London, England (AOL) – Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan dadka u dhashay beesha Sade ee ku nool dalka Britain in uu ku dhacayo magaalada London shir weyne ay beesha isugu imaneyso, kaasoo looga hadlayo arrimo dhowr ah.
Waxaa looga hadli doonaa midnimada beesha Sade ee qurbaha, sida loo caawin karo dadka gudaha dalka ku sugan ee abaartu ku dhuftay iyo waxyaabo kale oo muhim ah.
Wuxuu dhacayaa maalinta Sabtida ah ee taariikhdu ku beegan tahay:
Taariikhda: February 12, 2011
Saacadda: 15:00 pm – 19:00 pm
Meesha: The Resource Centre
356 Holloway road
London N7 6PA
Sade conference in London SOON
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- XimanJaale
- SomaliNet Super

- Posts: 12577
- Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
- Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
- Contact:
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 6 Replies
- 806 Views
-
Last post by dynamic
-
- 22 Replies
- 971 Views
-
Last post by snoop12
-
- 4 Replies
- 539 Views
-
Last post by BlueBlood
-
- 16 Replies
- 1868 Views
-
Last post by ina aadan
-
- 27 Replies
- 3058 Views
-
Last post by Smile-LiKe-SuN-RiSE
-
- 1 Replies
- 222 Views
-
Last post by FAH1223
-
- 0 Replies
- 455 Views
-
Last post by XimanJaale
-
- 12 Replies
- 1626 Views
-
Last post by Even123
-
- 40 Replies
- 3805 Views
-
Last post by Voltage