Mudug Politicans Visit Wounded SSC Mujahideens In Galkayo...
Moderator: Moderators
- Somalian_Boqor
- SomaliNet Super
- Posts: 10847
- Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
- Location: Fuck Faroole & His Supporters
Mudug Politicans Visit Wounded SSC Mujahideens In Galkayo...
Gaalkacyo:Siyaasiyiin reer Mudug ah oo booqday dhawacyadii Kalshaale ee Gaalkacyo la keenay deeqna gaarsiiyey.
Gaalkacyo:(Allpuntland)-Siyaasiyiin kasoo jeeda gobolka Mudug ee Puntland ayaa maanta booqday Isbitaalka guud ee gobolka Mudug & kan GMC Gaalkacyo halkaas oo ay kala yaalaan kudhawaad 20-Ruux oo ah dhaawacyadii labo cisho ka hor wax ku noqday dagaalkii ka dhacay aaga Kalshaale oo dhexmaray ciidamo katirsan kuwa Somaliland & qaarkamid ah dadka deegaanka oo ka dhiidhiyey saldhigyo ciidan oo ay Somaliland ka samaysatay gobolka Ceyn ee Puntland.
Siyaasiyiinta oo ay kamidyihiin Dr.Maxamed Cali Yuusuf (Gaagaab) Madaxweyne kuxigeenkii hore ee Puntland marna soo noqday Wasiirka Maaliyada,Dr.Bashiir Cali Biixi Wasiirkii hore ee caafimaadka Puntland Dr.Cali Cigaal Wasiir kuxigeenkii hore ee Wasaarada caafimaadka Puntland,la taliyaha madaxweynaha Puntland ee dhanka Daraawiishta Jen,Cabdullaahi Cali Mire (Careys) Agaasimaha Waaxda socdaalka & Jinsiyada gobolka Mudug Cilmi Cali Guuleed & Xildhibaan Siciido Geelle Diiriye oo kamid ah xildhibaanada Golaha Wakiilada ee dawlada Puntland,waxaana ay soo indha-indheeyeen dhaawacyadii Kalshaale & xaalka ay imika kusuganyihiin.
Siyaasiyiintani waxay mid mid u booqdeen dhaawacyada iyagoo warbixino kaladuwan ka dhagaystay saraakiisha caafimaadka ee gobolka Mudug gaar ahaana kuwa gacanta ku haya dadkii wax kusoo noqday dagaalkii Kalshaale,waxaana ay mahadcelin usoo jeediyeen dadka gacanta ku haya dhaawacyadan oo ay sheegeen inay dadaal dheer samayeen islamarkaasna ay la tacaaleen dhaawacyada,waxaana ay takhaatiirta ugu baaqeen inay xilgaar ah iska saaraan walaalahooda wax kusoo noqday dagaalkii kalshaale.
Sidoo kalena waxaa ay qaarkamid ah Xubnahani deeq isugujirta Lacago,Dhar,Raashinka daruuriga ah & qalabyo ay kujiraan qaboojiyeyaal gaarsiiyeen dhaawacyadan,iyagoo dhaawacyada horey ay dadweynaha gobolka Mudug oo isxilqaamay ay gaarsiiyeen alaabo ay kamidyihiin Joodariyaasha hurdada & Maacuuno,iyadoo dhaawacyadan oo intoodabadan ay xaaladoodu wanaagsantahay ay mahadcelin balaaran usoo jeediyeen shucuubta gobolka Mudug & siyaasiyiintooda oo ay sheegeen inay u hagarbexeen islamarkaasna ay muujiyeen Puntland-nimada & sida ay uga go’antahay u gargaarida dadka reer Puntland.
Cabdiqani Xayir
Allpuntland

-
- SomaliNet Super
- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Re: Mudug Politicans Visit Wounded SSC Mujahideens In Galkay
Lady-nas
how come there was not a single dhabayaco fighting alongside with dhulzaka
some of the captured prisoners were from cabudwaaq and some were cagdheer
how come there was not a single dhabayaco fighting alongside with dhulzaka

- sheekh-Farax-zero
- SomaliNet Super
- Posts: 7590
- Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
- Location: pppppppp
Re: Mudug Politicans Visit Wounded SSC Mujahideens In Galkay
Goljano-lady
oohinta iska daa,, sub sub clan of Dholoz ayaa ku aroosay,, caabudwaaq iyo Onlf ha ka been sheegin.

Some of the captured prisoners were ONLF.sheekh-Farax-zero wrote:Goljano-lady
oohinta iska daa,, sub sub clan of Dholoz ayaa ku aroosay,, caabudwaaq iyo Onlf ha ka been sheegin.
- sheekh-Farax-zero
- SomaliNet Super
- Posts: 7590
- Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
- Location: pppppppp
Re: Mudug Politicans Visit Wounded SSC Mujahideens In Galkay
1-half of Buhoodle town is Ethiopian territory according to the fake borderjuzme123 wrote:Some of the captured prisoners were ONLF.
2-there is Habashi troops stationed just outskirts of the town
tell me how on earth a ONLF man can live in Buhoodle?
Re: Mudug Politicans Visit Wounded SSC Mujahideens In Galkay
I don't know the logistics of the SSC militia dee sxb but its a fact that some of the captured were Ogaadeen and ONLF. Guess what their excuse for fighting was? 

Re: Mudug Politicans Visit Wounded SSC Mujahideens In Galkay
Common f-king sense,sheekh-Farax-zero wrote:1-half of Buhoodle town is Ethiopian territory according to the fake borderjuzme123 wrote:Some of the captured prisoners were ONLF.
2-there is Habashi troops stationed just outskirts of the town
tell me how on earth a ONLF man can live in Buhoodle?

Re: Mudug Politicans Visit Wounded SSC Mujahideens In Galkay
Oxidant wrote:Common f-king sense,sheekh-Farax-zero wrote:1-half of Buhoodle town is Ethiopian territory according to the fake borderjuzme123 wrote:Some of the captured prisoners were ONLF.
2-there is Habashi troops stationed just outskirts of the town
tell me how on earth a ONLF man can live in Buhoodle?![]()
We were sleeping when we were attacked!

BM, Tangiyo & Artillery ba nala la Dhacay.
excuse after excuse.Alshabaab, ONLF, Gedo, Abudwaq, Wardher, Goldogob, Dhagaxbur, & Puntland attacked us.

Re: Mudug Politicans Visit Wounded SSC Mujahideens In Galkay
sheekh-Farax-zero wrote:Goljano-lady
oohinta iska daa,, sub sub clan of Dholoz ayaa ku aroosay,, caabudwaaq iyo Onlf ha ka been sheegin.

Re: Mudug Politicans Visit Wounded SSC Mujahideens In Galkay
Babygirl- wrote:Oxidant wrote:sheekh-Farax-zero wrote: Common f-king sense,
We were sleeping when we were attacked!![]()
![]()
BM, Tangiyo & Artillery ba nala la Dhacay.excuse after excuse.Alshabaab, ONLF, Gedo, Abudwaq, Wardher, Goldogob, Dhagaxbur, & Puntland attacked us.![]()

Re: Mudug Politicans Visit Wounded SSC Mujahideens In Galkay
Somaliland ONLF ayay u dhiibtaa Ethiopiajuzme123 wrote:It's a fact that some of the captured were Ogaadeen and ONLF. Guess what their excuse for fighting was?

Bal hadaba distinguish fact from excuse.
- sheekh-Farax-zero
- SomaliNet Super
- Posts: 7590
- Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
- Location: pppppppp
Re: Mudug Politicans Visit Wounded SSC Mujahideens In Galkay
show us the the ONLF P.O.Ws or shut up.
by the way how many alshabaab members do you have in you custody ? cuz according your militia leader
Nuux tani, alshabaab also took party in the battle.

- FBISOMALIA
- SomaliNet Super
- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: Mudug Politicans Visit Wounded SSC Mujahideens In Galkay
plus ina godani called SSC al murdadeensheekh-Farax-zero wrote: by the way how many alshabaab members do you have in you custody ? cuz according your militia leader
Nuux tani, alshabaab also took party in the battle.

Re: Mudug Politicans Visit Wounded SSC Mujahideens In Galkay
Yes it really does. It's black and white now; is absolute, concrete proof.FBISOMALIA wrote: plus ina godani called SSC al murdadeenthats prove alshabab = sland

Re: Mudug Politicans Visit Wounded SSC Mujahideens In Galkay
juzme123 wrote:I don't know the logistics of the SSC militia dee sxb but its a fact that some of the captured were Ogaadeen and ONLF. Guess what their excuse for fighting was?
Oops, you have forgotten Al-Shabaab

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 5 Replies
- 717 Views
-
Last post by oxymoron
-
- 1 Replies
- 314 Views
-
Last post by Cinque Mtume
-
- 12 Replies
- 1715 Views
-
Last post by EnlightenedNomad
-
- 0 Replies
- 377 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 2 Replies
- 881 Views
-
Last post by Somaliwaste
-
- 4 Replies
- 1200 Views
-
Last post by Hulkujir
-
- 39 Replies
- 3226 Views
-
Last post by AbkoowDhiblaawe
-
- 4 Replies
- 678 Views
-
Last post by guhad122
-
- 8 Replies
- 702 Views
-
Last post by Enlightened~Sista
-
- 13 Replies
- 595 Views
-
Last post by qoraxeey