka degaankaasi weerar ku soo qaadaan umana dul qaadan doono weerarada qaawan ee silaanyo ku soo qaadey dadka shacabka ah,waxaanu diyaar u unahay inaanu iska difaacno cidkasta oo weerar ku soo qaada degaanka & Shacabkayaga reer buhoodle ”.
Ugu dambeyntii dadkan halkaas ka banaan baxayey ayaa wajiyadooda laga dheehan karayey xamaasad aad u daran,waxaana dadkaasi ku dhawaaqayeen erayo ka dhan ah Maamulka Somaliland,waxaana ay ugu baaqeen in Maamulka Somaliland kala baxo ciidamadiisa degaanka kalshaale & degaanada kale ee lagu muransan yahay.
C/kariim axmed bulxan
radiocaabudwaaq
Caabudwaaq demonstrates against Somaliland attack on SSC
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Re: Caabudwaaq demonstrates against Somaliland attack on SSC
Marexaan waa tool jira.

- Keyse_0208
- SomaliNet Super

- Posts: 9898
- Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
- Location: L D N
- Contact:
Re: Caabudwaaq demonstrates against Somaliland attack on SSC
ibrahimcw wrote:magaalada Caabudwaaq gaar ahaan ururka garabka haweenka ,
- ibrahimcw
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1324
- Joined: Sun Dec 05, 2010 5:33 am
- Location: Kismaayo - Caabudwaaq - Ari Cadeys
Re: Caabudwaaq demonstrates against Somaliland attack on SSC
keyse maalin dhan buu naxsanaaa markuu maqley warkaan, calm down fokin iidoor, Mareexaan have no interest in you my friend we have no interest in your desert. sida isku daan hore baa lagu dhahay iidoor hanfade weeye oo kuhubsan mayo.
- Keyse_0208
- SomaliNet Super

- Posts: 9898
- Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
- Location: L D N
- Contact:
Re: Caabudwaaq demonstrates against Somaliland attack on SSC
Ilaahay ha idin daweeyo waad buktaaneibrahimcw wrote:sida isku daan hore baa lagu dhahay iidoor hanfade weeye oo kuhubsan mayo.
- Keyse_0208
- SomaliNet Super

- Posts: 9898
- Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
- Location: L D N
- Contact:
Re: Caabudwaaq demonstrates against Somaliland attack on SSC
- Voltage
- SomaliNet Super

- Posts: 29214
- Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
- Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron
Re: Caabudwaaq demonstrates against Somaliland attack on SSC
Islaamahaas were tank commanders against the USC. 
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 4 Replies
- 608 Views
-
Last post by quark
-
- 0 Replies
- 14 Views
-
Last post by Sam88
-
- 16 Replies
- 1483 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 1 Replies
- 684 Views
-
Last post by original dervish
-
- 7 Replies
- 1736 Views
-
Last post by Hodan94
-
- 0 Replies
- 364 Views
-
Last post by Hotmail
-
- 13 Replies
- 874 Views
-
Last post by Goljano Lion
-
- 5 Replies
- 134 Views
-
Last post by Babygirl-
-
- 0 Replies
- 262 Views
-
Last post by Daanyeer