tallow odaygi axmed xuseyn ciise ma bilki webku isku bixn kari wayey
Waaheen oo hawadi ka baxay
Moderator: Moderators
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
-
Goljano Lion
- SomaliNet Super

- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Re: Waaheen oo hawadi ka baxay
adna waxaad ku waalatay waaheen waaheen website, its working fine japanese boi. orodoo japanese website u fur

- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32741
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Waaheen oo hawadi ka baxay
Suldaaan Emperior weynu guuleysaney Suldaan waaheen hawadi beynu ka saarnay maalin dhow na odaygi Axmed xuseyn carsaanyo weynu ka takhlusayna
Guusha Suldaan Emperior iyo gacanyarihisah leh
-
Goljano Lion
- SomaliNet Super

- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Re: Waaheen oo hawadi ka baxay
sowtan shaqaynaysakhalid ali wrote:Suldaaan Emperior weynu guuleysaney Suldaan waaheen hawadi beynu ka saarnay maalin dhow na odaygi Axmed xuseyn carsaanyo weynu ka takhlusayna![]()
![]()
Guusha Suldaan Emperior iyo gacanyarihisah leh
-
Goljano Lion
- SomaliNet Super

- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Re: Waaheen oo hawadi ka baxay
beenta jooji
i think something is wrong with your laptop
proof
Prev 1 2 3 4 5 6 7 8 9 Next
Sheekh-Maxamed-Cali-Geedi
Culimo ku baaqday in Nabad lagu soo afjaro Colaada Kalshaale »
05:49 pm | Hargeisa (Waaheen)-Qaar ka mid ah Culimada Waaweyn ee Reer Somaliland ayaa ku baaqabay in nabad lagu soo dabaalo Xiisada Colaadeed ee ka aloosan deegaanka kalshaale una diray dhawaaq…
Feb 11 2011 / No Comment / Read More »
Maxaa ugu wacan Baaxa degga arrimaha dibadda ee Somaliland ( dood furan ) »
12:34 pm | Ilaa iyo xukumaddii Abdirahman Tuur Ilaahay ha u naxariistee Somaliland arrimaheeda way baaxa dagasaye maxaa ugu wacan ? yaa se ay ka go’an tahay talada Somaliland? waa dood…
Feb 11 2011 / No Comment / Read More »
udub-iyo-ucid22
Hoggaamiyeyaasha Xisbiyada Mucaaridka Ee UCID Iyo UDUB Oo Ku Eedeyey In Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Ku Kacay Khiyaamo Qaran »
05:35 pm | Gomaahiyaasha Xisbiyada Somaliland ee UCID Md Faysal Cali Waraabe iyo Guddoomiye ku xigeenka xisbiga UDUB ahna ku simaha guddoomiyaha Md Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa sheegay in shirkii wasiirka…
Feb 10 2011 / No Comment / Read More »
DSC02149
Madaxweynaha iyo Madax-dhaqameedyada Somaliland oo kulan Xaasaasi ah ka yeeshay Xaaladda Dalka »
06:52 am | Waxay ku dhaliileen Xukuumadda Xaaladda amaanka iyo Xalinta Colaadda soo noqnoqotay ee Kalshaale Hargeysa (Waaheen)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa shalay kulan balaadhan la yeeshay madax-dhaqameedyo…
Feb 10 2011 / No Comment / Read More »
newsIcon255
Shaqaalaha Maaliyadda ee uu galaaftay Imtixaankii oo sheegay in Mushaharkoodii hore kala badh laga jaray. »
06:50 am | “Waxa naloo sheegay in wixii aanu qaadan jirnayba aanay meeshii oolin oo kala badh nagala jaray” Hargeisa (Waaheen)-Qaar ka mida shaqaalihii wasaarada maaliyada ee shaqo ka fadhsiinta lagu…
Feb 10 2011 / No Comment / Read More »
golaha wakiilada
Wasiirro ka Muquurtay inay hor tagaan Guddida Joogtada ah ee Golaha Wakiilada »
06:44 am | “Waxaanu u yeedhnay Gudida shaqaalaha Qaranka oo ka kooban Guddoomiyaha Hay’ada shaqaalaha iyo wasiiro waxaana noo yimi…..” Guddomiyaha Guddida joogtada ah Hargeysa (Waaheen) Gudida joogtada ah e Golaha…
Feb 10 2011 / No Comment / Read More »
waaheen
Wararka Wargeyska Waaheen Cadadkiisa Maanta Khamiis »
06:34 am | Madaxweynaha iyo Madax-dhaqameedyada Somaliland oo kulan Xaasaasi ah ka yeeshay Xaaladda Dalka Waxay ku dhaliileen Xukuumadda Xaaladda amaanka iyo Xalinta Colaadda soo noqnoqotay ee Kalshaale Hargeysa (Waaheen)- Madaxweynaha…
Feb 10 2011 / No Comment / Read More »
radio waaheen logo
Halkan ka Dhageyso Wararkii ugu Danbeeyay ee Dalka RIIX HALKAN »
06:18 pm | Riix Halkan…
Feb 9 2011 / No Comment / Read More »
xisbiyada
Saddexda Xisbi qaran ee Udub Kulmiye Ucid oo mowqif midaysan ka yeeshay Difaaca Qaranimada Somaliland. »
05:14 pm | Hargeysa (Waaheen) Saddexda Xisbi Qaran ee Somaliland Kulmiye Ucid Iyo Udub ayaa maanta Kulan Albaabadu u xidhan yihiin ka yeeshay Xalada dalku galay gaar ahan colaada ka soo…
Feb 9 2011 / No Comment / Read More »
Radio Waaheen

Fadliga Xuska Mawliidka Nabiga (CSW) oo ku Beegan 12 Bishan Rabiicul/Awa lee 1432 H oo Waafaqsan 15 February 2011. Halkan ka Dhageyso Qaybtii labaad » »
madina11
05:32 pm | Halkan ka Dhageyso…
Feb 9 2011 / No Comment / Read More »
Barnaamijyo Taxane ah oo ku Saabsan Xuska Mawliidka Nabiga (CSW) oo ku Beegan 12 Bishan Rabiicul/Awa lee 1432 H oo Waafaqsan 15 February 2011. Halkan ka Dhageyso »
madina
05:47 pm | Halkan ka Dhageyso Qaybti Koowaad…
Feb 8 2011 / 1 Comment / Read More »
Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Iyo Tacliinta Sare Ee Somaliland Ayaa Sheegtay In Muddadii Ay Dalka Ka Maqnayd Shaqo Ka Fadhiisin Lagu Sameeyay 313 Qof Oo Ka Mid Ah Shaqaalaha Ka Hawl Gala Xarumaha Wasaarada Waxbarashada »
wasiirka waxbarshda
05:28 pm | Hargaysa (Waaheen) Wasiirka Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Somaliland Marwo samsam Cabdi Aadan ayaa sheegtay intii muddadii ay dalka ka maqnayd shaqo ka fadhiisin lagu sameeyay 313 qof oo ka mid ah…
Feb 8 2011 / No Comment / Read More »
“Kuma qanacsanin xukunka iyo Xadhiga Tifaftiraha Waaheen ….” Afhayeenka Xisbiga UDUB »
P1050823
06:36 pm | Hargeysa (Waaheen) Afhayeenka Xisbiga UDUB oo Maanta Xabsiga Gabiley ku booqaday Tifaftiraha Wargeyska Waaheen ayaa sheegay inaanay ku qanacsanayn xadhiga iyo xukunka Tifaftiraha Waaheen. Isaga oo arintaa ka hadlaya Halkan ka dhegayso…
Feb 6 2011 / 1 Comment / Read More »
“Haddii Odayga Jaajkii ka Dhacayo oo Mobilka oo kale yahay oo Irbad ku soconayo oo Xawilmayo oo mar ku xawilmayo Xirsi marna Islaanta ….. “ Yuusuf Ciise Talaabo (Halkan ka Dhageyso) »
yuusuf ciise talaabo
06:29 pm | Hargeysa (Waaheen) Shir jaraa’id oo ay maanta si wada jir ah ugu qabteen xarunta dhexe xisbiga UDUB ee Magaalada Hargeysa ku simaha xoghaya guud Md Cabdixaliim Maxamed Muuse iyo guddoomiyaha siyaasada ee xisbigaas…
Feb 6 2011 / 17 Comments / Read More »
Waxaanu akhristayaashada ka codsanaynaa inay buuxiyaan Bogga tacsida Marxuum, Mujaahid Ibrahim Meygaag Samatar. WAAHEEN MEDIA waxay buuga TACSIDA u gudbindoontaa rear Ibrahim Meygaag Samatar Wakhti Munaasib Ah. »
brahim-meygaag[1]
07:05 am | Please Ku dir tacsi daada meesha commentka: It is with great sadness that I learned of the untimely death of Ibrahim Megag Samater.I know that this creates a deep void in the hearts…
Feb 6 2011 / 114 Comments / Read More »
Cuqaasha Bariga Hargaysa oo Bulshada u soo jeediyey inay ilaashadaan Nabadgelyadooda. »
05:58 pm | Halkan ka Dhageyso…
Feb 5 2011 / 1 Comment / Read More »
Masuuliyiin ka tirsan Xisbiga UDUB oo Nasiib daro ku tilmaamay in ladiido Booqashada Tafiftiraha Waaheen. »
P1050823
10:25 am | “Shalay markii uu talada dalka hayay xisbiga UDUB anagoo Kulmiye ah, Jeelka Hargaysaanu tagi jirnay, Mandheeraanu tagi jirnay, waa naloo ogolaa….. Hargaysa (Waaheen) Afhayeenka Xisbiga Mucaaridka ah ee UDUB Cali Guray ayaa sheegay…
Feb 5 2011 / No Comment / Read More »
Guddoomiyaha Ururka Saxaafada Iyo Qorayasha Madaxa Banaan (SSJW) Oo Sheegay In Xukunka Lagu Riday Tafaftiraha Waaheen Aanu Waafaqsanayn Xeerka Saxaafada Somaliland. »
06:08 pm | Guddoomiyaha Ururka Saaxafada iyo Qorayashaa Madaxa badaan (SSJW) ee Somaliland Yuusuf Cabdi Gaboobe ayaa sheegay in xukunka lagu riday tafaftiraha wargeyska waaheen aanu waafaqsanayn xeerka saxaafadda Somaliland, xukunkaas oo uu ku tilmaamay mid…
Feb 3 2011 / No Comment / Read More »
Waaheen News

05:49 pm | Hargeisa (Waaheen)-Qaar ka mid ah Culimada Waaweyn ee Reer Somaliland ayaa ku baaqabay in nabad lagu soo dabaalo Xiisada…

12:34 pm | Ilaa iyo xukumaddii Abdirahman Tuur Ilaahay ha u naxariistee Somaliland arrimaheeda way baaxa dagasaye maxaa ugu wacan ? yaa…

05:35 pm | Gomaahiyaasha Xisbiyada Somaliland ee UCID Md Faysal Cali Waraabe iyo Guddoomiye ku xigeenka xisbiga UDUB ahna ku simaha guddoomiyaha…

haday so noqotay hadana , Baritoole hadana ciilad baanu ku ridayna aniga iyo Suldaankayaga inshallah. 
-
Goljano Lion
- SomaliNet Super

- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Re: Waaheen oo hawadi ka baxay

sheeko kale la kaalay japanes boi
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Waaheen oo hawadi ka baxay
Sidu gacanyaraygu sheegey wanu ka takhlusayna waaheen maalindhow saaka ciilad ba ku jirtay marka mid labaaad ba u so socota u sheeg oday axmed xuseyn carsaanyo na waxad tidha xaalkaagu ma wanaagsana hadaan hargeysa ku arko,,waanu xiidhayna
Suldaan Emperior
Suldaan Emperior
-
Goljano Lion
- SomaliNet Super

- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Re: Waaheen oo hawadi ka baxay
Doctor Ahmed Inshalah next president of somalilandThe_Emperior5 wrote:Sidu gacanyaraygu sheegey wanu ka takhlusayna waaheen maalindhow saaka ciilad ba ku jirtay marka mid labaaad ba u so socota u sheeg oday axmed xuseyn carsaanyo na waxad tidha xaalkaagu ma wanaagsana hadaan hargeysa ku arko,,waanu xiidhayna![]()
Suldaan Emperior
Re: Waaheen oo hawadi ka baxay
Horta muxuu yahay connectionka rer samatar iyo Japanese? it seems odd.
-
Goljano Lion
- SomaliNet Super

- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Re: Waaheen oo hawadi ka baxay
Siciid85 wrote:Horta muxuu yahay connectionka rer samatar iyo Japanese? it seems odd.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Waaheen oo hawadi ka baxay
Goljano Lion wrote:Doctor Ahmed Inshalah next president of somalilandThe_Emperior5 wrote:Sidu gacanyaraygu sheegey wanu ka takhlusayna waaheen maalindhow saaka ciilad ba ku jirtay marka mid labaaad ba u so socota u sheeg oday axmed xuseyn carsaanyo na waxad tidha xaalkaagu ma wanaagsana hadaan hargeysa ku arko,,waanu xiidhayna![]()
Suldaan Emperior![]()
Doctor been been ah i dont believe he has a phd Axmed xuseyn carsaanyo waxar kumaan amineen iska dall dhan
-
Goljano Lion
- SomaliNet Super

- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Re: Waaheen oo hawadi ka baxay
Emperor Saciid u jawaab 
- Mr_Alfaas
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3439
- Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
- Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland
Re: Waaheen oo hawadi ka baxay
Siciid85 wrote:Horta muxuu yahay connectionka rer samatar iyo Japanese? it seems odd.
Empr.............waaheen khadki bay ka baxdee
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Waaheen oo hawadi ka baxay
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 2618 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 0 Replies
- 598 Views
-
Last post by kaliil
-
- 0 Replies
- 395 Views
-
Last post by Mr_Alfaas
-
- 0 Replies
- 767 Views
-
Last post by Barkhadd
-
- 18 Replies
- 1442 Views
-
Last post by Mr_Alfaas
-
- 13 Replies
- 858 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 8 Replies
- 735 Views
-
Last post by ChiefAaqil
-
- 1 Replies
- 1252 Views
-
Last post by Xamari_76
-
- 10 Replies
- 939 Views
-
Last post by anonymousfaarax
-
- 25 Replies
- 2494 Views
-
Last post by The_Emperior5