Page 1 of 3
Dalbac iyo 240 askari oo ka baxay Somaliland kuna biray SSC
Posted: Wed Feb 09, 2011 11:58 am
by malakumod
Buhoodle,(lasanod Online)- Col. Axmed Maxamed Dalbac oo horey uga tirsanaan jiray saraakiisha Somaliland, islamarkaana kasoo jeeda deegaanada SSC..
ayaa maanta si rasmi ah uga baxay ciidamada Somaliland isagoo galabta ku soo biiray ciidamada SSC ee deegaanka buuhoodle ku sugan.
Col. Dalbac ayaa ka goostay maamulka somaliland isaga oo watay gawaadhi tikniko ah oo gaadhaya 7 iyo ciidamo 240 oo askari
Waxaana la sheegey inuu sarkaalkaasi u dulqaadan waayey hadaladda iyo talabooyinka ay qaadeen maamulka Somaliland,waxaana uu sheegey in xaaladii dagaal isu bedeshay mid Qabiil.
Sarkaalkan lagu magacaabo Col. Axmed Maxamed Dalbac,waxaa uu sheegey inuu aad ugu faraxsan yahay inuu tolkii la safto,waxaana uu ciidamada Somaliland ee degaankaasi la soo dhoobey ku tilmaamay kuwo qabiil balse aysan ahayn maamul amase wax loo dul qaadan karo oo maamul dhexe ku shaqeyn kara.
Col: Dalbac waxaa uu maanta sheegey inuu mawqifkiisu cad yahay isla markaasna uu diyaar u yahay inuu difaaco degaanka Kalshaale, dagaalna kala hortago ciidamada Somaliland oo saacado ka hor ka tirsanaa,waxaana uu sheegey inuu dhamaan hayo khariirada dagaalka ee ay dhigeen ciidamada Somaliland ee ku sugan degaanada ku dhaw Kalshaale.
Xafiiska Wararka Lasanod Online.
Re: Dalbac iyo 240 askari oo ka baxay Somaliland kuna biray
Posted: Wed Feb 09, 2011 12:00 pm
by Oxidant
English translation please

Re: Dalbac iyo 240 askari oo ka baxay Somaliland kuna biray
Posted: Wed Feb 09, 2011 12:05 pm
by The_Emperior5
Malukumawd kuwasi awal ba wa sii socon jireen sona socon jireen just like mustafa galaal wa cali geri somaha dalbac xita xogyihi xisbiga udub eeh buhoodle ayaa maxabis lo qabtay
oxident are you not Somali cant your fukin read somali
Re: Dalbac iyo 240 askari oo ka baxay Somaliland kuna biray
Posted: Wed Feb 09, 2011 12:09 pm
by malakumod
col. Dalbac and over 240 soldiers under his command have left somaliland to join the SSC forces taking 7 tikniko with them.
Re: Dalbac iyo 240 askari oo ka baxay Somaliland kuna biray
Posted: Wed Feb 09, 2011 12:13 pm
by malakumod
The_Emperior5 wrote:Malukumawd kuwasi awal ba wa sii socon jireen sona socon jireen just like mustafa galaal wa cali geri somaha dalbac xita xogyihi xisbiga udub eeh buhoodle ayaa maxabis lo qabtay
sxb the game has completely change. this a tribal matter. wax mamuul la yidhado ma jiray. this is dhulbahante iyo isaaq now. it is simple as that and it is game over for somaliland.

Re: Dalbac iyo 240 askari oo ka baxay Somaliland kuna biray
Posted: Wed Feb 09, 2011 12:15 pm
by MujahidAishah
watching it now on universal he took 100 technicals... they got a hero's welcome in buhoodle

Re: Dalbac iyo 240 askari oo ka baxay Somaliland kuna biray
Posted: Wed Feb 09, 2011 12:16 pm
by Mr_Alfaas
malakumod wrote:Buhoodle,(lasanod Online)- Col. Axmed Maxamed Dalbac oo horey uga tirsanaan jiray saraakiisha Somaliland, islamarkaana kasoo jeeda deegaanada SSC..
ayaa maanta si rasmi ah uga baxay ciidamada Somaliland isagoo galabta ku soo biiray ciidamada SSC ee deegaanka buuhoodle ku sugan.
Col. Dalbac ayaa ka goostay maamulka somaliland isaga oo watay gawaadhi tikniko ah oo gaadhaya 7 iyo ciidamo 240 oo askari
Waxaana la sheegey inuu sarkaalkaasi u dulqaadan waayey hadaladda iyo talabooyinka ay qaadeen maamulka Somaliland,waxaana uu sheegey in xaaladii dagaal isu bedeshay mid Qabiil.
Sarkaalkan lagu magacaabo Col. Axmed Maxamed Dalbac,waxaa uu sheegey inuu aad ugu faraxsan yahay inuu tolkii la safto,waxaana uu ciidamada Somaliland ee degaankaasi la soo dhoobey ku tilmaamay kuwo qabiil balse aysan ahayn maamul amase wax loo dul qaadan karo oo maamul dhexe ku shaqeyn kara.
Col: Dalbac waxaa uu maanta sheegey inuu mawqifkiisu cad yahay isla markaasna uu diyaar u yahay inuu difaaco degaanka Kalshaale, dagaalna kala hortago ciidamada Somaliland oo saacado ka hor ka tirsanaa,waxaana uu sheegey inuu dhamaan hayo khariirada dagaalka ee ay dhigeen ciidamada Somaliland ee ku sugan degaanada ku dhaw Kalshaale.
Xafiiska Wararka Lasanod Online.
a few hours ago ayu cidamada Qaranka JSL la safna n now he is calling them wa qabiil maaha maamul...waar wuxu waba nacas

Re: Dalbac iyo 240 askari oo ka baxay Somaliland kuna biray
Posted: Wed Feb 09, 2011 12:18 pm
by Executive
Siilaanyo is having the all Dahabshilifs come home, soon he will be sending Xaabsade back
Dalbac welcome to SSC, he took a lot of troops with him

Re: Dalbac iyo 240 askari oo ka baxay Somaliland kuna biray
Posted: Wed Feb 09, 2011 12:19 pm
by Babygirl-
Re: Dalbac iyo 240 askari oo ka baxay Somaliland kuna biray
Posted: Wed Feb 09, 2011 12:23 pm
by malakumod
Executive wrote:Siilaanyo is having the all Dahabshilifs come home, soon he will be sending Xaabsade back
Dalbac welcome to SSC, he took a lot of troops with him

like i told emperior this is game over for somaliland. dagaalku hadeer qabil buu is bedalay. marku uu dagaal fol ka fol ah bilaabmona walahay nin dhulbahante ah oo somaliland ku hadhaya ma jiro.
Re: Dalbac iyo 240 askari oo ka baxay Somaliland kuna biray
Posted: Wed Feb 09, 2011 12:43 pm
by kaliil
emperor 7 tikniko iyo 240 askari ma yara. 240 askari weliba jabhada SSC oo kale maaha e waa askartii somaliland oo si fiican u tababaran.
Re: Dalbac iyo 240 askari oo ka baxay Somaliland kuna biray
Posted: Wed Feb 09, 2011 12:49 pm
by malakumod
Re: Dalbac iyo 240 askari oo ka baxay Somaliland kuna biray
Posted: Wed Feb 09, 2011 12:53 pm
by abdikarim86
wtf do you mean by Dhulbahanta v isaaq
most of us learnt the name of your tribe on the net

Re: Dalbac iyo 240 askari oo ka baxay Somaliland kuna biray
Posted: Wed Feb 09, 2011 1:27 pm
by The_Emperior5
Xaabsade iyo Dalbaca soo galay buuhoodle maxaa xidhiidh ah oo ka dhaxeeyay. (Halkan ka dhagayso Xaabsade Hadalkiis Hargaysa uu ka yidhi Buuhoodle waan tagayaa)
By nuur on Feb 09, 2011 with Comments 0
ShareXaabsade oo baryahanba ku mashquulsanaa rag uu soo galayo buuhoodle ayaa hada soo diray Dalbac oo ay isla qabteen Magaalada lascanood mudo sadex sanno kahor.
Xaabsade iyo Dalbac ayaa ah labo nin oo aad isugu dhow oo ka soo wada shaqeeyay qabshadii Magaalada lascanood, Waxaana hada billowday shabashadii Buuhoodle oo mudo dheer la sugayay in marka hore la dhex gallo magaalada Buuhoodle.
Xaalada Dalbac ayaa ah mid looga naxo markii uu soo galay buuhoodle waxaana hubaal ah inuu wali la shaqaynayo maamulka SNM iyo saaxiibkiis dhow ee xaabade.
Dhinaca kale Xaabasde oo si cad u sheegay innuu xidhiidh fiican ka dhaxeeyay isaga iyo odayaasha reer buuhoodle, Waxaana is waydiin Mudan Ma xaabade ayaa Run sheegaya mise odayaasha ree buuhoodle.
Isku soo wada duub hadii aan Dalbac hubkana laga dhin, isagana waan waxba loo dirsan buuhoodle way badbaaysaa, balse hadii ciidamo loo dhiibo waxaa bilaabanaysa inuu si wacan ulla shaqeeyo maamulka SNM
according to widhwidh.com ,, dalbac is a jajuus working for SNM
i know malukumawd you guys want to turn this into a clan war laakin ma dhacayso
Re: Dalbac iyo 240 askari oo ka baxay Somaliland kuna biray
Posted: Wed Feb 09, 2011 1:35 pm
by MujahidAishah